• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Dagaalo Goos Goos Ah oo Saaka Ka Dhacaya Qeybo Ka Tirsan Xaafadaha Magaalada Muqdisho


kaaro3 Dagaalo yar yar iyo dhawaqa Rasaasta ayaa saaka laga

 

 

 

Maqlayaa deegaanada qeybo ka Mid ah Xaafadaha waqooyiga

 

 

 

Magaalada Muqdisho Iska horimaadkan Ayaa  waxa uu  ka dhacay deegaano

 

 

Maalmahan daganaa oo aysan ka jirin wax Dagaalo ah marka loo fiiriyio degmooyinka  Hodan iyo H/wadaag kuwaasoo ay dagaaladii ugu badnaa ka dhaceen Asbuucyadii la soo dhaafay Deegaanada ay saaka iska horimaadyada ka dhaceen ayaa waxaa ka mid ahaa qeybo

 

ka tirsan Degmooyinka  C/casiis Shibis iyo Boondheere oo mudooyinkii dambe la isku

 

Hor fadhiyay  Lamana oga in ay tahay isku day ay Ciidanka Dowlada iyo kuwa AMISOM

 

Ku doonayaan in ay isku Balaariyaan sida Hodan iyo H/wadaag ka

 

Socotay iyo in ay tahay baraarug ku yimid Maleeshiyaadka

Shabaabka oo khilaaf la sheegay dartiis looga nastay dhinaca Xaafadaha Waqooyin.

 

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: