• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Madaxweyne Sh Shariif oo Ugu Dambeyn Ku Dhawaaqay Raisul-wasaare Cusub (Sawiro)


farmaajo Madaxweyne Shariif ayaa dhowr iyo labaatan bari kadib u Magacaabay

 

 

Mudane Maxamed C/llaahi Maxamed (farmaajo) in uu Buuxiyo Jagadii

 

 

 

Raisul-wasaare  ee uu baneeyay Cumar Cabdirashiid Ninka u Jagada u

 

 

 

Magacaabay  Madaxweyne Shariif ayaanan ka Mid aheyn dadkii isha lagu wada hayay baryahan ee qaarkood xilkan kaliya uga yimid dibadaha  Ninka xilka loo magacaabay ayaan wali taariikhdiisa siyaasadeed

Wax badan laga aqoonin walow la sheegay in uu Safaarada Soomaaliya ku leedahay

 

Washington ka soo shaqeeyay isagoo dhowr iyo labaatan jir ah Formaajo ayaa ku Noolaa

 dsc01310

Wadankaas Mareykanka wax ka badan labaatan sano Magaalada muqdisho ayu ku dhashay

 

Bilowgii lixdamaadkii taasoo ka dhigan in uu yahay nin dhalinyaro ah 48 jir isaga oo ka weyn Sh shariif  laba sanadood

 farmaajo

Dhinaca kale Rai-sulwasaaraha Cusub ayaa sidii hore loo saadaaliyayba ka soo jeeda Baasha Mareexaan

 

Halka ay Beesha Majeerteen oo si gooni ah isu leheysiiyay Jagada Labaad ku Haminayeen

 dsc01302

Sanadkan in ay Jagadaas mar kale qabtaan waxaa xusuusin leh in Magacyadii Beryahaan

 

Miiska saarnaa oo dhan ay ka baxeen meesha kuwaasoo sida muqata la isku khilaafay 

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: