• RSS Somali VOA

    • Baarlamaanka oo Guddi Doorasho Dhisay April 21, 2018
      Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta Kulan ay Muqidho ku yeesheen ku dhisay Guddiga Doorashada Gudoomiyaha Baarlamanka oo 15 xubnood ka kooban.
    • Barnaamijka Martida Mikrofoonka April 21, 2018
      Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Ra'iisal Wasaarihii hore ee Somalia, Cabdirashiid Cali Sharmarke
    • Barnaamijka Caweyska Washington April 21, 2018
      Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan sheekooyin xiiso leh, waxaana marti ku ah fanaan Shariif Cabdalla
    • Guddiga Doorashada Gudoomiyaha Baarlamanka oo la Dhisay April 21, 2018
      Baarlamanka Soomaaliya ayaa maanta Kullan ay Muqidho ku yeesheen ku dhisay Guddiga Doorashada Gudoomiyaha Baarlamanka oo 15 xubnood ka kooban.
    • Xeraddii General Gordan oo ay Dowladda la Wareegtay April 21, 2018
      Dowladda Federalka Ee Somaliya ayaa maanta si rasmi ah ula wareegtay xeraddii General Gordan ee ay Dowladda Imaaraadku qaar ka mid ah ciidamada Soomaaliya ku tababari jirtay.
    • Barn. Hambalyada iyo Heesaha April 21, 2018
      Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa inoo haya Ibraahim Xasan Maxamuud (Daanduray) iyo Caasha Ibraahim Aadan (Cuud)
    • Barn. Dhacdooyinka Toddobaadka April 21, 2018
      Barnaamijka Dhacdooyinka ee Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay khilaafka sii xoogeysanaya ee u dhexeeya Dawladda Federalka ee Somalia iyo ta Isu-tagga Imaaraadka Carabta
    • Beyle: Caalamku Ha Xushmeeyo Madaxbannaanideenna April 20, 2018
      Wasiirka Maaliyadda ee Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in loo baahan yahay in waddamada caalamku ay ixtiraamaan madaxbannaanida iyo qarannimada Soomaaliya.
    • ONLF oo Sheegtay in Bashiir Makhtal La Sii Daayay April 20, 2018
      Ururka ONLF ayaa sheegay in dawladda Itoobiya ay xabsiga kasii daysay Bashiir Axmed Makhtal oo dalkaasi ku xirnaa tan iyo sannadkii 2006 loona haystay eedo ah inuu ka tirsan yahay ururka ONLF.
    • Cecafa: Xulka Soomaaliya oo Semi-final u Gudbay April 20, 2018
      Xulka Kubadda Cagta Soomaaliya ee da’doodu ka yartahay 17 ayaa 1-0 kaga badiyey xulka dalka Kenya ciyaar ka dhacday dalka Burundi oo ka tirsaneyd koobka bariga iyo bartamaha Afrika.
    • Lavrov: Putin waa u Diyaar in uu Washington Booqdo April 20, 2018
      Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka Sergei Lavrov ayaa sheegay in madaxweyne Vladimir Putin uu doonayo inuu aqbalo casuumaad uu u fidiyay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump si ay ugu kulmaan Washington.
    • Dhageyso Faaqidaadda Toddobaadka April 20, 2018
      Ku soo dhawaada Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka, oo aanu ku eegi doono waxyaabaha keena in dalalka qaar ee Muslimiinta ah ay u wajahaan dhibaatooyinka la xiriira musuq-maasuqa.
    • Wareysi: Wasiirka Kalluumeysiga ee Dowladda Soomaaliya April 20, 2018
      Shir caalami ah oo ay goob joog ah ahaayeen wakiilada dalalka deeq bixiyaasha ee Mareykanka, Britian, Norway, Qaramada Midoobay iyo Midowga Yurub ayaa si gaar ah loogu qabtey dhowrkii cisho ee lasoo dhaafay xarunta bangiga Aduunka ee magaaladan Washington D.C.
    • K.Kuuriya: Wax Shuruud Ah Kuma Xirna Wada Hadalka Trump iyo Kim April 20, 2018
      Madaxweynaha Kuuriyada Koofureed Moon Jae-in ayaa sheegtay in Waqooyiga Kuuriya aysan wax shuruuda ah ku xirin kulanka la filayo in uu dhexmaro madaxweyne Trump iyo madaxweyne Kim Jong-un.
    • Arsene Wenger oo ka tagaya Arsenal April 20, 2018
      Macallinka kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa xaqiijiyey inuu shaqada ka tagi doono dhammaadka xilli cayaareedkan. Qoraal lasoo dhigay webka Arsenal ayuu Wenger ku yiri “Kadib markii aan si qoto dheer uga fakaray, islamarkaana kala hadlay kooxda, waxaan dareemayaa inay tahay waqtigii saxda inaan shaqada ka tago kadib dhammaadka xilli cayaareedka” “Waxaa ku fa […]
    • Cirro oo Si Weyn u Dhaliilay Heshiiska Berbera April 19, 2018
      Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee Somaliland ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in heshiiska dekedda Berbera ay xisbi ahaan u arkaan Qiyaano-qaran.
    • RW Itoobiya oo Gole Wasiiro Soo Dhisay April 19, 2018
      Golaha wasiirada cusub oo ka kooban 16 wasiir ayaa waxaa ku jira wasiiro hore oo xilal kale loo magacaabay, waxana ka mid ah wasiirkii hore ee macdanta, oo hadda laga dhigay wasiirka gaashaandhigga iyo wasiiro kale.
    • Midowga Yurub oo Abaal Marin Siiyay Ismaacil C. Geelle April 19, 2018
      Golaha Midowga Yurub ee dalxiiska iyo ganacsiga ayaa maanta u aqoonsaday Madaxweynaha Jabuuti Ismaacil Cumar Geelleh, hoggaamiyaha sanadkan ee dalxiiska, iyadoo lagu maamuusay doorka uu dalkiisa ka jiro dalxiiska caalamiga ah.
    • Miguel Diaz-Canel oo Noqdey Madaxweynaha Cuba April 19, 2018
      Miguel Diaz-Canel ayaa loo doortay madaxweynaha xiga ee Cuba, kaas oo noqonaya madaxweynihii ugu horeeyay ee Cuba ay yeelato muddo 60 sano ah, kana baxsan qoysaka reer Castro.
    • Boosaaso: Dhalin-yaro Ka Ganacsada Kalluunka April 19, 2018
      Dhalin-yaro ku dhaqan magaalada Boosaaso, ayaa ku shaqeysta jillabaashada iyo iibinta kalluunka, iyadoo magaalado xeebeedkaaasi ay ka mid tahay meelaha sida weyn looga kalluumeysto.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Xaalka Shariifyada DKMG ah oo Meeshii Ugu Xumeyd Abid Gaaray iyo Mad; Shariif oo Ugu Baaqay Gud;Baarlamaanka In uu Sharciga u Hogaansamo (Maqaal)


labada-shariifyada Xaalka labada Shariif ee ug Sareysa DKMG ka ah ayaa 

 

 

 

Hada galay wajigiisii ugu Dambeeyay ee khilaaf  Soo socday

 

 

 

Tan iyo markii uu Shariif xasan damaca Jagada Gudoomiye nimada  

 

 

 

Baarlamaanka KMG ka ah galay xiligaasoo uu inqilaab ku afgambiyay Sh Aadan Madoobe oo ahaa gudoomiyaha baarlamaanka kana soo jeeday xiligaas dhinaca madaxweynaha

Sida ay aaminsan yihiin dadka u dhun daloola siyaasada Somaliya xiligaas Madaxweyne Shariif raali

 

Kama aheyn in uu shariif xasan u gudbo jagadaas saameynta leh in kastoo aysan si toos uga muuqan

 

Diidmada qayaxan hadana labadoodaba way is ogaayeen ninba waxa uu ka damac san yahay ninka kale

 

Qaxaase la dhihi karaa xiligaas oo ay Raisul-wasaarihii hore iyo xubno ka tirsan Gollihiisii wasiirada la safnaayeen

 

Shariif xasan waxaa ciyaartaas ku guuleystay  shariif xasan oo si dhib yar ku qabtay gudoonka

 

Baarlamaanka laakiin maalmo kadib is xulufeysi bilowday ayaa ugu dambeynti looga guuleystay isku xirkii

 

Ka dhexeeyay Shariif xasan iyo Cumar C/rashiid kadib markii uu maalin cad Madaxweynaha meel saaray 

 

Sharma,arke  intaas kadibna waxaa sii kordhay khilaafkii u dhexeeyay labada Garab kadib markii ay garabka

 

Shariif xasan heleen dhinacyo cusb oo ku soo biiray fekerkooda ah in laga Takhaluso Madaxweynaha iyo

 

Cidii la feker ah dhinacyadaas oo aan ku soo koobnay sadax dhinac waxaa ka mid Ah maamul goboleedka Puntland

 

Ama Beesha Majeerteen oo ka xanaaqsan Jagada sadaxaad ee Dowlada oo inta Badan ay labaatankii sano ee u dambeeyay

 

Ay ka hayeen dowladaha KMG ka ah dhinaca labaadna waa Ethiopia oo marka koowaad aan la soo marsiinin

 

Raisul-wasaarahan cusub sidii hore u dhici jirtay iyo iyadana Xasaasiyad xoogan ka qabta Siyaasi kasta oo

 

Si un xiriir ula leh wadamada Carbeed ama ka yimaada Dhinaca ururo Diimeedka Cusub ee Soomaaliya ama leh

 

Istraatiijiyad Qowmi ah kadib markii ay hore u wiiqday awoodii uu Madaxweyne Shariif ku dhex lahaa Xukumadii

 

C/ C/rashiid taasoo isbadalo qasad ahaa lagu daadiyay Wasiiradii ka soo galay Dowlada dhinaca Maxkamadaha

 

Ama isbaheysigii Dib-u-xoreynta dhinaca sadaxaad ee la bahoobay shariif xasan waa Xubno firfircoon xiriir hoosana

 

La leh Ethiopia kuwaasoo aaminsan in ay  Magaca Caan baxay ee –Ahlusunna- Waljamaaca wax ku heli karaan .

 

Iyagoo aan soo marin qaabka awood qeybsiga ama is xulufeysiga u Dhexeeya madaxda qaar

 

Fekerkaasoo ay diidan yihin Madaxweyne Shariif iyo Garabkiisa   isku soo wada Duuboo sida ay qabaan

 

Xog-ogaalka Siyaasad Soomaaliya waxay ku dhamaan doontaa in ay Tobanka Bilood ee harsan

 

Buuq iyo is jiid jiid Villa Somaliya ka jira ku dhameystaan Labada Shariif AMISOM na Xaafadaha hada la joogo

 

ku waardiyeeyaan iyo Madaxweyne Shariif ku guleysto in uu Raisul-wasaaraha Marsiiyo Baarlamaanka oo uu

 

Hada taageero xoogan ka heysto waqtiga harsana wada shaqeeyaan Wasiiro Raisul-wasaare iyo 

 

Madaxweyne meel u wada socda iskuna Feker ah taasoo aan Soomaaliya ka soo dhicin labaatankii sano ee la soo dhaafay 

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

w

Connecting to %s

%d bloggers like this: