• RSS Somali VOA

    • Maxaabiis lasoo daayay Ethiopia oo Muqdisho gaaray July 22, 2017
      In kabadan 100 maxbuus oo eedeymo kala duwan ugu xirnaa dalka Itoobiya, ayaa caawa lasoo gaarsiiyay garoonka diyuuradaha magaalada Muqdisho.
    • Sool: Qarax Keenay Dhimasho iyo Dhaawac July 22, 2017
      Hal cunug ayaa ku dhintay, 17 qof oo kale oo shan ka mid ah ay caruur yihiinna wey ku dhaawacmeen ka dib markii uu ku qarxay bam iyagoo ku sugan xero ay ku nool yihiin dad barakacayaal ah oo ay Abaartii Soomaaliya ku dhuftay ka dhameysay xoolihii.
    • Hargeysa: Bandhigga 10aad ee Buugaagta. July 22, 2017
      Danjireyaal iyo dibloomaasiyiin ka socda dawladaha Yurub oo ay ka mid yihiin safiirka Midowga Yurub iyo safiirka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya ayaa maanta gaadhay Hargeysa, si ay uga qaybgalaan sannadguurada 10aad.
    • Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka July 22, 2017
      Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka ee toddobaadkan waxa inoo haya Jamaal Axmed Cusmaan, qoddobada barnaamijkana waxaa ka mid ah xiriirka Dawladda Federaalka iyo maamul goboleedyada.
    • Hambalyada iyo Heesaha: Daanduray iyo Cuud July 22, 2017
      Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa inoo haya Ibraahim Xasan Maxamuud (Daanduray) iyo Caasha Ibraahim Aaden (Cuud)
    • Taliyihii Booliska Minneapolis oo Is-Casishay July 22, 2017
      Taliyaha ciidanka booliska magaalada Minneapolis Janee Harteau ayaa cadaadis la saaray dartiis is-casishay oo xilka ka dagtay, kadib markii nin Soomaali ah oo booliska ka tirsan la sheegay inuu dil u geystay haweenay caddaan ah oo Ausralia u dhalatay.
    • Al-Shabaab oo Gabdho ka Afduubtay Hiiraan July 21, 2017
      Kooxda Al-Shabaab ayaa saddex gabdhood oo la shaqeeya hay’ad dhinaca miino baarista ka shaqeysa saaka waabarigii ka qafaashay deegaanka Far-libaax ee gobalka Hiiraan.
    • Rag Daacish loo Maleynayo oo Dil ka Gaystay Bari July 21, 2017
      Niman hubeysan oo lagu tuhmayo inay ka tirsanihiiin kooxda Daacish ayaa xalay qof ku dilay degmada Balli-Daggan ee gobolka Bari.
    • Madaxweyne Farmaajo: Ha la Joojiyo Dagaalka Xeraale July 21, 2017
      Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka ka socda deegaanka Xeeraale ee Gobolka Gal-guduud, oo dad badan ay ku dhinteen.
    • Faaqidaadda: Dhibaatada Amisom ku Hayaan Beeraleyda July 21, 2017
      Qaar ka mid ah beeraleyda Soomaaliya ayaa isku diyaarinaya inay dib u billaabaan beerashada dalagyada kala duwan, hase yeeshee waxa ay dhibaato kala kulmayaan ciidamada Amisom oo saldhigyo ka sameystay beerahooda. Illaa 12o beerood oo badankood ku yaalla agagaarka deegaanka Qansaxdheere ee gobolka Baay, ayaa la sheegay inay ciidamada Amisom deegaan ka dhigte […]
    • Natiijada Imtixaanka Dugsiyada Somalia oo la Shaaciyey July 21, 2017
      Wasaaradda Waxbarashada dowlada federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shalay ku dhawaaqday natiijada imtixaanka guud ee sannad dugsiyeedki 2016-2017 ee dugsiyada sare ee dalka. Waxaa sidoo kale wasaarada ay soo bandhigtey shaxda ardeyda ku gudubtey imtixaanaadka iyo kuwa ku harey. Faah-faahinta warkaan waxaa Muqdisho kasoo dirtay Saynab Abuukar.      
    • Ragga ka Yar 50 Sano oo Laga Mamnuucay Al-Aqsa July 21, 2017
      Booliiska Israel ayaa ragga muslimiinta ah ee da’doodu ka yar tahay 50 sano jirka ka mamnuucay inay maanta salaadda jimcaha ku tukadaan masjidka barakeysan ee Al-Aqsa.
    • Dad ku Dhintay Dagaal ka Dhacay Galgaduud July 20, 2017
      10 qof ayaa ku dhintay dagaallo culus oo maanta ka dhacay deeggaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo ay ku dagaallameen ciidamo ka tirsan ururka Ahlu-Sunna iyo dadka deegaanka.
    • Roobow oo Diiday Codsi uga Yimid Al-Shabaab July 20, 2017
      Guddoomiyaha degmada Xudur Maxamed Macalin Axmed ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ay ka codsatay Mukhtar Roobow Abu-Mansuur inuu dib ugu soo noqdo kooxda, hase ahaatee uu ku gacan seyray.
    • Cirro oo Sheegay in la Xiray Taageerayaasha Waddani July 20, 2017
      Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ahna guddomiyaha golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi ayaa sheegay in xubno ka mid ah taageerayaashooda la xidhay.
    • Qubanaha VOA July 20 2017 July 20, 2017
    • Netanyahu oo Go'aan ka Gaaraya Muranka Masjidka Al-Aqsa July 20, 2017
      Ra’iisul wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa la sheegay inuu ka tahshanayo inuu masjadka Al-Aqsa ka saaro qalabka sheega birta ee dadku laga baaro, oo ka carreysiiyey dadka Falastiiniyiinta ah.
    • Saddex Soomaali ah oo Lagu Dilay Ohio July 20, 2017
      Qaar ka mid ah hogaamiyaasha bulshada Soomaaliyeed ee magaalada Columbus ee gobolka Ohio ayaa xaqiijiyey dilka 3 nin oo Soomaali ah oo sadexdi maalmood ee lasoo dhaafay ay kooxo hubeysani ku dileen xaafado ka mid ah magaalada Columbus.
    • Duqa Minneapolis oo Difaacday Soomaalida July 20, 2017
      Duqa magaalada Minneapolis Betsy Hodges ayaa qoraal ay Arbacadi shalay ku shaacisay barta ay ku leedahay Facebook ku sheegtay in bulshada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Minneapolis aysan mas,uul ka aheyn dilka Justine Damon.
    • Kulan Looga Hadlay Gargaarka oo ka Dhacay Muqdisho July 19, 2017
      Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay kulan ay lahaayeen hey’adaha gargaarka ka shaqeeya, wasaaradda gargaarka ee dowladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Midowga Afrika oo Ciidamo Soomaali ah Tababro Ugu Qaadaya Wadamada Djibuti Kenya Ruwanda iyo South African


Wafula Dowladaha Djibuti iyo Kenya ayaa Ogolaaday  inay tabar  Ciidan 

 

 

 

Furaan Guuto Ciidan soomaaliyeed Ah sida uu sheegay Ku

 

 

 

Xigeenka  Wakiilka Gaarka ee Midowga Afrika u Qaabilsan Soomaaliya

 

 

Wafula Wamunyinyi oo saxaafada la hadlayay ayaa sheegay in Maalmaha soo socda wadanka Kenya loo qaadi doono 200 oo askari halka dalka Djibutina 600 loo qaadi doono dhinaca kale wafula ayaa sheegay in 80 Sarkaal Tababaro loo geyn doono

Wadamada Koonfur afrika iyo Ruwanda Wafula ayaa ku amaanay ciidanka AMISOM howlaha

 

Ay ka hayaan Muqdisho isagoona sheegay in uu jiro horumar dhinaca iska caabinta ah oo ay

 

Ku sameeyeen kooxaha dowlada ka soo horjeeda in ay Makansiisay inay hada Dowlada iyo AMISOM

 

Maamulaan 50% magaalada Muqdisho taasoo aan jirin wixii ka horeeayay Ramadankii la soo dhaafay

 

oo ay Mucaaradka dagaal is Maqiiq ah galeen laguna jebiyay Ururka Midowga Afrika ayaa dhowaan

 

Ka dalbaday Gollaha amaanka in ay meel mariyaan dhaqaalaha iyo ogolaanshaha Ciidan Afrikan ah oo

 

Gaaraya 20,000 labaatan kun oo la geeyo Somaliya kaasoo la amaansin yahay Hadii la hirgelyo baaqan

 

in u wax badan ka badali doono Miisaanka Awooda ugu yaraan Magaalada Muqdisho oo ay caadi ahaan

 

ku nool yihiin ku dhowaad kalabar dadka Soomaaliyeed  balse lama oga sida ay suura gal ku tahay in

 

Ciidan intaas la eg si dhaqso ah loogu soo diro soomaaliya maadaama Sideeda kun oo la ogoladaay afar sano ka hor ay wali dhowr boqol ka dhiman yihiin

 

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: