• RSS Somali VOA

    • Warbixin: Caqabadaha Haysta Maamulada Somalia March 28, 2017
      Guud ahaan maamul goboleedyada dalka iyo dowladda federaalka ah ayaa waxa ay wajahayaan dhaqaale xumo guud iyadoo kuwa gobolladana ay ugu sii daran yihiin.
    • Tirada Dadka Isu Diiwaan Geliyey Doorashada Somaliland oo la Shaaciyey March 28, 2017
      Guddida doorashada Somaliland ayaa maanta shaaciyay tirada hordhaca ah ee dadka isu diiwaangeliyay doorashada madaxweynaha.
    • Maamulka Ceelbuur oo ka Cabanaya Ciidamada Ethiopia March 28, 2017
      Guddoomiyaha degmada Ceelbuur Nuur Xasan Guutaale ayaa ka hadlay jidgooyo loo galay ciidamo Ethiopian ah oo ka yimi degmada Dhuusamareeb isla markaana u socday degmada Ceelbuur. Guddoomiyaha waxa uu sheegay in ciidamadaasi ay dileen shan ka mida kooxihii jidgooyada u galay ciidamada. Sidoo kale Guddoomiyaha Ceelbuur wuxuu cabasho ka muujiyey ciidamada AMISOM […]
    • Devin Nunes oo Diiday in uu Is-casilo March 28, 2017
      Guddoomiyaha Guddiga Sirdoonka ee Aqalka Wakiilada Mareykanka Devin Nunes ayaa isniintii sheegay inaanu qorshaha ugu jirin inuu iska casilo baaritaanka guddiga uu ku hayo faro-gelinta Ruushka ay ku sameeyeen doorashadii madaxtinimo ee 2016.
    • QM oo ka Hadleysa in la Mamnuuco Hubka Nuclear March 28, 2017
      QM ayaa isniintii billowday wada-xaajoodyo ku saabsan in si caalami ah loo mamnuuco hubka nuclear-ka, taasi oo ay kasoo horjeedaan dalalka horey u haystay hubka nuclear-ka.
    • Haweenka Muslimiinta oo Dibadbax ka Dhigay London March 27, 2017
      Qaar ka mid ah haweenka muslimka ah ee dalka Britain ayaa isugu soo baxay buundada Westminster ee u dhow baarlamaanka Britain, halkaasi oo dhawaan lala beegsaday weerar.
    • Kenya oo Sheegatay inay Dishay 31 Shabaab ah March 27, 2017
      Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay 31 ka tirsan maleshiyada Al-Shabaab ku dileen weerar ay ku qaadeen saldhigyo ay maaleeshiyadu ku laheyd degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose.
    • Shaqaale Gargaar oo Lagu Dilay Koonfur Sudan March 27, 2017
      Saraakiisha QM ayaa sheegay in lix shaqaalaha gargaarka bani’aadannimo ah lagu dilay weerar ku dhufo oo ka dhaqaaq ah oo ka dhacay dalka Koonfur Sudan.
    • Mareykanka Oo Baaraya Shacab Lagu Dilay Mosul March 27, 2017
      Milatariga Mareykanka ayaa sheegay in dhimashada dadka rayidka ee Ciraq ee magaalada waqooyi ee Mosul ay tahay musiibo aad u xun, ayna baarayaan tuhunada ku saabsan in duqeymaha isbaheysiga Mareykanka uu hogaaminayo ay ku dhinteen 100 qof oo rayid ah, horaantii bishan.
    • Wicitaanka: Prof. Xuseen A. Warsame March 26, 2017
      Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay sida kor loogu qaadi karo tayada waxbarashada ee dugsiyada iyo jaamacadaha Somalia, waxaana marti ku ah Prof. Xuseen Axmed Warsame.
    • Burco: Xaaladaha Abaaraha March 26, 2017
      Xaalada abaaraha ee mudooyinkanba ka taagnayd deegnada Soomalida ayaa ah mid saamaysay dad iyo xoolaba islamarkaana keentay inay dadkii xoolo dhaqatada ahaa ay ku waayaan badi xoolahoodi, iyadoo geela oo ka mid ah xoolaha kiisa ugu adkaysiga badan uu hada yahay kani ugu liita.
    • Ohio: Toogasho ka Dhacday Goob lagu Caweeyo March 26, 2017
      Masuuliyiin ku sugan magaalada Cincinnati ee gobolka Ohio ee dalkan Maraykanka ayaa sheegay in ugu yaraan 15 qof la toogtay, kuwaas oo qof ka mid ah xaaladdiisu ay halis tahay, ka dib markii xalay rasaas lagu furay xarun lagu caweeyo oo dad badani ku sugnaayeen.
    • Mosul: 100 ku Dhimatay Duqeymaha Cirka ah March 26, 2017
      Isbahaysiga Milateri ee uu hoggaamiyo Maraykanku ayaa weeraro xagga cirka ah ku qaaday Mosul, waxaana dad goobjoog ahi ay sheegeen in weeraradaas ay ku dhinteen in ka badan 100 rayid ah.
    • Dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington March 25, 2017
      Dhageystayaal ku soo dhawaada barnaamijka Caweyska Washington, waxa la diyaar ah Sahra Ciidle Nuur.
    • Dhageyso Martida Makrafoonka March 25, 2017
      Ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamijka Martida Makrafoonka, waxa London ka soo diyaariyay Ridwaan Xaaji Cabdiwali.
    • Holland: Dowlad Isbaheysi oo ay Tahay In La Soo Dhiso March 25, 2017
      Muddo 10 casho ah ayaa ka soo wareegtey marki lasoo gaba-gabeeyey doorashadi dalka Holland oo indhaha adduunka oo dhan soo jiidatey.
    • Abaaraha ka Jira Gobolka Sanaag March 25, 2017
      Gobolka Sanaag waxa uu ka mid yahay deegaanada ay abaaruhu sida daran u saameeyeen, iyada oo lix milyan bar Soomaali ah ay abaarahani saameyn xoog badan ku yeesheen.
    • Hambalyada iyo Heesaha: Danduray iyo Cuud March 25, 2017
      Barnaamijka Hambalyada iyo Heesha ee toddobaadkan waxaa inoo haya Ibraahim Xasan Maxamuud (Daanduray) iyo Caasha Ibraahim Aadan (Cuud)
    • Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo dhaceysa 10-ka April March 25, 2017
      Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Cadaado waxa ay isku raaceen in 10ka April la qabto doorashada Madaxweynaha Galmudug.
    • Shir Nairobi Uga Furmay Madaxda IGAD March 25, 2017
      Waxaa galabta ka furmay magaalada Nairobi shirka madaxda dalalka ku bahoobay urur goboleedka IGAD.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Maxkamada Sare Ee DKMG ka Ah oo La Safatay Xildhibaanada Wata Mowshinka Ah Ansixinta Gacan Taaga


Court- War Qoraal ah oo ka soo baxay Maxkamadda Sare ayaa lagu

 

 

Ayiday Qaabka sharci ee ay in loo Maro Doonayaan ansixinta

 

  

R/wasaaraha inta badan Xubnaha Baarlamaanka iyo Madaxweynaha

 

 

kaasoo ah in si Gacan taag ah Loogu qaado Codka Ansixinta R/ wasaaraha cusub ee uu dhowaan soo magacaabay Madaxweyne Sh Shariif kaasoo la kulmay Caqabad ka timid Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Xildhibaano ay Ethiopia dabada ka riixayso

Qoraalka Maxkamada ayaa sidan u Qornaa:-

Maxakada sare fadhi ay qaadatay maanta  oo isniin ah 25/10/2010:-

Waxay fasiraad sharci ka bixisay warqad uu soo gudbiyey Xafiiska Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, warqaddaas oo summaddeedu ahayd JS/XM/188/10/10, kuna taariikhaysan 24/10/2010, ujeeddadeeduna ay ahayd waydiisasho sharci kalsooni siin Ra’iisul Wasaaraha (Qodobka 82, faqraddiisa 2-aad ee Dastuurka 1960-kii.)

Maxkamaddu:

 

Markay deristey, kana baaraandegtey qoraalkii uu u soo gudbiyey Xafiiska Madaxweynaha;

Markay aragtay qodobka 55-aad faqraddiisa 7-aad, hubisayna awoodda ay u leedahay fasiraadda sharciga,

Markay aragtay qodobada 33-aad faqraddiisa 5-aad, 44-aad, 49-aad, 71-aad ee Axdiga Ku-Meelgaarka ah,

Markay aragtay qodobka 82-aad faqraddiisa 2-aad ee Dastuurka 1960-kii,

Markay aragtay qodobka 40-aad faqraddiisa 3-aad iyo 4-aad iyo qodobka 34-aad ee Xeer Hoosaadka Baarlamaanka,

Sidaas darteed, Maxkamadda Sare waxay fasiraad sharci ah ka bixisay weydiinta aragtida sharci ee la xiriirta ansixinta Ra’iisul Wasaaraha uu magacaabay Madaxweynaha,

 

Maxamed Cabdullaahi Maxamed, iyada oo cuskanaysa qodobka 71-aad Faqraddiisa 2-aad ee Axdiga Ku-Meelgaarka oo caddaynaya in Dastuurka Jamhuuriyadda Soomaaliya

 

Ee 1960-kii loo isticmaali karo arrimaha aan lagu xusin Axdiga Ku-Meelgaarka, Haddii uusan ka hor-imaanayn shuruucda kale ee dalka iyadoo qodobka 82-aad Faqraddiisa 2-aad ee

 

Dastuurka 1960-kii uu sheegayo ansixinta Wasiirka 1-aad in ay ahaato gacantaag taas oo sharci ah, soo jireenna ahayd intii ka horreysey arrintaan ugubka ah.

Guddiga Garsooreyaasha Maxkamadda Sare

3as 3as%20001

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: