• RSS Somali VOA

    • Boqolaal Kun oo Haween Ah oo ku Banaanbaxay Washington January 21, 2017
      Boqolaal kun oo qof oo u badan haween ayaa maanta ku bannaanabaxay fagaaraha National Mall ee Washington oo kasoo horjeeda Aqalka congress-ka oo shalay lagu dhaariyey madaxweynaha cusub ee Maraykanka Donald Trump.
    • Barrow oo Sheegay inuu ku Laabanayo Gambia January 21, 2017
      Madaxweynaha cusub ee la doortay ee dalka Galbeedka Africa ku yaala ee Gambia Adama Barrow, ayaa fariin uu soo dhigay bogiisa Twitterka ku sheegay maanta oo Sabti ah inuu dalkiisa dib ugu noqonayo si uu awoodda ula wareego.
    • Dareenka Soomaalida Mareykanka ee Trump January 21, 2017
      Donald John Trump ayaa shalay noqday madaxweynaha 45-aad ee dalka Mareykanka, wuxuuna dalka hoggaamin doonaa afarta sano ee soo socota.
    • Dab Maanta ka Kacay Suuqa Bakaaraha January 21, 2017
      Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in maanta duhurnimadii uu dab xooggan ka kacay qeyb ka mid ah suuqa ugu weyn Somalia ee Bakaaraha.
    • Haweenka oo Maanta ku Dibadbaxaya Trump January 21, 2017
      Maalin kadib markii boqolaal kun oo qof ay ka qeyb galeen caleemo saarka madaxweynaha cusub ee Mareykanka Donald Trump, ayaa kumanaan qof oo kale la filayaa inay isugu soo baxaan magaalada Washington, si ay uga mudaaharaadaan siyaasadaha madaxweynaha cusub.
    • Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha January 21, 2017
      Kusoo dhawaada barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha. Waxaa soo jeedinaya Ibraahim Xassan Garabeey (Daanbureey) iyo Caasha Ibraahim Aden (Caasha Cuud).  
    • Trump oo Noqday Madaxweynaha Mareykanka January 20, 2017
      Donald John Trump ayaa maanta noqday madaxweynaha 45-aad ee dalka Mareykanka, wuxuuna dalka hoggaamin doonaa afarta sano ee soo socota.
    • Warbixin: Waa kuma Donald John Trump? January 20, 2017
      Donald John Trump oo sideeddii November 2016 loo doortay inuu noqdo madaxweynaha Mareykanka ayaa maanta xilkaas si rasmi ah u qaban doona marka la dhaariyo.
    • Taariikhda Caleemo Saarka Madaxweynaha Mareykanka January 20, 2017
      Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ayaa maanta la caleemo saarayaa, waxaana munaasabadda dhaarta ee Donald Trump shaashadaha caalamnka ka daawan doono malaayiin qof.
    • Yabarow iyo Jawiga Washington DC ee Maanta January 20, 2017
      Ku dhawaad hal milyan oo ruux ayaa goob jog u noqon doonta munaasabada lagu caleema saarayo laguna dhaarin doono madaxweyne Trump, halka malaayiin ruuxna ay ka daawan doonaan shaashaddaha caalamka.
    • Trump oo Maanta Loo Dhaarinayo Madaxweyne January 20, 2017
      Madaxweynaha dooran ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa in maanta uu si rasmi ah u noqdo madaxweynaha 45-aad ee Mareykanka, kadib marka uu xilka kala wareego madaxweyne Barak Obama.
    • Millatariga Senegal oo Gudaha u Galay Gambia January 20, 2017
      Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ayaa u aqoonsaday Madaxweynaha cusub ee dalka Gambia, Adama Barrow inuu yahay hogaamiyaha sharciga ah, xilli madaxweyne Yahya Jammeh uu wali diidanyahay inuu awooda wareejiyo.
    • Doorka Soomaalida Norway ee Gurmadka Abaaraha Soomaaliya  January 19, 2017
      Hey’adaha aanan dowliga aheyn ee ka shaqeeya arrimaha gargaarka ee dalka Norway iyo madaxda jaaliyada Soomaalida Norway, ayaa kulan ay shalay ku yeesheen magaalada Oslo waxay kaga hadleen sida ugu wanaagsan ee kaalmo deg deg ah loo gaarsiin karo dadka ay saameeyeen abaaraha ka jira Soomaaliya.
    • Mexico oo Dowlada Mareykanka u Gacan-gelisay El Chapo Guzman January 19, 2017
      Dowlada Mexico ayaa xalay usoo gacan gelisay Dowlada Mareykanka, Joaquin "El Chapo" Guzman oo ah gangistarka ugu weyn ee kooxaha ka ganacsado daroogada ee dalka Mexico.
    • Fallanqeyn: Faro-gelinta lagu Sameynayo Gambia January 19, 2017
      Waddamada Galbeedka Afrika oo ay ugu horreeyaan Senegal iyo Nigeria ayaa sheegay inay diyaar u yihiin inay ciidamo u diraan dalka Gambia, waxaana maanta ku eg muddada loo qabtay in madaxweyne Yahya Jammeh uu xilka ku wareejiyo Adama Barrow.
    • Madaxweyne Xasan oo ka Hadlay Abaarta January 19, 2017
      Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in gobollo badan ay dhammaanayaan dadkii da’da ahaa iyo caruurta, oo ay soo hareen dadkii xoogga lahaa.
    • Jarmalka oo Ballanqaad u Sameeyey Jubbaland January 19, 2017
      Safiirka dowladda Jarmalka u fadhida Soomaaliya Jutta Frasch oo shalay gaartay magaalada Kismaayo iyo madaxdweynaha maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa ka wada hadlay dhibaatooyinka dhanka nolasha ee ka taagan deegaanada Jubbaland.
    • Wareysi: Hooyo Wiilkeeda Lagu Haysto Saxaraha January 19, 2017
      Dhalinyaro badan oo Soomaali ah ayaa haatan lagu haystaa saxaraha u dhexeeya Suudaan iyo Liibiya. Cali Ibraahin oo ah wiil dhalinyaro ah ayaa ka mida dadka gacanta ugu jira kooxaha loo yaqaano magafayaasha ee ka ganacsada tahriibka. Haddaba saamayn noocee ah ayaa falalka tahriibku ku reebaan qalbiga hooyooyinka ubadkoodu tahriibaan. Weriyaha VOA ee Boosaaso […]
    • Barrow oo Lagu Caleemo Saarayo Senegal January 19, 2017
      Madaxweynaha la doortay ee dalka Gambia Adama Barrow ayaa maanta sheegay in caleemo saarkiisa lagu qaban doono safaaradda Gambia ee dalka deriska la ah ee Senegal, kadib markii hoggaamiyaha muddada dheer hayey talada Yahya Jammeh uu diiday inuu xukunka ka dego.
    • 60 Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Mali January 19, 2017
      Koox xagjir ah oo xiriir la leh ururka al-Qaida ayaa sheegatay mas,uuliyada weerar isqarxin ah oo Arbacadi shalay lala eegtay xero milatari oo ku taala waqooyiga dalka Mali, halkaas oo ay ku dinteen ugu yaraan 60 ruux, halka ay ku dhaawacmeen 115 kale.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Shirweyne Ay Isugu Yimideen Dhamaan Wax Garadka Odayaasha iyo Aqoon yahanka Beellaha Hiiraan Ayaa Kalsooni Lagu Siiyay Madaxweyne : ( Jiraabey )


jirabey Shirweyne ay isugu yimideen Dhamaan Waxgaradka

 

 

Odayashaasa Dhaqanka Siyaasiyiinta & Aqoonyahanka

 

 

Reer Hiiraan Kuwooda ku sugan Magaalada Nairobi Kenya

 

 

Ayay Kalsoonida ku siiyeen 14 ka  beelood  ee dega Gobolka iyo dhulka u matali doono Maamulka Hiran & Midland iyo Madaxweyne Eng C/qaaddir Aaden Cabdi Jirraabey Eng Jirraabey oo ay bishii  June ee sanadkan Magaalada London ugu doorteen

Madaxweyne Gudi Qurba joog oo Reer Hiiraan ah intaas kadibna waxaa socday kulamo iyo shirar  ay lahaayeen

jirabey-neyrobi8

Waxgaradka beelaha reer hiiraan ee ku sugan wadamada Qurbaha kaasoo ugu Dambeyntii ku soo dhamaaday

 

in ay shirweyne isugu yimaadaan Kenya Nairobi wax garad Siyaasiyiin iyo Odayaal ka soo jeeda 14 ka 

jirabey-neyrobi9

Beel ee daga Hiran & Midland kuwaasoo dib u doorasho ama kalsooni buuxda ku siiyay Madaxweyne Eng:

 

Jiraabeey iyo Gudiga howsha wada in ay dhameystiraan Maamulka ayna soo Bandhigaan howl iyo karti

jirabey-neyrobi10

Lagu badbaadiyo Deegaanadaas  Xafladan ayaa ka dhacday Hotelka Royal ee magaalada Nairobi.

 

Kullanka ayaa waxaa sidoo kale ka qeyb galay Siyaasiyiin iyo Xildhibaano ka Tirsan DKMG ka ah

jirabey-neyrobi2

kuwaasoo ka soo jeeda Gobalka Hiiraan xXidlhibaan Dr: C/qaadir Max’ed Dhicisow oo ka hadlay

 

Munaasabad ayaa si weyn u soo dhaweeyay Maamulka isagoona sheegay in ay ku garab istaagi

jirabey-neyrobi5

Doonaan dhinaca Federalka oo ay iyaga ku matalaan Gobolka Hiiraan . Madaxweynaha Hiiran & Midland Eng.

 

C/qaadir Jiraabey oo isna qudbad dheer ka jeediyay Madasha ayaa balan qaaday in uu maamulkiisu

jirabey-neyrobi1

Qaban doono wax kasta oo karaankooda ah ayna talo la wadaagi doonaan Dhamaan waxgaradka Hiiraan

 

Ee Xilka u doortay ka hadlay madashii ay odayaasha ku doorteen, isagoona ballan qaaday in uu sameyn doono

jirabey-neyrobi4

Wax kasta oo karaankiisa ah, isla markaana maamul kala dambayn iyo nabad ku Soo dabaali doono Deegaanada Hiran and Midland

 

isagoona ka Codsaday  Qabaa,ilka iyo Odayaasha Xilka u Magacaabay in ay Garab istaagaan

jirabey-neyrobi7

Dhinaca kale waxaa ka mid ahaa   Odayashii meesha ka hadlay Suldaan Xasan Sheekh Isxaaq,

 

Xaaji Axmed Daahir, Xaaji Axmed Garre, Xaaji Gaarane, Dr Axmed Xasan Gabax, C/llaahi Cusmaan Maxamed,

GetAttachment

Cali Xasan, Cabdi sheekh Bahaloow iyo kuwa kale oo badan kuwaas Magaca Beelahooda ku balan qaaday in ay garab istaagi doonaan Maamulka

 105_2910 105_2942 shir jirabey-neyrobi1 Xaaji Must

Buqaqable: Nairobi

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: