• RSS Somali VOA

    • Dawladda Somalia: Lacag Yaan la Bixinin July 23, 2017
      Dawladda Soomaaliya ayaa ku amartay ganacsatada Soomaalida inay joojiyaan dhammaan lacagaha baadda ah iyo kuwa kale ee la siiyo ururka Al-Shabab.
    • Uhuru Kenyatta oo Gaarisa Booqday July 23, 2017
      Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta booqday gobolka Waqooyo Bari gaar ahaan magaalada Gaarisa xillli ay labo toddobaad oo keliya ka harsan tahay doorashada madaxtinnimada ee waddankaasi.
    • Dawladda iyo Lacagaha uu Alshabab Qaado July 23, 2017
      Dawladda Somalia ayaa sheegtay in ganacsatada lagu helo inay taageero dhaqaale u fidiyana ururka Al-Shabab sharciga lala tiigsan doono, sida ay shir jaraa'id ku sheegeen madax dawladda ka tirsan.
    • Somaliland: Xoolo loo Dhoofinayo Sacuudiga July 23, 2017
      In ku dhaw hal milyan oo neef ayaa la filayaa inay ka dhoofaan dekedda magaalada Berbera ka dib markii dawladda Sucuudigu xayiraaddii ka qaadday dhoofka xoolaha
    • Wicitaanka: Eng. Muuse Kooshin July 23, 2017
      Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay Kheyraadka Biyaha ee Somalia, waana Q-2aad, waxaa marti ku ah Eng. Muuse Kooshin oo culuumta deegaanka ku takhasusay
    • Faah-faahinta Maxaabiista Xalay Ka Dagtay Muqdisho July 22, 2017
      Dowladda Soomaaliya faah-faahisay maxaabiis laga soo daayey dalka Itoobiya oo xalay fiidkii ka dagay garoonka diyaaradaha caalamiga ah Adan Cadde ee magaalada Muqdisho.
    • Dowlada Soomaaliya oo Ganacsatada Ku Eedeysay in Ay Dhaqaalo Ku Taageeraan Al Shabaab July 22, 2017
      Laamaha amniga ee Dowlada Federalka Somalia ayaa xaley soo saarey amaro ay dul-dhigeen ganacsada iyo shirkadaha dhinaca ganacsiga ee Somalia, iyaga oo dhinaca kalana ku eedeeyey qaar ka mid ah ganacsasatada in ay dhaqaalo siiyaan kooxda Alshabab.
    • Madaxweyne Trump oo Eedeeyey New York Times July 22, 2017
      Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qoraal uu Sabtidii soo dhigay bartiisa Tuwiiterka ku eedeeyey wargeyska New York Times inuu burburiyey qorshe uu Mareykanka ku rabay inuu ku khaarejiyo hogaamiyaha kooxda Daacish Abu Bakr al-Baghdadi.  Madaxweyne Trump mu uusan bixin faah-faahin dheeraad ah oo ku saabsan sida uu wargeyska ku arbushay qorshaha lagu di […]
    • Maxaabiis lasoo daayay Ethiopia oo Muqdisho gaaray July 22, 2017
      In kabadan 100 maxbuus oo eedeymo kala duwan ugu xirnaa dalka Itoobiya, ayaa caawa lasoo gaarsiiyay garoonka diyuuradaha magaalada Muqdisho.
    • Sool: Qarax Keenay Dhimasho iyo Dhaawac July 22, 2017
      Hal cunug ayaa ku dhintay, 17 qof oo kale oo shan ka mid ah ay caruur yihiinna wey ku dhaawacmeen ka dib markii uu ku qarxay bam iyagoo ku sugan xero ay ku nool yihiin dad barakacayaal ah oo ay Abaartii Soomaaliya ku dhuftay ka dhameysay xoolihii.
    • Hargeysa: Bandhigga 10aad ee Buugaagta. July 22, 2017
      Danjireyaal iyo dibloomaasiyiin ka socda dawladaha Yurub oo ay ka mid yihiin safiirka Midowga Yurub iyo safiirka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya ayaa maanta gaadhay Hargeysa, si ay uga qaybgalaan sannadguurada 10aad.
    • Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka July 22, 2017
      Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka ee toddobaadkan waxa inoo haya Jamaal Axmed Cusmaan, qoddobada barnaamijkana waxaa ka mid ah xiriirka Dawladda Federaalka iyo maamul goboleedyada.
    • Hambalyada iyo Heesaha: Daanduray iyo Cuud July 22, 2017
      Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa inoo haya Ibraahim Xasan Maxamuud (Daanduray) iyo Caasha Ibraahim Aaden (Cuud)
    • Taliyihii Booliska Minneapolis oo Is-Casishay July 22, 2017
      Taliyaha ciidanka booliska magaalada Minneapolis Janee Harteau ayaa cadaadis la saaray dartiis is-casishay oo xilka ka dagtay, kadib markii nin Soomaali ah oo booliska ka tirsan la sheegay inuu dil u geystay haweenay caddaan ah oo Ausralia u dhalatay.
    • Al-Shabaab oo Gabdho ka Afduubtay Hiiraan July 21, 2017
      Kooxda Al-Shabaab ayaa saddex gabdhood oo la shaqeeya hay’ad dhinaca miino baarista ka shaqeysa saaka waabarigii ka qafaashay deegaanka Far-libaax ee gobalka Hiiraan.
    • Rag Daacish loo Maleynayo oo Dil ka Gaystay Bari July 21, 2017
      Niman hubeysan oo lagu tuhmayo inay ka tirsanihiiin kooxda Daacish ayaa xalay qof ku dilay degmada Balli-Daggan ee gobolka Bari.
    • Madaxweyne Farmaajo: Ha la Joojiyo Dagaalka Xeraale July 21, 2017
      Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka ka socda deegaanka Xeeraale ee Gobolka Gal-guduud, oo dad badan ay ku dhinteen.
    • Faaqidaadda: Dhibaatada Amisom ku Hayaan Beeraleyda July 21, 2017
      Qaar ka mid ah beeraleyda Soomaaliya ayaa isku diyaarinaya inay dib u billaabaan beerashada dalagyada kala duwan, hase yeeshee waxa ay dhibaato kala kulmayaan ciidamada Amisom oo saldhigyo ka sameystay beerahooda. Illaa 12o beerood oo badankood ku yaalla agagaarka deegaanka Qansaxdheere ee gobolka Baay, ayaa la sheegay inay ciidamada Amisom deegaan ka dhigte […]
    • Natiijada Imtixaanka Dugsiyada Somalia oo la Shaaciyey July 21, 2017
      Wasaaradda Waxbarashada dowlada federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shalay ku dhawaaqday natiijada imtixaanka guud ee sannad dugsiyeedki 2016-2017 ee dugsiyada sare ee dalka. Waxaa sidoo kale wasaarada ay soo bandhigtey shaxda ardeyda ku gudubtey imtixaanaadka iyo kuwa ku harey. Faah-faahinta warkaan waxaa Muqdisho kasoo dirtay Saynab Abuukar.      
    • Ragga ka Yar 50 Sano oo Laga Mamnuucay Al-Aqsa July 21, 2017
      Booliiska Israel ayaa ragga muslimiinta ah ee da’doodu ka yar tahay 50 sano jirka ka mamnuucay inay maanta salaadda jimcaha ku tukadaan masjidka barakeysan ee Al-Aqsa.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Wasiirka Wasaarada Bani-aadanimada iyo Dib u Dejinta Dowladda KMG Ah Ee Soomaaliya Mudane Dr. Maxamuud Cabdi Ibraahim (Garweyne) Ayaa Digniin Culus u diray He,yaddaha Magaca Soomaaliya Ku Qaraabta


mohamud_garweyne Wasaaradda bini-aadanimadda xukuumada KMG ah ee Soomaaliya ayaa sheegtay in ay talaabo ka qaadayso Hay’addii Samafal ee Aqoonsi la’aan

 

Ka howlgasha wadanka Soomaaliya.Wasiirka bini-aadanimada iyo dib u dejinta ee xukuumada KMG ah ee Soomaaliya mudane Maxamuud Cabdi Ibraahim

 

Garweyne) oo saxaafadda shir-jaraa’id u qabtay ayaa Hay’addaha samafalka ee ka howlgala wadanka Soomaaliya uga digay in Ay gudaha dalka Soomaaliya

 

ka howlgalaan iyagoon wax rusqad ah ka haysan Wasaaradda bini-aadanimada ee dowladda KMG ah ee Soomaaliya.wasiirka ayaa intaa ku daray in aan loo

 

Dulqaadan doonin Hay’addahaasi, wuxuuna sheegay in looga baahan yahay in ay iska soo diiwaangeliyaan Xafiiska Wasaaradda si ay ugu madax banaanaadaan Howlaha ay wataan.Mudane Maxamuud Cabdi Ibraahim ayaa sidoo kale sheegay in ay talaabo adag laga qaadi doono Hay’addii aan u hogaansamin hadalkan,

Garweyne_W_Bani_aadanimada_7

Wuxuuna sheegay in Wasaaradda loo sameeyay sidii ay uga shaqeyn lahaa Howlaha Bini-aadanimo ee dalka iyo sidii ay ula socon lahayd, isagoo sheegay in ay dulqaateen wax badan, balse wixii hada ka danbeeya

 

Garweyne_W_Bani_aadanimada_1

Aysan u dulqaadan doonin arrimahaas oo ay wax ka qaban doonaan.Wasiirka bini-aadanimada iyo dib u dejinta ee xukuumada KMG ah ee Soomaaliya mudane Maxamuud Cabdi Ibraahim ayaa sidoo kale gaarsiiyay

 

Garweyne_W_Bani_aadanimada_2

Qaar ka mid ah Isbitaalada ku yaala magaalada Muqdisho gargaar Raashin ah oo isugu jira Digir iyo Caano-boore, kuwaasoo loogu talagalay Caruurta iyo Hooyadda Nafaqada daradu hayso,

 

Garweyne_W_Bani_aadanimada_3

wuxuuna dhanka kale sheegay in dalka ay ka taagan tahay xaalad Bini-aadanimo oo aad u daran, islamarkaana ay dad kor u dhaafaya qayaastii 2 milyan oo ka barakacay dagaalada ay

 

Garweyne_W_Bani_aadanimada_4

Kooxaha nabad diidka ah ka wadaan dalka ay ku dhibaataysan yihiin gudaha wadanka Soomaaliya. Wasiirka ayaa qeybiyay deeq loogu talo galay Hooyada iyo dhalaaanka taasoo uu gaarsiiyay qaar ka tirsan isbitaalada Muqdisho

Garweyne_W_Bani_aadanimada_5

buqaqable.com

One Response

  1. asc ,,,, suaal? madama ay dawladu ku dhisanthay 4.5 ! qabil, Garweyne maxu u qabtay dadkiisa, mase ka warqaba. khulkooda boobka lagu hayese haddusan horay uga hadlin, maku talla jiraa inu dantiisa ka hormariyo tan dadkiisa ileen dadkaada dad lagu noqdaaye.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: