• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Xamar oo uusan Maanta Jaad imaanin Kadib Markii Ay Kooxda Shabaab Shalay La Wareegeen Garoonka N50


jaad Magaalada Muqdisho ayaan Maanta laga qayileynin kadib

 

 

 

Markii ay shalay Maleeshiyaadka Shabaab Xoog kula wareegeen

 

 

 

Garoonka No.50 halkaasoo ay xoog ku maquuniyeen Maleeshiyo 

 

Beeleed haysatay Mudooyinkii dambe Garoonka ayaa xirmay kadib markii ay ka eryeen Shaqaalihii ayna ku soo hareen kaliya Maleeshiyaad Shabaabka ka tirsan taasoo sababtay in aanay

Maanta soo dagin wax diyaarad ah oo jaad wada iyo mid kaleba Garoonka ayaa Mudo dheer gacanta ugu jiray

 

Ganacsade lagu magacaabo Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) kaasoo oo muddo Dheer ku shaqeysanayay ayna

 

Ka soo dagi jireen diyaaradaha Qaadka kuwa Hey,addaha iyo Shaqsiyaad inkasdoo ay howshiisa sii

 

Yaraanaysay wixii ka dambeeyay Furitaankii Airporka Muqdisho ayaa hadana waxaa si joogto ah uga

 

Soo dagi jiray diyaaradaha Jaadka Lama yaqaan ujeedada ka dambeysa la wareegitaanka ay Shabaab

 

La wareegeen Airporka balse waxaa laga yaabaa in ay xiriir la leedahay Ciriirinta Ay ku hayeen Ururka

 

Xasan Daahir oo isaga la jooga Gobolka Shabellada hoose Cashuurna ka heli jiray Jaadka ka soo dega

 

No 50 iyo waliba wararka sheegaya in ay jiraan qorshe ay Roobow iyo Xasan ku midoobayaan waa la ogaan doonaa wixii soo baxa .

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: