• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Dagaalo iyo Duqeymo Saaka Mar Kale Ka Bilowday Xaafado Ka Tirsan Magaalada Muqdisho


images Magaalada Muqdisho oo Maalmahaan daganeyd ayay saaka mar kale ka bilowdeen Dagaalo iyo

Duqeymo u dhexeeyay Ciidamada Dowladda iyo Kooxaha ka soo horjeeda Dagaaladan

Ayaa ka dhacay xaafado ka tirsan dagmooyinka gobalka Banadir.dagaalkan oo bilowday Waaberigii

Hore ee waqtiga Muqdisho ayay wararka sheegayaan inuu bilowday kadib  markii ay weerar soo qaadeen kooxaha Dowladda ka soo horjeeda kuwaasoo weeraro isku mar ah ku ekeeyay fariisimooyin ay  Ciidamada dowladda ku lahaayeen dagmooyinka  Hodan Shibis Boondheere iyo H/wadaag. wali ma cadda  qasaaraha ka dhashay dagaalkan oo hada qaboobay laysuna adeegsaday hub culus iyo

Madaafiic gaartay goobo ka fog meelaha la isku dagaalay wararka hor dhacana ahna waxay sheegayaan in ay inta badan ku waxyeeloobeen dad rayid ah dagaaladan ayaa u

Muuqda in ay kooxaha Muqdisho isku muujinayaan in ay wali joogaan maadaama usan wax horumar ah laheyn marka laga reebo qasaaraha rayidka soo gaara

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: