• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Nin ka Tirsanaa Hey,addaha Xuquuqul-insaanka Soomaaliya oo Afar Bilood Kadib Ka Baxsaday Gacanta Al-Shabaab


MAxbuus Caalim Maxamed Hilowle oo Ahaa Sarkaal ka tirsanaa Hay’addaha

 

 

 

 Xuquuqul-isnaanka Soomaaliya una Afduubnaa Kooxda Alshabaab

 

 

 

Mudo Afar bilood ka badan ayaa ka Baxsaday gacan kooxdaas  kadib 

 

 

Markii sida la sheegay uu ka dhuuntay maleeshiyadii waardiyeynaysay oo u soo waday aaska wiil uu dhalay oo geeriyooday Caalim oo ay Shabaabka kasoo afduubeen meel ka mid ah Gobollada Bay & Bakool

 

Kadibna loo soo Gudbiyay Magaalada Muqdisho halkaasoo Mudo lagu hayay ka hor inta uusan

 

Muqtaar Roobow dalbanin in dib Loogu soo celiyo Deegaankii laga qafaashay Muqtaar Roobow

 

Ayaa hore u soo saaray Wareegto u Ku amray Maleeshiyada Shabaabka in aan loo gudbin karin

 

Meel kale qof ama qadiyad ka dhacday Gobolada Bay & Bakool Ninkan oo ay ka muuqdaan Jirdilo

 

Xoogan ayaan la ogeyn in uu jiro qorshe hoose oo lagu sii daayay iyo in y dhab tahay sheekada ah

 

in u ka baxsaday gacanta Maleeshiyadii waardiyaha ka aheyd iyadoo La wada ogsoon yahay in ay jiraan khilaafaad xoogan oo so dhex galay Muqtaar iyo Macalinkiisa Godane 

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: