• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif Xasan oo Ka Tanaasulay Diidmadiisii Ansixinta R/wasaaraha Cusub


labada-shariifyada Wararka ka imaanaya Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in

 

 

 

Shariif  Xasanka Baarlamaanka uu Maanta Ku Tanaasulay

 

 

 

Kulankii Labaad ee ay isaga iyo Madaxweyne Shariif maanta

 

 

ku yeeshaan Xarunta Madaxtooyada ee Villa Somalia kulanka maanta dhowr saacadood socday ayaa yimid kadib markii ay shalay 245 xildhibaan

Go,aan ku gaareen in ay maanta Xarunta Baarlamaanka tagi doonaan kuna qaadi Doonaan Codka Ansixinta oo gacan taag ah

 

Xataa hadii uusan imaanin Gudoomiyaha Baarlamaanka iyadoo ay dhinaca kale Maxkada Sare go,aan ayidaad ah ku

 

Gaartay in ay Sharci tahay Codka gacan taaga ee ay qabaan inta badan Xubnaha Baarlamaanka hadaba saaka ayaa

 

waxaa soo baxay warar sheegaya in Gudoomiye Shariif xasan uu ka dalbaday Xildhibaanada Go,aanka gaaray in ay

 

Ka war sugaan maanta si u xaliyo khilaafka Cod siinta R/wasaaraha taasoo sida Muuqata ku soo dhamaatay in uu

 

Tanaasulo balse lama oga in uu ku qancay qeybta uu ku yeelan doono gollaha Wasiirada in fara gelin iyo canaan

 

Dibada uga timid iyo in u ku qancay in u xaalka ku xun yahay markan uuna gaadi Doono Jaanis kale dhinaca kalena

 

Waxaa la xisaabayaa guushii sadaxaad ee uu Madaxweyne Sharrif gaaray dhowrkii bilood ee na soo dhaafay

 

kuwaasoo kala ahaa turidii Cumar cabdirashiid oo uu shafka kaligii u garaacay Diidi dii Dastur la boobsin rabay iyo

 

Soo magacaabida sida la sheegay markii u horeysay R/wasaare aanay Ethiopia wadanin  

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: