• RSS Somali VOA

    • Wicitaanka: Prof. Xuseen A. Warsame March 26, 2017
      Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay sida kor loogu qaadi karo tayada waxbarashada ee dugsiyada iyo jaamacadaha Somalia, waxaana marti ku ah Prof. Xuseen Axmed Warsame.
    • Burco: Xaaladaha Abaaraha March 26, 2017
      Xaalada abaaraha ee mudooyinkanba ka taagnayd deegnada Soomalida ayaa ah mid saamaysay dad iyo xoolaba islamarkaana keentay inay dadkii xoolo dhaqatada ahaa ay ku waayaan badi xoolahoodi, iyadoo geela oo ka mid ah xoolaha kiisa ugu adkaysiga badan uu hada yahay kani ugu liita.
    • Ohio: Toogasho ka Dhacday Goob lagu Caweeyo March 26, 2017
      Masuuliyiin ku sugan magaalada Cincinnati ee gobolka Ohio ee dalkan Maraykanka ayaa sheegay in ugu yaraan 15 qof la toogtay, kuwaas oo qof ka mid ah xaaladdiisu ay halis tahay, ka dib markii xalay rasaas lagu furay xarun lagu caweeyo oo dad badani ku sugnaayeen.
    • Mosul: 100 ku Dhimatay Duqeymaha Cirka ah March 26, 2017
      Isbahaysiga Milateri ee uu hoggaamiyo Maraykanku ayaa weeraro xagga cirka ah ku qaaday Mosul, waxaana dad goobjoog ahi ay sheegeen in weeraradaas ay ku dhinteen in ka badan 100 rayid ah.
    • Dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington March 25, 2017
      Dhageystayaal ku soo dhawaada barnaamijka Caweyska Washington, waxa la diyaar ah Sahra Ciidle Nuur.
    • Dhageyso Martida Makrafoonka March 25, 2017
      Ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamijka Martida Makrafoonka, waxa London ka soo diyaariyay Ridwaan Xaaji Cabdiwali.
    • Holland: Dowlad Isbaheysi oo ay Tahay In La Soo Dhiso March 25, 2017
      Muddo 10 casho ah ayaa ka soo wareegtey marki lasoo gaba-gabeeyey doorashadi dalka Holland oo indhaha adduunka oo dhan soo jiidatey.
    • Abaaraha ka Jira Gobolka Sanaag March 25, 2017
      Gobolka Sanaag waxa uu ka mid yahay deegaanada ay abaaruhu sida daran u saameeyeen, iyada oo lix milyan bar Soomaali ah ay abaarahani saameyn xoog badan ku yeesheen.
    • Hambalyada iyo Heesaha: Danduray iyo Cuud March 25, 2017
      Barnaamijka Hambalyada iyo Heesha ee toddobaadkan waxaa inoo haya Ibraahim Xasan Maxamuud (Daanduray) iyo Caasha Ibraahim Aadan (Cuud)
    • Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo dhaceysa 10-ka April March 25, 2017
      Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Cadaado waxa ay isku raaceen in 10ka April la qabto doorashada Madaxweynaha Galmudug.
    • Shir Nairobi Uga Furmay Madaxda IGAD March 25, 2017
      Waxaa galabta ka furmay magaalada Nairobi shirka madaxda dalalka ku bahoobay urur goboleedka IGAD.
    • Dad Lagu DIlay Muqdisho March 25, 2017
      Rag hubeyan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku dilay xoghayihii maamulka degmada Wadajir, Cabdiraxmaan Sheikh Axmed Calasow iyo laba ka mid ah ilaaladiisa,.
    • Mareykanka oo Adkeynaya Bixinta Dal-ku-galka March 25, 2017
      Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa weydiisatay Safaaradaha iyo qunsuliyadaha Mareykanka ee caalamka in ay baaritaano dheeraad ah ku sameyaan dadka qaar marka ay dalbanayaan fiisooyinka.
    • Golaha Ammaanka ee Q.M. oo ka Hadlay Soomaaliya March 24, 2017
      Golaha Amaanka ee Q.M ayaa ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada New York waxay uga hadleen arrimaha abaarta sii baahayso ee Soomaaliya.
    • Turkiga oo Maanta Gargaar Geeyey Muqdisho March 24, 2017
      Hay’adda Bisha Cas ee Turkiga ayaa maanta magaalada Muqdisho ka dejisay diyaarad sidey hal tan oo raashiin nafaqeysan ah oo loogu talagay dadka ay abaaruhu ku saameyeen qaar ka mid ah gobollada dalka, gaar ahaan caruurta nafaqo darrada la ildaran.
    • Sawirro: Qarax Baabuur oo ka Dhacay Muqdisho March 24, 2017
      Qarax loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacay maqaayad ku taalla agagaarka Hotel Naasa-Hablood 2 ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa meel aad muhiim ah oo dadka ay ku badan yihiin, oo ku dhow isgoyska Xaawo taako ee magaalada caasimadda ah. Goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa ah qeybta baabuurta la dhigto ee maqaayadda. In […]
    • Faaqidaadda: Golaha Wasiirada Cusub March 24, 2017
      Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya ee uu dhowaan magacaabay ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Sandheere  
    • Dad Kale oo loo Xiray Weerarkii London March 24, 2017
      Booliska magaalada London ayaa maanta sheegay in laba qof oo kale ay u xireen weerarkii ka dhacay meel ku dhow xarunta baarlamanka Britain.
    • Trump oo Jeediyey Hanjabaad la Xiriirta Obamacare March 24, 2017
      Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa xubnaha xisbiga Jamhuuriga ugu hanjabay inuu barnaamijka daryeelka caafimaad ee Obamacare sidiisa ku deyn doono, oo uu arrimo kale diiradda saari doono, haddii aysan maanta u codeyn barnaamij kaas beddel u noqon doona.
    • Uhuru iyo Farmaajo oo Heshiisyo ku Saxiixday Nairobi March 23, 2017
      Madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya, Maxamed Cabdullhi Farmaajo iyo Uhurro Kenyatta ayaa maanta kullan ku yeeshay magaalada Nairobi, iyagoo kulankooda ka dib kala saxiixday heshiis dhowr qodob ka kooban.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

WADDAN BA’AY OO BUR- BURAY BALAAYANA KA TALISAY (MAQAAL XIISO LEH WAXAA QORAY Avv. Xussein Diiriye Afrax)


avvxdafrax1 Caleema saarkii Jabuuti keddib markii uu Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu waddanka dib ugu soo laabtay ayaa Mucaaradka waxay weerar

 

Dhinac walba ah ku soo qaadeen dowladdi curdunka ahayd inta ayan weliba cagaheeda isku taagin. Hajuumkii qaraaraa ee ugu horeeyay waxay Dowladda

 

u muuqatay mid laga awood sareeyo oo sidaasna caasimadda ku dhici doonto gacanta mucaaradka balse Sheekh Shariif iyo inta siyaasaddiisa ayidsan

 

Ayaa waxay jilbaha u aasteen in madax banaanidda Soomaaliya ayan gacanta u galin rag muxaarad ah oo ajaanib cadaw ah Dabada ka wadaan. walow

 

Mucaaradka ay ku harereysan yihiin madaxtooyada iyo inta u dhow  haddana Sheekh   Shariif iyo kooxdiisa waxay u babac Dhigeen in ay cadawga ka difaacaan inta yar ee degmooyin oo maamulka hoos yimaado.Rididdi kacaankii ciidamada ee Siyaad Barre kaddib

ayaa muddo ka badan rubac qarni waxaa Soomaaliya  jilbaha dhulka ugu dhuftay jabhado bililiqo doon ah oo ay madax ka yihiin rag isuma taliso ah oo mid waliba dantiisa kala weyn tahay midda umadda,qaar

 

Shuftadaas ka mid ah waa kuwii loogu magic daray shahaada la dirirka oo markii fal-fal xumadooda loo maara waayay loona adkeysan waayay dhibaata, Sida:dilka,kufsiga,boobka iyo

 

Bililiqada ayaa  umadda is abaabushay shuftadiina uga adkaatay   dagaal uu hor wadeen ka ahaa wadaadka manta waddanka ka taliye,balse hore ayaa waxaa loo yiri nin Buko boqol u talisay,waddan

 

bukana belo ka talisay, sidaas ayaa guushii lixda bilood ee maxkamadaha soo hooyeen waxaa weerar xoog badan gudaha iyo dibaddaba  looga soo qaaday. Shiddo,tacab iyo is jiid-jiid gacmo daalis

 

keddib ayaa mar kale la isku dayay in soomaalida loo yagleelo dowlad ay umadda ku diirsato,sidaas ayaa waxaa Jabuuti la isugu keenay dad kumanaan kor u dhaafay in si madax banan ay ku doortaan

 

Ninkii hoggaanka u qaban  lahaa,dadkii doorashadaas isu sharaxay waxaa si madax bannaan uga guuleystay Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed, balse sidii horeba Soomaalida looga bartay

 

waxaa durbadiiba soo baxay dad madaxtinimo u hamuun qabo,talo iyo wanaagna dhinac maray isuna taagay dagaal iyo in ay umadda u horseedaan balaayo tii hore ka daran,dadka waxay u baahan

 

yihiin gacan qabat,taakuleen iyo in dhinaca wax tarka lagu hoggaamiyo, laga dhiso niyada,madaxdii intaas loo doortay waxay howshooda ka wadi waayeen wax magarato  kaashatay cadaw waddamadooda

 

Laga doon-doonayo.Markii muddo badan wax laga qaban waayay cudurka  hayo inta badan koofurtta Soomaaliya, ayaa haatan  waxaa  muuqata in cudurkii uu u gudbay goobo hor leh oo gudaha Soomaaliya

 

Ama waddamada deriska,arrintaas  si cad tusaale waxaa ugu filan waxa ka dhacay Uganda ama waxa waqti xaadirkaan ka taagan dowlad goboleedka Puntland.

Haddii si deg-deg ah looga adkaanwaayo

 

Shuftada iyo qowleysatada ka dillaacday koofurta Soomaaliya,waxaa la hubaa in dowlado badan ee geeska Afrika ay ku dambeyn doonaan qas iyo jahawareer ee inta goori goor tahay halagu dhaqaaqo sidii la isu garab

 

istaagi lahaa dowladda tabarta daran ee Sh. Shariif  Sheekh Axmed, ayadoo isla markaasna shacabka lagu guubaabinaayo in nabadda horsed ka tahay soo saaridda kheyraadka badan oo Allaah ku manneystay waddanka.

 

Avv. Xussein Diiriye  Afrax

Edmonton   London

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: