• RSS Somali VOA

    • Farmaajo oo Uganda u Socdaalay October 22, 2017
      Madaxweyne Farmaajo ayaa safarkiisan ee dalkaasi Uganda uu imanayaa maalin kadib markii uu cidamada u sheegay inay dawladdu dagaal qaadayso.
    • Qarax Miino oo Dilay ugu Yaraan 6 Qof October 22, 2017
      Shilkan ayaa ka dhacay meel u dhow tuulada Daniga oo u dhaxysa Magaalooyinka Balcad iyo Afgooye, iyada oo dadkii qaraxa ku dhintay ay saarnaayeen baabuur BL ah.
    • Taliyaha Booliska Puntland oo Dhaawacay Kuxigeenkiisa October 22, 2017
      Taliye ku xigeenka Booliska Puntland ayaa ku dhaawacmay rasaas uu riday taliyaha booliska Puntland C/qadir Shire Faarax Ereg, oo isagu rasaastaasi u waday sida la sheegay guddoomiyaha gobolka Nugal.
    • Dhageyso Barnaamijka Martida Makrafoonka October 21, 2017
      Dhageyso Barnaamijka Martida Makrafoonka, waxa toddobaadkan soo diyaariyay Ridwaan Xaaji Cabdiwali.
    • Dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington October 21, 2017
      Dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington oo toddobaadkan xiiso gaar ah leh. Sahra Ciidle Nuur, ayaa soo jeedineysa.
    • Manchester United oo Dhulka la Dhigey; Man City iyo Chelsea oo Badiyay October 21, 2017
      Kooxda Manchester United ayaa guul darro naxdin badan kala kulantay kooxda Huddersfield Town kulan ka tirsan horyaalka Ingriiska.
    • Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka October 21, 2017
      Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, oo aan markan diiradda ku saari doonno mashaqadii ka dhacdey Muqdisho 14-kii October, iyo sidoo kale doorashada Kenya. Jamaal Axmed Cismaan, ayaa soo jeedinaya.
    • Barn. Hambalyada iyo Heesaha October 21, 2017
      Barnaamijka Hamblayada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa inoo haya Ibraahim Xasan Maxamuud (Daanduray) iyo Caasho Ibraahim Aadam (Cuud)
    • Qubanaha VOA, Oct 19, 2017 October 20, 2017
    • Juventus oo 1-aad Noqotay Naadigii ugu Qarshka Badnaa CL Sanadkii Tagay October 20, 2017
      Kooxdii Finalka looga adkaaday Champions League, ayaa noqotay naadigii ugu faa'idada qarashka badneyd horyaalkaasi, iyagoo heley lacago gaaraya 110.4 million oo euro ($130.3 million), sida ay EUFA sheegtay Jimcahii maanta.
    • Conte: Wax Dhib ah Kama Taagna Tababarka Chelsea October 20, 2017
      Tababaraha Chelsea Antonio Conte ayaa meesha ka saaray inay jiraan qalalaase ka taagan hababka uu naadiga u tababaro.
    • Musharaxiinta Somaliland oo dood loo qabtay October 20, 2017
      Somaliland, waxaa xalay ay dood dhinacyo badan taabanaysaa ku dhex martay magaalada Hargeysa saddexda musharax ee u tartamaya doorashada madaxtooyada oo ay innaga xigto muddo saddex toddobaad ah.
    • Jamhuuriga oo ansixiyey miisaaniyadda dowladda October 20, 2017
      Xubnaha Jamhuuriga ee Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa cod 51-49 ku ansixiyey miisaaniyadda dowladda, taasi oo dhabbaha u xaareysa waxa uu madaxweyne Trump ugu yeeray “isbeddel weyn iyo cansuur dhimis”
    • Barnaamijka Faaqidaadda: Qaraxii Zoobe ka dhacay October 20, 2017
      Magaalada Muqdisho waxaa 14-kii bishan October ka dhacay qaraxii ugu weynaa ee magaalada ka dhaca, kaasi oo ay ku dhinteen dad ka badan 300 oo qof, islamarkaana boqolaal kale ay ku dhaawacmeen. Barnaamijka faaqidaadda waxaan ku eegeynaa dhibaatooyinkii ka dhashay qaraxaas. Waxaana soo jeedinaya Haaruun Macruuf.  
    • Kheyre: Sabtiga dalka wuxuu galayaa xaalad dagaal October 20, 2017
      Ra’iisul wasaaraha xukuumada federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku dhawaaqay in wixi ka danbeeya sabtida birrito ah uu dalka geli doono xaalad dagaal.
    • Dhaawacyadii la geeyay Sudan oo cabanaya October 20, 2017
      Dadka ku dhaawacmay qaraxii magaalada Muqdishu ee daaweynta loo geeyey dalka Suudaan ayaa sheegaya inaysan saacado badan helin daryeelkii caafimaad ee loo baahnaa kadib markii lagu daadiyey goob cisbitaal ah oo aan ku habboonayn baahidooda.
    • Dalka Sacuudiga iyo Ciraaq oo kulmaya October 20, 2017
      Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Rex Tillerson ayaa maanta lagu wadaa inuu tago bariga dhexe, si uu uga qeybgalo kulan magaalada Riyad ku dhexmari doona Sacuudiga iyo Ciraaq.
    • Sidee Loo Kala Badiyay Tartanka Europa League October 20, 2017
      Waxaa xalay dhacay kulamo xiisa leh oo ka tirsan koobka Europa Leage oo ah tartanka labaad ee ugu xiisaha badan Qaarada Yurub.
    • Dib u dhis lagu billaabay isgoyska Zoobe October 19, 2017
      Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka billowday dib u dhis lagu sameynayo laamiga isgoyska Zoobe oo qaraxii dhowaan ka dhacay uu burburiyey.
    • Hooyo iyo ilmaheeda oo lagu dilay Qandala October 19, 2017
      Kooxo hubeysan ayaa xalay Tuulada Canjeel ee ka tirsan degmada Qandala waxay ku dileen Haweeney iyo Ilmo ay dhashay.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Wariye Ka Soo Baxsaday Kooxda Xisbul-islaam oo Magaalada Muqdisho Saxaafada Kula Hadlay


ateeno Wariye lagu magacaabo Xasan Maxamed Cali “Xasan Anteno” oo

 

 

  

Mudo ka shaqeynayay warbaahin Ay gacanta ku hayaan kooxda

 

 

 

Xisbul-islaam oo ka mid ah kooxaha muqdisho dagaalka

 

 

 ka wada ayaa shalay saxaafada kula hadlay magaalada muqdisho gaar ahaan Xarunta Wasaarada warfaafinta DKMG ka ah Wariye Anteeno ayaa ka shaqeyn jiray Idaacad lagu magacaabao Sowtul-Islaam oo ay gacanta

 

 

 

Ku hayaan kooxaha Dowlada ku kacsn gaar ahaan kooxda Xisbul-Islaam Wariye Xasan oo la hadlayay

 

Wariyaasha ayaa shaaegay in uu Soo baxsaday kadib markii uu u adkeysan waayay Cadaadis kaga imaanayay

 

Dhinaca Xisbiga oo sida uu sheegay ku qasbayay Eray bixinta ay iyagu u isticmaalaan Madaxda iyo

 

Dhamaan cid kastoo ka tirsan DKMG ka ah erayada uu u adkeysan waayayna Waxa uu

 

Ku sheegay Riddo iyo Murtadiin kuwaasoo si qasad ah loogu amro in ay warkasta ku soo daraan

 

Wariyahan ayaa hore uga shaqeyn jiray Idaacada Simba oo iyadana Magaalada Muqdisho ka

 

Holgasha Wariyayaasha ku sii harsan qeybaha ay Mucaaradka ka heystaan Magaalada

 

Muqdisho ayaa Cadaadis xoogan kala kulma kooxahaas iyadoo ay sii yaraanayeen

 

Maalin walba idaacadaha ka madaxbanaan ee ku sii shaqeyn kara Mucaaradka dhexdooda

 

Wixii ka dambeeyay  Shabelle oo carartay Hornafrik BBC iyo VOA oo la xiray

buqaqable.com

One Response

  1. maasha alaah webkaan waa ka magac wanaagsanyahay webyada keen leenahay walaalyaal waxaan idiinka codsan lahaa in upto date laga dhigo wararka lana habeeyo walaal dadaal dheer ayaaad sameyseen dhameystira

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: