• RSS Somali VOA

    • Farmaajo oo Uganda u Socdaalay October 22, 2017
      Madaxweyne Farmaajo ayaa safarkiisan ee dalkaasi Uganda uu imanayaa maalin kadib markii uu cidamada u sheegay inay dawladdu dagaal qaadayso.
    • Qarax Miino oo Dilay ugu Yaraan 6 Qof October 22, 2017
      Shilkan ayaa ka dhacay meel u dhow tuulada Daniga oo u dhaxysa Magaalooyinka Balcad iyo Afgooye, iyada oo dadkii qaraxa ku dhintay ay saarnaayeen baabuur BL ah.
    • Taliyaha Booliska Puntland oo Dhaawacay Kuxigeenkiisa October 22, 2017
      Taliye ku xigeenka Booliska Puntland ayaa ku dhaawacmay rasaas uu riday taliyaha booliska Puntland C/qadir Shire Faarax Ereg, oo isagu rasaastaasi u waday sida la sheegay guddoomiyaha gobolka Nugal.
    • Dhageyso Barnaamijka Martida Makrafoonka October 21, 2017
      Dhageyso Barnaamijka Martida Makrafoonka, waxa toddobaadkan soo diyaariyay Ridwaan Xaaji Cabdiwali.
    • Dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington October 21, 2017
      Dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington oo toddobaadkan xiiso gaar ah leh. Sahra Ciidle Nuur, ayaa soo jeedineysa.
    • Manchester United oo Dhulka la Dhigey; Man City iyo Chelsea oo Badiyay October 21, 2017
      Kooxda Manchester United ayaa guul darro naxdin badan kala kulantay kooxda Huddersfield Town kulan ka tirsan horyaalka Ingriiska.
    • Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka October 21, 2017
      Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, oo aan markan diiradda ku saari doonno mashaqadii ka dhacdey Muqdisho 14-kii October, iyo sidoo kale doorashada Kenya. Jamaal Axmed Cismaan, ayaa soo jeedinaya.
    • Barn. Hambalyada iyo Heesaha October 21, 2017
      Barnaamijka Hamblayada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa inoo haya Ibraahim Xasan Maxamuud (Daanduray) iyo Caasho Ibraahim Aadam (Cuud)
    • Qubanaha VOA, Oct 19, 2017 October 20, 2017
    • Juventus oo 1-aad Noqotay Naadigii ugu Qarshka Badnaa CL Sanadkii Tagay October 20, 2017
      Kooxdii Finalka looga adkaaday Champions League, ayaa noqotay naadigii ugu faa'idada qarashka badneyd horyaalkaasi, iyagoo heley lacago gaaraya 110.4 million oo euro ($130.3 million), sida ay EUFA sheegtay Jimcahii maanta.
    • Conte: Wax Dhib ah Kama Taagna Tababarka Chelsea October 20, 2017
      Tababaraha Chelsea Antonio Conte ayaa meesha ka saaray inay jiraan qalalaase ka taagan hababka uu naadiga u tababaro.
    • Musharaxiinta Somaliland oo dood loo qabtay October 20, 2017
      Somaliland, waxaa xalay ay dood dhinacyo badan taabanaysaa ku dhex martay magaalada Hargeysa saddexda musharax ee u tartamaya doorashada madaxtooyada oo ay innaga xigto muddo saddex toddobaad ah.
    • Jamhuuriga oo ansixiyey miisaaniyadda dowladda October 20, 2017
      Xubnaha Jamhuuriga ee Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa cod 51-49 ku ansixiyey miisaaniyadda dowladda, taasi oo dhabbaha u xaareysa waxa uu madaxweyne Trump ugu yeeray “isbeddel weyn iyo cansuur dhimis”
    • Barnaamijka Faaqidaadda: Qaraxii Zoobe ka dhacay October 20, 2017
      Magaalada Muqdisho waxaa 14-kii bishan October ka dhacay qaraxii ugu weynaa ee magaalada ka dhaca, kaasi oo ay ku dhinteen dad ka badan 300 oo qof, islamarkaana boqolaal kale ay ku dhaawacmeen. Barnaamijka faaqidaadda waxaan ku eegeynaa dhibaatooyinkii ka dhashay qaraxaas. Waxaana soo jeedinaya Haaruun Macruuf.  
    • Kheyre: Sabtiga dalka wuxuu galayaa xaalad dagaal October 20, 2017
      Ra’iisul wasaaraha xukuumada federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku dhawaaqay in wixi ka danbeeya sabtida birrito ah uu dalka geli doono xaalad dagaal.
    • Dhaawacyadii la geeyay Sudan oo cabanaya October 20, 2017
      Dadka ku dhaawacmay qaraxii magaalada Muqdishu ee daaweynta loo geeyey dalka Suudaan ayaa sheegaya inaysan saacado badan helin daryeelkii caafimaad ee loo baahnaa kadib markii lagu daadiyey goob cisbitaal ah oo aan ku habboonayn baahidooda.
    • Dalka Sacuudiga iyo Ciraaq oo kulmaya October 20, 2017
      Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Rex Tillerson ayaa maanta lagu wadaa inuu tago bariga dhexe, si uu uga qeybgalo kulan magaalada Riyad ku dhexmari doona Sacuudiga iyo Ciraaq.
    • Sidee Loo Kala Badiyay Tartanka Europa League October 20, 2017
      Waxaa xalay dhacay kulamo xiisa leh oo ka tirsan koobka Europa Leage oo ah tartanka labaad ee ugu xiisaha badan Qaarada Yurub.
    • Dib u dhis lagu billaabay isgoyska Zoobe October 19, 2017
      Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka billowday dib u dhis lagu sameynayo laamiga isgoyska Zoobe oo qaraxii dhowaan ka dhacay uu burburiyey.
    • Hooyo iyo ilmaheeda oo lagu dilay Qandala October 19, 2017
      Kooxo hubeysan ayaa xalay Tuulada Canjeel ee ka tirsan degmada Qandala waxay ku dileen Haweeney iyo Ilmo ay dhashay.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Shirkii Midowga Afrika Ayaa lagu Go,aamiyay in Si Deg deg ah Soomaaliya Loogu Diro Afar Kun oo Ciidan Dheeri Ah Kuwaasoo Qaadi Kara Dagaalo Ka Hortag Ah


amisom Shirkii Midowga Afrika uga socday Magaalada Kampala oo maalintii shalay soo xirmay ayay ka soo baxeen go,aamo si gaar ah u khuseeya xaalada

 

Soomaaliya ayna ka mid ahaayeen in ciiadnka midowga afrika ka jooga Magaalada Muqdisho lagu soo biiriyo Ciidan dheeri ah oo ay tiradiisa gaareyso

 

Afar kun kuwaasoo ay nuskooda ka imaan doonaan Urur goboleedka IGAD halka ay nuska kalana ka imaan doonaan Wadamada galbeedka afrika

 

Sida wadanka Guinea oo la sheegay in ay Ciidamadooda diyaar ku yihiin meelo kala duwan oo ay Ethiopia ku jirto Ciidanka Ayaa sida uu sheegay Ergayga

 

Gaarka ah ee Qaramada midoobay u qaabilsan Soomaaliya Ambasador Augustine Mahiga waxay wadanka ku imaan doonaan Mudo ku siman 30 ilaa 40 Maalmood daabulidoodana waxaa iska kaashan doono wadamada Aljeriya Mareykanka iyo Midowga Yurub Ciidankan ayaa hadiiba uu yimaada waxa uu tirada guud ka dhigi doonaa Tobon kun iyo baqol askari

Dhinaca kale wax kabadal yar ayaa lagu sameeyay Sharcigii hore ee ay ku joogeen wadanka kaasoo ahaa in aanay wax weerar ah qaadi karin inta laga soo weeararayi balse Hada loo ogolaaday in ay qaadi karaan

 

Weerraro ka hor tag ah oo ay ku weeraraan goobahooda kuwa ka soo horjeeda Ciidanka AMISOM ayaa dalbaday shan diyaaradaha dagaalka nooca Helicoptarka loo Yaqaan Helicopter ka kuwaasoo laga

 

Sugayo wadamada Mareykanka France sidoo kale war murtiyeedkii ka soo baxay Shirka Midowga Afrika ayaa lagu xusay in ay isla ogolaadeen Madaxda Hindisihii Urur Goboleedka IGAD ee ahaa in Ciidanka

 

AMISOM la gaarsiiyo Labaatan kun oo askari  waxayse wali dad badan qabaan in aan xal la gaari karin inta ay Ciidanka Soomaalida aysan Boqol door oo Mushaar ah heli karin dhar Ciidan iyo hub dagaalna haysan

buqaqable@yahoo.com

buqaqable@windowslive.com

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: