• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Ciidan uu Hogaaminayo Col.Bare Hiiraale Ayaa Dagaal Kula Wareegay Gacan Ku Heynta Magaalada B – Xaawo


Hii Wararka ka imaanaya Magaalada B/xaawo ee Gobolka Gedo 

 

 

 

Ayaa Sheegaya in dagaal saaka ka Dhacay magaaladaas uu

 

  

Bare Hiiraale ka fara maroojiyay Maleeshiyaad Al-Shabaab ka

 

 

 

 Tirsan oo gacanta ku hayay Magaalada ugu yaraan Sanadkii u dambeeyay sida ay sheegayaan goobjoogayaal  Cabsi xoogan ayaa ka jirtay deegaanadaas tan iyo intii la magacaabay Raisul-wasaaraha

 

Cusub oo la filayo in ay reer Gedo ku taageeri doonaan ug yaraan Dagaal ay Shabaab iyo Xisbul-islaam

 

kaga saaraan  Gobolkooda Ciidanka Saaka soo galay Beled Xaawo ayuu mudo Tababar iyo is aruurin

 

Uga socotay Magaalada Doolow oo ku taala Xuduudka Soomaaliya iyo Ethiopia in kastoo ay Sheegan jireen in

 

Ay yihiin Ciidan ka tirsan Dowlada hadana ma jirin Xiriir ka dhexeeya iyaga iyo Muqdisho oo ay ku sugan yihiin Madaxda Dowlada 

 

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: