WADDAN BA’AY OO BUR- BURAY BALAAYANA KA TALISAY (MAQAAL XIISO LEH WAXAA QORAY Avv. Xussein Diiriye Afrax)


avvxdafrax1 Caleema saarkii Jabuuti keddib markii uu Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed uu waddanka dib ugu soo laabtay ayaa Mucaaradka waxay weerar

 

Dhinac walba ah ku soo qaadeen dowladdi curdunka ahayd inta ayan weliba cagaheeda isku taagin. Hajuumkii qaraaraa ee ugu horeeyay waxay Dowladda

 

u muuqatay mid laga awood sareeyo oo sidaasna caasimadda ku dhici doonto gacanta mucaaradka balse Sheekh Shariif iyo inta siyaasaddiisa ayidsan

 

Ayaa waxay jilbaha u aasteen in madax banaanidda Soomaaliya ayan gacanta u galin rag muxaarad ah oo ajaanib cadaw ah Dabada ka wadaan. walow

 

Mucaaradka ay ku harereysan yihiin madaxtooyada iyo inta u dhow  haddana Sheekh   Shariif iyo kooxdiisa waxay u babac Dhigeen in ay cadawga ka difaacaan inta yar ee degmooyin oo maamulka hoos yimaado.Rididdi kacaankii ciidamada ee Siyaad Barre kaddib

Continue reading