• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Wasiirka Wasaaradda Bami’aadamnimada iyo Dib u Dejinta Ayaa Maanta Deeq Caafimaad Gaarsiisay Qaar Ka Mid Ah Isbitaalada Muqdisho.


Dr. Garweyne Wasiirka Wasaaradda Bami’aadamnimada iyo dib u Dejinta

 

 

  

Dr, Maxamuud Garweyne ayaa  Maanta deeq caafimaad

 

 

 

Gaarsiisay Isbitaal Madiina oo ah Isbitaalka hada ug weyn

 

 

Magaalada Muqdisho. Deeqdan Caafimaad ee uu maanta  gaarsiiyay Wasiirka Bani,aadminidamada iyo Dib-u-Dejinta Dr, Maxamuud Cabdi Ibraahim (Garweyne) 

Ayaa gaareysay 80 kartoon oo daawo iyo qalab Caafimaad ah  Wasiirka oo soo Maray

  

Dhamaan Qeybaha kala duwan ee Isbitaalka ayaa ug dambeyn Shir jiraa’id saxaafadda Kula hadlay

 

dsc01612 

Gudaha Isbitaalka ayaa  mar uu ka hadlayay halka ay deeqdan ka soo gaartay Waxa u sheegay

 

in deeqdaan ay ka timid  Sanduuq gargaar iyo wax wada qabsi oo laga leeyahay 

 

Wadanka  Masar Sidoo kale agaasimaha Ïsbitaalka Madiina Maxamed Yuusuf oo Deeqda gudoomay

dsc01607

Ayaa Wasiirka uga mahad celiyay deeqdan Cisbitaalka Madiina oo ka mid ah Sadaxda isbitaal 

 

Ee Magaalada Muqdisho ugu waaweyn lana dhigo dhawaacyada ugu badan ayaan inta badan helin

Dr. Garweyne

Gacan dowladeed oo toos ah marka laga reebo Hey,addo shisheeye oo iyagana inta badan ka baqa dhibaatada ka jirta wadanka

dsc01622

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: