• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Hey,adda Cullimada Soomaaliyeed Wax Jihaad ah oo Muqdisho Ka Jiraa Ma Jiraan Dagaalada Bisha-Barakeysanna Lagu Gaar Yeelana Waa Dambi Dambi Ku Sii Dar


hayada-culimada Hey,adda Cullimada Soomaaliyeed ayaa mar kale ka soo horjeesatay Magaca dagaalada

Muqdisho ee Jihaadka lagu Sunday iyadoona Hey,adda ka digtay in dagaalada bishan lagu

Faanaa ay noqon doonaan dambiyo waaweyn oo Magaca diinta lagu galay Dhanka kalena

Waxay Heya,dda Shacabka Soomaaliyeed iyo ummaddaha muslinka ah ugu tahniyadaysay bilashada bisha ramadaan ee barakaysan,waxayna ilaahay uga baryaysaa in uu waafajiyo dhammaan Acmaasha uu Alle raaliga ka yahay,  Bisha ramadaan  waa fursad qaali ah oo loogu tala galay in si fiican looga  Sahay qaato Taqwada,naftana laga nadiifiyo Waxa aan aakhiradeeda anfaca u laheyn ee qabrigeeda iyo qiyaamahaba dhibaya.

Waa bil, naxariista ilaahay fududeeyay,albaabadeedana furay,marka Sidaas darteed Hey,addu waxay soo jeedinaysaa in shacabka Soomaaliyeed loo

Naxariisto lagana daayo dagaalada iyo dhibaatooyinka ay Muslim iyo gaalba la yaaban yihiin oo ugu yaraan bishaan la siiyo fursad ay ilaahay ku caabudaan kuna baryaan,

 

Hey,addu waxay leedahay  illaahay ha ka baqaan kuwa shacabka qaxay sii qixinaya kana daba qaadaya Mashaakila Hey,addu waxay ugu baaqaysaa cid kasta oo awood u leh kaalmeynta Shacabkaas Gudda iyo dibbadaba in ay kaalmo deg deg ah la gaaraan 

 

Madaxa Hayadda Culumada Soomaaliyeed

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: