• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Madaxweyne Shariif oo Muqdisho Dib Ugu Soo Laabtay iyo Jagadii Raisul-wasaaraha oo


shariifka Madaxweynaha Dawladda KMG ah Mad, Shariif  ayaa saaka dib ugu

Soo laabtay Magaaladda Muqdisho kadib safaro uu ku soo kala bixiyay

Caasimadaha Newyork Madrid Djibuti Addis-ababa iyo Nairobi

Safarka Madaxweynaha ayaa ku soo aadaya iyadoo ay indhaha iyo

Dhagaha soomaalida oo dhan ku sii jeedaan Ninka qaban doona Jagada  Xafiiska Raisul-wasaaraha oo hada banaan iyo waliba Gollaha wasiirada la soo magacaabi doono  wararka Magaalada Muqdisho naga soo gaaraya ayaa sheegaya in ay

Magaalada ka socdaan olole Xoogan oo ay beelo iyo Xildhibaano ku lug leeyihiin kaasoo ay ku doonayaan in ay ku helaan jagadaas halka uu

Dhinaca kalena talooyin iyo fekero kala duwan kaga soo dhargay Shariifka Magaalooyinka aan kor ku soo sheegnay haba u gu badnaadeen

Magaalooyinka Djibuti iyo Addis ababa oo ay Soomaali iyo ajaaniba kula soo kulmeen walina ma cadda Ninka ku guuleysan doono howshan

Eeda iyo dhiiga wadata balse warar xog-ogaal ah ayaa sheegaya in ay sabadkan Puntland Candhuufteeda dib u liqi doonto

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: