• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Shabaab iyo Xisbul-islaam oo Xoog Kula Wareegay Laba Ka Mid Ah Idaacadihii Muqdisho Ugu Waaweynaa Horn-Afrik iyo GBC


69_hon Kooxaha Al-Shabaab iyo Xisbul-islaam ayaa si xoog ah kula kala wareegay labadii xarumood

Ee idaacadaha Hornafrik iyo GBC labadan Xarumood oo iskugu jiray Radio TV Ayaa ka mid ahaa

Warbaahinta ugu Magaca dheer Magaalada Muqdisho gaar ahaan Qeybaha Ay joogaan  Mucaaradka

Sida ay ku waramayaan goob joogayaal Maleeshiyo hubeysan oo ka tirsan Kooxda Al-Shabaab ayaa xalay fiidkii Xoog ku Galay Xarunta idaacada Hornafrik halkaasoo ay kula wareegeen dhamaan qalabkii kala gedisnaa ee ay idaacada Ku shaqeynaysay Dhinaca kale  Kooxda Xisbiga ayaa iyadana sidoo kale xoog ku galay Xarunta GBC halkaasoo ay kala eryeen Shaqalihii ku sugnaa sidaasna ay Kula wareegeen Warbaahinta Magaalada Muqdisho iyo goobaha ay joogaan

Labadan koox ayaa hore u qabay dhibaatooyin kaga imaan jiray Kooxahan iyaga u diiday in ay ka hadlaan waxa ka jira Goobaha ay haystaan handadaad iyo dil joogta ah ayaa ku socday Warbaahinta iyo

 

Wariyayaasha tan iyo Markii ay Ciidankii Ethiopia ka baxeen wadanka xiligaasoo ay koox walba Magac iyo Maleeshiyo gooni ula baxday bilo ka hor ayay aheyd Markii u Macalin Xaashi oo ka tirsan

 

Kooxda Xisbiga Mamnuucay Musika iyo Heesaha Soomaaliga ah bil kadibna waxa uu Mamnuucay in la xuso Maalmaha Gaarka ah sida Xoriyada Maalinta Calanka Maalinta 15 ka may arinkaasoo ay

 

Dad badan ka xumaadeen Idaacada Shabellana ku qasbay in ay habeen madow ka guurto Aaga ay ku sugan yihin kooxahan hadana wararka qaar ayaa sheegaya in ay Idaacadahan qorsheynayeen

 

in ay u guuraan Goobaha ay ku sugan yihiin Ciidanka AMISOM iyo Dowlada waxaanse la ogeyn waxa ay u tari karaan qalabka idaacaha kaliya maadaama aanay idaacadahan u shaqeyn doonin ama loogu kalsoonaan doonin sidii hore hadiibay ay isku dayaan inay ku shaqeystaan Magacyadii hore   

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: