• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Gollaha Xukuumada Cusub Ee Ra,isul-wasaare Cumar Cabdirashiid oo Markii Ugu Horeysay Maalinta Beri Ah Hor imaanaya Baarlamaanka Si Kalsooni Loo Siiyo Ama Loogu Diido


hfdsfdg Kulan ay maanta qaar ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya Muqdisho ku yeesheen ayuu Gudoomiye ku xigeenka koowaad C/weli Sheekh

 

Muudeey Ku sheegay in ay soo gaartay warqad ka socota dhinaca Xukuumada taasoo sheegaysa in maalinta beri ah ay baarlamaanka

 

Hor imaan doonto Xukumada si ay Kalsooni u weydiisato Gollaha baarlamaanka arintan ayaa imaanaysa iyadoo ay bilowgii bishan xildhibaano

 

Ka tirsan Baalmaanka u gudbiyeen Mowsshin ka dhan ah dowlada Ra,isul-wasaare Cumar Cabdirashiid ayna ka Codsadeen in Ay hor timaado baarlamaanka

 

Si loo siiyo Kalsoonida ama loogu diiido  dhinaca kale waxay maanta ansixiyeen xubnaha baarlamaanka xeerar aad iyo aad loogu muran sanaa oo ay ka mid ahaayeen tirada xidhibaano ee Mowshin ka keeni karta Gudoomiyaha iyo gudoonka baarlamaanka

Taasoo aad iyo aad loo badiyay lagana dhigay in ay 137 xidhibaan  ka keeni karto taasoo ka dhigan in lagu daray wax boqol Xubnood ka badan taradii awal ka keeni kartay gudoomiyaha 

 

Gollaha Wasriida Beri la filayo in la siiyo kalsoonida ama loo diido ayaa intooda badan hada ka maqan wadanka laakiin waxaa la filayaa in uu Rai,isul wasaaraha kaligii hor imaan doono baarlamaanka

 

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: