• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Diyaarado Aan La Aqoon Ayaa Magaalada Marka Ku Duqeyay Guri Ay Sraakiil Shabaab Ah Ku Shirsanaayeen


attack-helicopter Dad goob joogayaal ah ayaa xaqiijinaya in ay maanta awalkii hore magaalada Marka duqeeyeen diyaardo

Helicoptero Millatry ah oo Aan la garaneynin Cida iska leh balse ka soo duulay Maraakiib dagaal oo

Baddaha Soomaaliya jooga jooga wararkan ayaa intaas ku Daraya in diyaradahan Ay  mudo dul heehaabayeen

Magadala Marka ka hor inta aysan duqeynta geysan  inkastoo aan la ogeyn cida sida Rasmiga ah loo beegsaday ayaa hadana wararka ka imaanaya magaalada waxay sheegayaan in duqeynta loo geystay Saraakiil Shabaab ah oo ku shirayay guri Magaalad ku yaala iyadoona ay taas sii xoojisay

kadib markii ay Maleeshiyada Shabaabka joojiyeen isgaarsiintii magaalada gaar ahaana  wariyayaal magaalada joogay oo sida la sheegay laga aruriyay

Mobiladii iyadoo ay wararka qaar intaas ku sii darayaan in magaalad Bandow maalin ah lagu soo rogay ma ahan  markii ug horteysay ee duqeyn

 

Cirka ah lala beegsado Madaxda Maleeshiyaadka ku xiran Al-Qacida ee Soomaaliya jooga ha ahaadeen Ajaanib ama Soomaali isla bishan sanadkii hore ayay aheyd

Markii Meel Magaalada Marka u dhow lagu dilay Saalix Nabhan oo ahaa u qeybsanihii Geeska Afrika ee ururka Al-Qaacida Sanadkii ka horeeyayna waxaa

Magaalada Dhuusa mareeb lagu dilay Aadan Xaashi Ceyrow oo ahaa Maskaxdii ka dambeysay Shabaabka Magaalada Dhoobleyna Xasan Turki ayaa ka badbaaday Crus laga soo riday Markab Badda fadhiya  

.

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: