• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Ciidamada AMISOM oo Soo Riixay Difaacyadii Maleeshiyada Xisbul-islaam Kaga Sugnaayeen Degmada Hodon


kaaro1 Ciidamada Midowga Afrika Ee AMISOM oo ugu yaraaan bishii ugu Dambeysay

 

 

Muqdisho ka waday isbalaarin Xoogan ayaa shalay galab ka fara Maroojiyay

 

 

Maleeshiyaadka Xisbul-islaam Fariisin ay mudo dheer ku Sugnaayeen oo ah

 

Isbitaalkii  Xooga Dalka halkaasoo ay xalay ku hoydeen Cutubyo loo maleynayo iy ay ka tirsan yihin  Ciidanka Burundi maalmo Ka hor ayay aheyd markii ay Ciidanka AMISOM Saldhig ka Sameysteen Isbitaalkii Digfeer

oo aan isna Sidaas uga Fogeyn Isbitaalka Xoogga dhinaca kale tan iyo shalay waxaa socday  Iska hor imaadyo

 

Yar yar oo u dhexeeyay Ciidanka AMISOM iyo kooxihii lagala wareegay isbitaalka Xooga Dalka  lama oga

 

Khasaaraha ka dhashay ama soo kala gaarey dhinacyadii dagaalamay iyo Rayidka in kastoo ay wararka Sheegayaan in uusan dagaal weyn dhicin balse la is tur tuuray

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: