• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Cabdi Shukri oo Afgambi Kula Wareegay Magaalada Cadaado oo Caasimad U Aheyd Maamulkii L Baxay Ximin & Xeeb


Cshkri2 Dagaalo maanta ka dhacay Magaalada Cadaado iyo

 

  

Deegaanka Godinlaba ayuu Maamulkii Ximin & Xeeb

 

 

ka Fara maroojiyay hogaamiye Kooxeed caan ah oo

 

 

lagu Magacaabo Cabdi Shukri hadana Wata Magaca  Maamulka Ahlu Sunna Waljamaaca. Maleeshiyaadka u horbaadaya Cabdi Shukri ayaa saakay weeraro qorshaysan ku qaaday

Degmada Cadaado waqti gaaban kula wareegay Magaalooyinka Godinlabe iyo Caddaado oo ka wada tirsan gobolka Galgaduud.

 

Dagaalka maanta dhacay ayaa inta la’ogyahay waxaa ku dhintay 5-qofood  oo Dhinacyadi

 

Dagaalmayay ah, iyo dhaawacyo la sheegay in ay intaas ka sii badan yihiin Magaalada

 

Cadaado ayaa laga dareemayaa barkacay iyo Cabsi Cabdi Shukri Cali Xirsi oo ah Hogaamiye kooxeed

 

Ka soo jeeda G/kacyo ayaa waxa uu ka mid ahaa Hogaamiye Kooxeedyadii ay afar sano ka hor Maxkamadaha ka eryeen magaalada Muqdisho

buqaqable.com

One Response

  1. xumaan iyo ceeb baa madahdaa qar kamid ximan iyo xeeb Al-Shabab-cadaado iyo Hizbul islaam-Harardeere. Wilkii hotelkii isku qarhiyey, cadaado baa lagu diyaariyey wiilkan, Madaxda Ximaan iyo Xeeb idahooda hagee jireen.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: