• RSS Somali VOA

    • Al-Shabaab oo Gabdho ka Afduubtay Hiiraan July 21, 2017
      Kooxda Al-Shabaab ayaa saddex gabdhood oo la shaqeeya hay’ad dhinaca miino baarista ka shaqeysa saaka waabarigii ka qafaashay deegaanka Far-libaax ee gobalka Hiiraan.
    • Rag Daacish loo Maleynayo oo Dil ka Gaystay Bari July 21, 2017
      Niman hubeysan oo lagu tuhmayo inay ka tirsanihiiin kooxda Daacish ayaa xalay qof ku dilay degmada Balli-Daggan ee gobolka Bari.
    • Madaxweyne Farmaajo: Ha la Joojiyo Dagaalka Xeraale July 21, 2017
      Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka ka socda deegaanka Xeeraale ee Gobolka Gal-guduud, oo dad badan ay ku dhinteen.
    • Faaqidaadda: Dhibaatada Amisom ku Hayaan Beeraleyda July 21, 2017
      Qaar ka mid ah beeraleyda Soomaaliya ayaa isku diyaarinaya inay dib u billaabaan beerashada dalagyada kala duwan, hase yeeshee waxa ay dhibaato kala kulmayaan ciidamada Amisom oo saldhigyo ka sameystay beerahooda. Illaa 12o beerood oo badankood ku yaalla agagaarka deegaanka Qansaxdheere ee gobolka Baay, ayaa la sheegay inay ciidamada Amisom deegaan ka dhigte […]
    • Natiijada Imtixaanka Dugsiyada Somalia oo la Shaaciyey July 21, 2017
      Wasaaradda Waxbarashada dowlada federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shalay ku dhawaaqday natiijada imtixaanka guud ee sannad dugsiyeedki 2016-2017 ee dugsiyada sare ee dalka. Waxaa sidoo kale wasaarada ay soo bandhigtey shaxda ardeyda ku gudubtey imtixaanaadka iyo kuwa ku harey. Faah-faahinta warkaan waxaa Muqdisho kasoo dirtay Saynab Abuukar.      
    • Ragga ka Yar 50 Sano oo Laga Mamnuucay Al-Aqsa July 21, 2017
      Booliiska Israel ayaa ragga muslimiinta ah ee da’doodu ka yar tahay 50 sano jirka ka mamnuucay inay maanta salaadda jimcaha ku tukadaan masjidka barakeysan ee Al-Aqsa.
    • Dad ku Dhintay Dagaal ka Dhacay Galgaduud July 20, 2017
      10 qof ayaa ku dhintay dagaallo culus oo maanta ka dhacay deeggaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo ay ku dagaallameen ciidamo ka tirsan ururka Ahlu-Sunna iyo dadka deegaanka.
    • Roobow oo Diiday Codsi uga Yimid Al-Shabaab July 20, 2017
      Guddoomiyaha degmada Xudur Maxamed Macalin Axmed ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ay ka codsatay Mukhtar Roobow Abu-Mansuur inuu dib ugu soo noqdo kooxda, hase ahaatee uu ku gacan seyray.
    • Cirro oo Sheegay in la Xiray Taageerayaasha Waddani July 20, 2017
      Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ahna guddomiyaha golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi ayaa sheegay in xubno ka mid ah taageerayaashooda la xidhay.
    • Qubanaha VOA July 20 2017 July 20, 2017
    • Netanyahu oo Go'aan ka Gaaraya Muranka Masjidka Al-Aqsa July 20, 2017
      Ra’iisul wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa la sheegay inuu ka tahshanayo inuu masjadka Al-Aqsa ka saaro qalabka sheega birta ee dadku laga baaro, oo ka carreysiiyey dadka Falastiiniyiinta ah.
    • Saddex Soomaali ah oo Lagu Dilay Ohio July 20, 2017
      Qaar ka mid ah hogaamiyaasha bulshada Soomaaliyeed ee magaalada Columbus ee gobolka Ohio ayaa xaqiijiyey dilka 3 nin oo Soomaali ah oo sadexdi maalmood ee lasoo dhaafay ay kooxo hubeysani ku dileen xaafado ka mid ah magaalada Columbus.
    • Duqa Minneapolis oo Difaacday Soomaalida July 20, 2017
      Duqa magaalada Minneapolis Betsy Hodges ayaa qoraal ay Arbacadi shalay ku shaacisay barta ay ku leedahay Facebook ku sheegtay in bulshada Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Minneapolis aysan mas,uul ka aheyn dilka Justine Damon.
    • Kulan Looga Hadlay Gargaarka oo ka Dhacay Muqdisho July 19, 2017
      Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay kulan ay lahaayeen hey’adaha gargaarka ka shaqeeya, wasaaradda gargaarka ee dowladda federaalka iyo kuwa maamul goboleedyada.
    • Dowladda Somalia oo loo soo Gacan Geliyey 3 Magafe July 19, 2017
      Dowladda Suudaanta koonfureed ayaa saddex ka mid ah ragga Soomaalida ah ee ku lugta leh tahriibinta dadka, gaar ahaan kuwa loo yaqaan Magafayaasha ee dadka u tahriibiya Libya ku wareejisay dowladda Somalia.
    • Cilmi-baaris la Xiriirta Dastuurka oo laga Sameeyey Somalia July 19, 2017
      Cilmi-baaristan oo laga sameeyey shan magaallo oo Somalia ku yaalla, ayaa dadka wax looga weydiiyey aragtidooda ku aadan dastuurka Soomaaliya.
    • Heshiiskii Duulimaad ee Somalia iyo Kenya oo la Dhaqan Gelinayo July 19, 2017
      Wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada ee Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sidii sare loogu qaadi lahaa howlaha duulimaadyada ee Somalia. Wasaaraddu waxey sheegtay in dhawaan la hirgelin doono heshiiskii duulimaadyada tooska ah ee ay horey u gaareen Somalia iyo Kenya, sidoo kalena, dib loo howlgelin doono shirkaddii duulimaadka Soomaaliya ee Somali Airline […]
    • Trump iyo Putin oo Yeeshay Kulan aan Horey loo Shaacin July 19, 2017
      Madaxweynayaasha Mareykanka iyo Ruushka, Donald Trump iyo Vladimir Putin ayaa la shaaciyey inay yeesheen kulan labaad oo aan horey loo ogeyn, intii uu socday shirkii dalalka G20 ee lagu qabtay dalka Jarmalka.
    • Booliiska oo ka Hadlay Dilka Lagu Eedeyey Maxamed Nuur July 19, 2017
      Hay'adaha dambi baarista ee gobolka Minnesota ayaa shaaciyey magacyada labo sarkaal oo lagu eedeeyey ku lug lahaanshiyaha dilka haweenay u dhalatey Australia.
    • Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha, Qeybta 380 July 19, 2017
      Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxaa si aad uga barateenba soo jeedinaya Axmed Faarax Cali Idaajaa, waana qeybtii 380-aad. Barnaamijka oo dhan hoosta ka dhageyso.    
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Madaxweyne Sheikh Shariif oo Maanta Raisul-wasaaraha Cusub Baarlamaanka Horgeynaya


IMG_0083 Kadib dhaqdhaqaaqyo xoogan oo Beryahan ka socday

 

 

 

Villa Somaliya looguna gogol Xaarayay kalsooni u raadinta

 

 

Raisul-wasaare Farmaajo ayaa Maanta laga sugayaa in uu

 

 

Hortagaan  Maadxweynaha iyo Raisul-wasaaraha maadaama ay Maanta ku egtahay waqtigii Sodonka maalmood aheyd ee uu Madaxweynaha

Xaqa u heystay Magacaabida Jagadan Saadaasha iyo wararka Baarlamaanka ayaa u badan in ay

 

Aqlabiyad ku siin doonaan Kalsoonida Raisul-wasaaraha Cusub in kastoo ay jiraan tiro

 

Xildhibaano ah oo ka soo horjeeda arintaas kuwaasoo sida ay wararka Sheegayaan u janjeera

 

Dhinaca Ethiopia oo dareensan in uusan Farmaajo ka mid aheyn Xubnihii ay la jecleyd Xilkan

 

Waase la arki doonaa halka ay ku soo dhamaato Saacadaha soo socda iyo hadii dib loo sii dhigo ilaa beri

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: