• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Gud, Shariif Xasan oo Baajiyay Kulankii Ay Xildhibaanada Maanta Codka Kalsoonida Ugu Qaadi Lahaayeen Xukuumada


shxanan73 Kulan maanta loo balansanaa in ay Xukuumada R/ Cumar C/rashiid ku hor timaado

Baarlamaanka ayaa si lama filaan ah ku baaqday Kadib markii Sida la sheegay u hor istaagay

Gudoomiyaha Baarlamaanka Shariif  Xasan oo isaga la safan Raisul-wasaaha Shariif Xasan

Ayaa laba Maalin ka hor si dag dag ah ku yimid Magaalada Muqdisho iyadoo loo fadhiyo isla kulankan kaasoo oo u baaqay in la soo xiro fadhiga aana la qaadi karin wax cod ah  balse Ku xigeenkiisa oo sida u muuqa la safan garabka kale sidaasna Cod la qaaday Aqlabiyad lagu dalbay in ay Xukuumada Cod kalsooni ku soo weydiisato Mudo aan ka badneyn Sadax maalmood  waxaase la yaab leh in Mowshinka lala doonayo R/ Cumar C/rashiid ay wax ka wadaan Sadax diisa Raisul-wasaare ku xigeeno

kuwaasoo kala ah C/waaxid  Goonjeex   Sh Aadan Madoobe iyo Prof Ibbi iyo waliba kala bar Gollaha wasiirada taasoo ka dhigan in u jiro barnaamij xoogan oo lala damacsan yahay Raisul-wasaaraha .

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: