• RSS Somali VOA

    • Warbixin: Caqabadaha Haysta Maamulada Somalia March 28, 2017
      Guud ahaan maamul goboleedyada dalka iyo dowladda federaalka ah ayaa waxa ay wajahayaan dhaqaale xumo guud iyadoo kuwa gobolladana ay ugu sii daran yihiin.
    • Tirada Dadka Isu Diiwaan Geliyey Doorashada Somaliland oo la Shaaciyey March 28, 2017
      Guddida doorashada Somaliland ayaa maanta shaaciyay tirada hordhaca ah ee dadka isu diiwaangeliyay doorashada madaxweynaha.
    • Maamulka Ceelbuur oo ka Cabanaya Ciidamada Ethiopia March 28, 2017
      Guddoomiyaha degmada Ceelbuur Nuur Xasan Guutaale ayaa ka hadlay jidgooyo loo galay ciidamo Ethiopian ah oo ka yimi degmada Dhuusamareeb isla markaana u socday degmada Ceelbuur. Guddoomiyaha waxa uu sheegay in ciidamadaasi ay dileen shan ka mida kooxihii jidgooyada u galay ciidamada. Sidoo kale Guddoomiyaha Ceelbuur wuxuu cabasho ka muujiyey ciidamada AMISOM […]
    • Devin Nunes oo Diiday in uu Is-casilo March 28, 2017
      Guddoomiyaha Guddiga Sirdoonka ee Aqalka Wakiilada Mareykanka Devin Nunes ayaa isniintii sheegay inaanu qorshaha ugu jirin inuu iska casilo baaritaanka guddiga uu ku hayo faro-gelinta Ruushka ay ku sameeyeen doorashadii madaxtinimo ee 2016.
    • QM oo ka Hadleysa in la Mamnuuco Hubka Nuclear March 28, 2017
      QM ayaa isniintii billowday wada-xaajoodyo ku saabsan in si caalami ah loo mamnuuco hubka nuclear-ka, taasi oo ay kasoo horjeedaan dalalka horey u haystay hubka nuclear-ka.
    • Haweenka Muslimiinta oo Dibadbax ka Dhigay London March 27, 2017
      Qaar ka mid ah haweenka muslimka ah ee dalka Britain ayaa isugu soo baxay buundada Westminster ee u dhow baarlamaanka Britain, halkaasi oo dhawaan lala beegsaday weerar.
    • Kenya oo Sheegatay inay Dishay 31 Shabaab ah March 27, 2017
      Dowladda Kenya ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay 31 ka tirsan maleshiyada Al-Shabaab ku dileen weerar ay ku qaadeen saldhigyo ay maaleeshiyadu ku laheyd degmada Badhaadhe ee gobolka Jubbada Hoose.
    • Shaqaale Gargaar oo Lagu Dilay Koonfur Sudan March 27, 2017
      Saraakiisha QM ayaa sheegay in lix shaqaalaha gargaarka bani’aadannimo ah lagu dilay weerar ku dhufo oo ka dhaqaaq ah oo ka dhacay dalka Koonfur Sudan.
    • Mareykanka Oo Baaraya Shacab Lagu Dilay Mosul March 27, 2017
      Milatariga Mareykanka ayaa sheegay in dhimashada dadka rayidka ee Ciraq ee magaalada waqooyi ee Mosul ay tahay musiibo aad u xun, ayna baarayaan tuhunada ku saabsan in duqeymaha isbaheysiga Mareykanka uu hogaaminayo ay ku dhinteen 100 qof oo rayid ah, horaantii bishan.
    • Wicitaanka: Prof. Xuseen A. Warsame March 26, 2017
      Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay sida kor loogu qaadi karo tayada waxbarashada ee dugsiyada iyo jaamacadaha Somalia, waxaana marti ku ah Prof. Xuseen Axmed Warsame.
    • Burco: Xaaladaha Abaaraha March 26, 2017
      Xaalada abaaraha ee mudooyinkanba ka taagnayd deegnada Soomalida ayaa ah mid saamaysay dad iyo xoolaba islamarkaana keentay inay dadkii xoolo dhaqatada ahaa ay ku waayaan badi xoolahoodi, iyadoo geela oo ka mid ah xoolaha kiisa ugu adkaysiga badan uu hada yahay kani ugu liita.
    • Ohio: Toogasho ka Dhacday Goob lagu Caweeyo March 26, 2017
      Masuuliyiin ku sugan magaalada Cincinnati ee gobolka Ohio ee dalkan Maraykanka ayaa sheegay in ugu yaraan 15 qof la toogtay, kuwaas oo qof ka mid ah xaaladdiisu ay halis tahay, ka dib markii xalay rasaas lagu furay xarun lagu caweeyo oo dad badani ku sugnaayeen.
    • Mosul: 100 ku Dhimatay Duqeymaha Cirka ah March 26, 2017
      Isbahaysiga Milateri ee uu hoggaamiyo Maraykanku ayaa weeraro xagga cirka ah ku qaaday Mosul, waxaana dad goobjoog ahi ay sheegeen in weeraradaas ay ku dhinteen in ka badan 100 rayid ah.
    • Dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington March 25, 2017
      Dhageystayaal ku soo dhawaada barnaamijka Caweyska Washington, waxa la diyaar ah Sahra Ciidle Nuur.
    • Dhageyso Martida Makrafoonka March 25, 2017
      Ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamijka Martida Makrafoonka, waxa London ka soo diyaariyay Ridwaan Xaaji Cabdiwali.
    • Holland: Dowlad Isbaheysi oo ay Tahay In La Soo Dhiso March 25, 2017
      Muddo 10 casho ah ayaa ka soo wareegtey marki lasoo gaba-gabeeyey doorashadi dalka Holland oo indhaha adduunka oo dhan soo jiidatey.
    • Abaaraha ka Jira Gobolka Sanaag March 25, 2017
      Gobolka Sanaag waxa uu ka mid yahay deegaanada ay abaaruhu sida daran u saameeyeen, iyada oo lix milyan bar Soomaali ah ay abaarahani saameyn xoog badan ku yeesheen.
    • Hambalyada iyo Heesaha: Danduray iyo Cuud March 25, 2017
      Barnaamijka Hambalyada iyo Heesha ee toddobaadkan waxaa inoo haya Ibraahim Xasan Maxamuud (Daanduray) iyo Caasha Ibraahim Aadan (Cuud)
    • Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo dhaceysa 10-ka April March 25, 2017
      Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Cadaado waxa ay isku raaceen in 10ka April la qabto doorashada Madaxweynaha Galmudug.
    • Shir Nairobi Uga Furmay Madaxda IGAD March 25, 2017
      Waxaa galabta ka furmay magaalada Nairobi shirka madaxda dalalka ku bahoobay urur goboleedka IGAD.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Maamul Goboleedka Puntland oo Foolanaya Dagaalo La Mid Ah Dagaalada Ay Shabaabka Gobolada Koonfureed Ka Wadaan


puntland_state Gobollada Puntland oo Mudo badan ku hoos noolaa maamul xumaan iyo samaanba lahaa balse lagu kala badbaaday nabad iyo nololna lagu haystay

 

Ayaa bilihii dambe ku sii siqayay qaababka hada looga dhaqmo inteeda kale koonfurta soomaaliya oo iyada soo tijaabisay Habab kala duwan oo

 

Dulmi iyo nidaam la,aan ah hadaba marka laga soo tago dilalkii iyo qaraxyadii ka socday magaalooyinka Bosaso Garowe iyo G/kacyo ayaa waxaa

 

Bar bar socday howlo si qarsoodi ah uga socday deegaanada xeebaha ku yaala oo ay kooxda Al-Shabaab kula bahoobeen Madaxda ugu sareeysa

 

Ururka ( A-Takfeer-walhijra ) ama ay Soomaalida u taqaan Takfeerka kuwaasoo iyaga ay xarumahooda ugu waaweyn ku yaalaan Qaar ka mid ah magaalooyinka Xeebaha puntland ku teedsan Nin lagu magacaabo Maxamad Siciid Atam oo isaga lagu sheegi jiray in uu ka tirsan yahay madaxda

Ururka aan kor ku soo sheegnay ayaa mudo dheerba ka waday diyaar garow dagaal dheer oo uu la galo Maamulka Puntland isagoona mudo dheer Hub ka soo dejinayay xeebaha Bari ee Somaliya

 

Maleeshiya fara badana ay u tababaran yihiin Atam ayaa ku jira Liiska dhaqaalahooda ay UN ka joojiyeen kadib markii lagu eedeeyay in uu ka mid yahay dadka ugu muhimsan ee Hubka sharci darada ah soo geliya

 

Soomaalia hadaba diyaar garow dheer kadib Kooxda Al-Shabaab  oo ay ku adkeyd in ay Jahada koonfureed si toos ah iyo Dagaal uga soo gasho Puntland ayaa hada u muuqata in ay si fudud dhinaca Bari

 

Ka  soo galaan Maamulka Garowe Halkaasoo ay maalmihii la soo dhaafay Buuraha GALGALA Kaga dhawaaqeen ( Imaara Islaami ah oo Calan Madow sida muuqatana hoostagi doonto Kismaayo oo ah

 

Sh Pun

Magaala madaxda Shabaabka Maamulka Faroole oo iska Indha tiraya waxa ka jira goboladooda ayaa ku Weyraxay dadka ka soo jeeda gobolada koonfureed si ay Caadifad Qabiil uga faa,ideystaan dadka

 

Deegaanka iyagoo u Muujinya in ay reer Koonfurka weerar ku yihiin Nabadooda iyo daganaanshaha Puntland oo Calan iyo Astaan Music oo been abuur ah loo sameeyay dhinaca kale waxaa ka jira inta badan

 

Magaalooyinka Xubno Hurda oo Shabaab ah Kuwaasoo ay Carabta u yaqaaniin  خلايا نائمة  ingiriiskana dhahaan ,Sleeper cells) kuwaasoo marka uu bilowdo dagaalka Shabaab iyo Maamulka Faroole ka hoos dhalan doono

 

puntlanshabab

Magaalooyinka Sida uu leeyahay wadaadkan G/kacyo Joogo isagoo aan Cidna ka baqeynin (Dhageyso) hadaba hadiiba uu bilowdo dagaalkan ayay dad badan aamin san yihiin in aanay Puntland Shabaab ku qaadan doonin

 

Sadax bilood in ay dhamaan Gobolada ay ka kooban tahay Puntlanad halkaasoo ay ku dhamaan doonto reer koonfur iyagaa is xalin waayay iyo eedo Xamar ku koobnaa lagana yaabee in ay xal soo dadajiso waxaan arki doonaa maalmaha soo socdo iyo waxay dhalaan

 

buqaqable@yahoo.com

buqaqable@windowslive.com

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: