• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Shabaab iyo Xisbul-islaam oo Mar kale Ku Dagaalamay Gudaha Suuqa Bakaara Kadib Ay Isku Qabsadeen Boosteejooyin


dagaal11 Dagaal Kooban oo maanta Suuqa Bakaaraha ku dhexmaray

 

 

 

Maleeshiyaad ka kala tirsan Shabaab iyo Xisbul-islaam

 

 

 

Ayaa Sababay dhimashada iyo Dhaawaca ilaa Sideed qofood

 

 

oo iskugu jiray Maleeshiyaadkii Dagaalamay iyo Rayid ay Wiifto ku heshay gudaha Suqa iyo goobihii ay ku dagaalameen sida ay sheegayaan wararka laga helayo goobjoogaal ku sugan

 

Suuqa bakaaraha in iska hor imaadkan uu bilowday kadib markii ay Shabaabka

 

Shalay la wareegeen Boosteejo ay Maleeshiyada  Xisbiga Khidmo kaga qaadi jireen

 

Baabuurta Gobolada aada taasoo sababtay in Xisbul-islaam  Saaka weeraraan qol

 

Maxkamad u ahaa Shabaabka oo ku yaalay Suuqa Bakaaraha  Gaar ahaan qeybta

 

Daawada intaas kadibna uu bilowday dagaalka wararka ilaa hada  La helayo ayaa

 

Sheegaya in ay ku guuleysteen in ay Xabada joojiyaan Mansuur Robow iyo C/qaadir

 

Kumadnoos oo ka kala socday labada garab ma ahan markii u horeysay Ee ay dagaalaaan

Labada dhinac waxaase inta badan isku celiya in ay leeyihiin cadow guud kaasoo ah DKMG ka ah  AMISOM  iyo Ahlusunna      

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: