• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Taageerayaashii Shabaabka oo Ay Neef Ka Soo Booday Kadib Hadalkii uu Shalay Mansuur Jeediyay Maxaase,?????


 abuumansur Dhageyso:- kadib markii ay maalmahan is dhaaf dhaafayeen wararka xaqiijinaya iyo kuwa

 

 

Ka shakisnaa khilaafka Madaxka kooxda Al-Shabaab ayuu shalay

 

Muqtaar Roobow qaar ka tirsan Saxaafada Muqdisho Masjid iskugu

 

 

keenay halkaasoo uu qalbiga ug dajiyay Taageerashiisa iyo

 

 

Madaxdiisa  Al- Qaacida gaar ahaan Usama Binladen sida uu isagaba sheegay Hadalka Mansur oo ay dadka  Aragtiyo  kala duwan ka qaateen  ayaa u badnaa in uu ilaaliyo

doonta ay wada saaran yihiin isaga iyo godane xataa Hadii ay jirto Khilaafka la Shaacay

 

Doonta ay wada saaran yihiin isaga iyo Axmad Godane oo Ah in Taageerada dhaqaale iyo

 

Tan Ciidanba ay ka helayeen isku meel kana rajo qabaan in ay u sii Socoto tan Labaadna

 

Waa dhalinyarada dagaalka ku jirta ee maalin walba loo diro laguna Sagootiyo in ay isa soo

 

Qarxiyaan oo ay Aakhirana uga sii hormaraan dadka ay iyaga dilayaan kuwaasoo aan

 

Inta badan ku dagaalamin magaca Digil iyo Mirif Hawiye ama daarood maadaama Ay garab

 

Dagaalamayaan dad ka yimid meelo ka baxsab Somaliya Kumanaan KM af iyo Midabna aan

 

La wadaagin sidaas darteedna aysan Muqtaar iyo Geyrkiisba u soconeynin in u Ciidan Beeleed

 

Meel gooni ah ula baxo dagaalada hada Soomaaliya ka socdana ka sii ahaado Xubin Muuqata

 

Waxaanse la inkiri karin in u khilaaf u dhexeeyo isaga iyo Hogaamiye Godane Maadaama

 

Siday qabaan dadka hadalkiisa dhuuxay uusan marna soo qaadin Amiirkiisa ama wax khuseeya

 

Hogaanka balse uu ku noq noqnayay Mujaahidiinta isma khilaafaan iyo isma khilaafsana

 

Waa run in dadka uu isaga u yaqaan Mujaahidiin aanay is khilaafi karin Magaca Mujaahidiin

 

Ee dagaalama waxaa looga yaqaanaa Muqdisho iyo Konfur Somaliya Caruurta ka Hooseeysa

 

Labaatanka sano kuwaasoo ku halaagmay dagaalo dadkii soo shiday ay Dowlar Ku xisaabtamaan

 

Halka laga rabay in uu ka hadlo ugu yaraan Hogaanka Shabaab oo uu yiraahdo Aniga iyo

 

Amiirkeyga Abu Zubeyr wax na dhax yaala ma jiraan dhinaca kale wararka la xiriira khilaafka

 

Roobow iyo Godane ayaa sheegaya in Mansuur Roobow uu wado la tashiyo Badan lagana yaabo

 

In uu ku dhawaaqo urur ay ku mideysan yihiin isaga iyo Xasan Daahir hadii uusan la kulmin

 

Cadaadis kaga yimaada Ururweynaha Al-qaacida iyo dhinacyada ku taageera Dagaalada Soomaaliya ka Socda

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: