• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Madaxweyne Shariif oo Safar Deg deg Ah ku Aaday Nairobi Xili Laga Sugayay Raisul-wasaare Cusub


sh-shariif-iyo-muwai-kibaki Madaxweynaha DKMG ee Soomaaliya Sheikh Shariif Sheikh Axmed

 

Ayaa maanta si lama filaan ah uga Duulay  magaalada Muqdisho isagoo

 

La sheegay in uu ku wajahan yahay Magaalada Nairobi ee caasimada

 

Kenya safarka madaxwaynaha ayaa Ku soo aaday xili uu ku sugnaa Magaalada Muqdisho wax ka yar laba maalmood isagoona sida la sheegay labadaas maalmood ku jiray Shirar aan loo kala kicin oo uu la qaadanayay dhinacyo kala duwan oo muqdisho ku sugan kuwaasoo ay  ka mid ahaayeen Xubnaha baalmaaanka oo uu ula kulmayay

 

Qaab ah shanta Qabiil ee loo qeybiyay Bulshada soomaaliyeed Safarka uu madaxweynaha ku aaday Kenya ayaa lagu

 

Sheegay in uu kula kulmi doono Madaxweynaha Kenya oo uusan lugta soo marinin markii uu la soo kulmayay

 

Madaxda wadamada deriska safarka madaxweynaha ayaa laga yaabaa in uu u sii gudbo wadanka ugandha

 

buqaqable@windowslive.com

buqaqable@yahoo.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: