• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Xafiiska Qaramada Midoobay U Qaabilsan Soomaaliya oo Soo Dhaweeyay Magacaabida Raisul-wasaaraha Cusub


Mahiga War Saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Wakiilka Xogahayaha Guud ee

 

 

Qaramada Midoobay u Qaabilsan Soomaaliya Augustin Mahiga

 

 

Ayaa lagu sheegay in ay Qaramada Midoobay Soo

 

 

 

Dhoweynayso  Magacaabida uu Madaxweyne Sh Shariif u Magacaabay  Jagada R/wasaaraha Mudane Maxamed C/laahi Maxamed ( Farmaajo ) ayna tahay talaabo hore loo qaaday .

 

Dhinaca kale Ergayga ayaa ka codsaday Mas,uuliyiinta DKMG ka ah si loo Dadajiyo howlaha

 

 

Dowlada u yaal ay Baarlamaanka  si dhaqso leh u Ansixiyaan R/wasaaraha Cusub  Marka la hor keeno

 

 

isagoona ugu dambeyn sheegay in beesha caalamka  ka rajeynayso R/wasaaraha Cusub in u soo

 

 

Magacaabo Xukuumad  wax ka tarta dhibaatooyinka haysta Dalka  Soomaaliya oo uu halis ku sheegay

 

 

Hadalka Ergayga ayaa ka dhigan in uu u badan yahay R/wasaare Farmaajo in uu helo Ansixinta Baarlamaanka marka la horgeeyo

 

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: