• RSS Somali VOA

    • Wicitaanka: Prof. Xuseen A. Warsame March 26, 2017
      Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay sida kor loogu qaadi karo tayada waxbarashada ee dugsiyada iyo jaamacadaha Somalia, waxaana marti ku ah Prof. Xuseen Axmed Warsame.
    • Burco: Xaaladaha Abaaraha March 26, 2017
      Xaalada abaaraha ee mudooyinkanba ka taagnayd deegnada Soomalida ayaa ah mid saamaysay dad iyo xoolaba islamarkaana keentay inay dadkii xoolo dhaqatada ahaa ay ku waayaan badi xoolahoodi, iyadoo geela oo ka mid ah xoolaha kiisa ugu adkaysiga badan uu hada yahay kani ugu liita.
    • Ohio: Toogasho ka Dhacday Goob lagu Caweeyo March 26, 2017
      Masuuliyiin ku sugan magaalada Cincinnati ee gobolka Ohio ee dalkan Maraykanka ayaa sheegay in ugu yaraan 15 qof la toogtay, kuwaas oo qof ka mid ah xaaladdiisu ay halis tahay, ka dib markii xalay rasaas lagu furay xarun lagu caweeyo oo dad badani ku sugnaayeen.
    • Mosul: 100 ku Dhimatay Duqeymaha Cirka ah March 26, 2017
      Isbahaysiga Milateri ee uu hoggaamiyo Maraykanku ayaa weeraro xagga cirka ah ku qaaday Mosul, waxaana dad goobjoog ahi ay sheegeen in weeraradaas ay ku dhinteen in ka badan 100 rayid ah.
    • Dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington March 25, 2017
      Dhageystayaal ku soo dhawaada barnaamijka Caweyska Washington, waxa la diyaar ah Sahra Ciidle Nuur.
    • Dhageyso Martida Makrafoonka March 25, 2017
      Ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamijka Martida Makrafoonka, waxa London ka soo diyaariyay Ridwaan Xaaji Cabdiwali.
    • Holland: Dowlad Isbaheysi oo ay Tahay In La Soo Dhiso March 25, 2017
      Muddo 10 casho ah ayaa ka soo wareegtey marki lasoo gaba-gabeeyey doorashadi dalka Holland oo indhaha adduunka oo dhan soo jiidatey.
    • Abaaraha ka Jira Gobolka Sanaag March 25, 2017
      Gobolka Sanaag waxa uu ka mid yahay deegaanada ay abaaruhu sida daran u saameeyeen, iyada oo lix milyan bar Soomaali ah ay abaarahani saameyn xoog badan ku yeesheen.
    • Hambalyada iyo Heesaha: Danduray iyo Cuud March 25, 2017
      Barnaamijka Hambalyada iyo Heesha ee toddobaadkan waxaa inoo haya Ibraahim Xasan Maxamuud (Daanduray) iyo Caasha Ibraahim Aadan (Cuud)
    • Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo dhaceysa 10-ka April March 25, 2017
      Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Cadaado waxa ay isku raaceen in 10ka April la qabto doorashada Madaxweynaha Galmudug.
    • Shir Nairobi Uga Furmay Madaxda IGAD March 25, 2017
      Waxaa galabta ka furmay magaalada Nairobi shirka madaxda dalalka ku bahoobay urur goboleedka IGAD.
    • Dad Lagu DIlay Muqdisho March 25, 2017
      Rag hubeyan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku dilay xoghayihii maamulka degmada Wadajir, Cabdiraxmaan Sheikh Axmed Calasow iyo laba ka mid ah ilaaladiisa,.
    • Mareykanka oo Adkeynaya Bixinta Dal-ku-galka March 25, 2017
      Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa weydiisatay Safaaradaha iyo qunsuliyadaha Mareykanka ee caalamka in ay baaritaano dheeraad ah ku sameyaan dadka qaar marka ay dalbanayaan fiisooyinka.
    • Golaha Ammaanka ee Q.M. oo ka Hadlay Soomaaliya March 24, 2017
      Golaha Amaanka ee Q.M ayaa ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada New York waxay uga hadleen arrimaha abaarta sii baahayso ee Soomaaliya.
    • Turkiga oo Maanta Gargaar Geeyey Muqdisho March 24, 2017
      Hay’adda Bisha Cas ee Turkiga ayaa maanta magaalada Muqdisho ka dejisay diyaarad sidey hal tan oo raashiin nafaqeysan ah oo loogu talagay dadka ay abaaruhu ku saameyeen qaar ka mid ah gobollada dalka, gaar ahaan caruurta nafaqo darrada la ildaran.
    • Sawirro: Qarax Baabuur oo ka Dhacay Muqdisho March 24, 2017
      Qarax loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacay maqaayad ku taalla agagaarka Hotel Naasa-Hablood 2 ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa meel aad muhiim ah oo dadka ay ku badan yihiin, oo ku dhow isgoyska Xaawo taako ee magaalada caasimadda ah. Goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa ah qeybta baabuurta la dhigto ee maqaayadda. In […]
    • Faaqidaadda: Golaha Wasiirada Cusub March 24, 2017
      Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya ee uu dhowaan magacaabay ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Sandheere  
    • Dad Kale oo loo Xiray Weerarkii London March 24, 2017
      Booliska magaalada London ayaa maanta sheegay in laba qof oo kale ay u xireen weerarkii ka dhacay meel ku dhow xarunta baarlamanka Britain.
    • Trump oo Jeediyey Hanjabaad la Xiriirta Obamacare March 24, 2017
      Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa xubnaha xisbiga Jamhuuriga ugu hanjabay inuu barnaamijka daryeelka caafimaad ee Obamacare sidiisa ku deyn doono, oo uu arrimo kale diiradda saari doono, haddii aysan maanta u codeyn barnaamij kaas beddel u noqon doona.
    • Uhuru iyo Farmaajo oo Heshiisyo ku Saxiixday Nairobi March 23, 2017
      Madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya, Maxamed Cabdullhi Farmaajo iyo Uhurro Kenyatta ayaa maanta kullan ku yeeshay magaalada Nairobi, iyagoo kulankooda ka dib kala saxiixday heshiis dhowr qodob ka kooban.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Godanaha Shabaab iyo Museveniga Ugandha oo Handadaad Hawada isu Marinaya iyo Shacabka Muqdisho oo Aanay Waxba Ka Badalin Qarxyadii Kampala


AMISOM; IYO SHABAAB Kadib qaraxyadii qasaaraha badan geystay ee ka dhacay Magaalada Kampala oo ah Caasimada Ugandha ayaa waxaa soo baxayay jawaabo

 

Kala duwan oo ka imaanayay Dhinacii fuliyay oo ahaa Shabaabka Soomaaliya ka dagaalama iyo Dowlada Ugandha oo ay Ciidanka ugu badan

 

Somaliya ka joogaan Kooxda Shabaabka ayaa filayay in ay dhacdadan wax weyn ka badali doonto joogitaanka Ciidanka AMISOM ee

 

Soomaaliya balse Sida Muuqata waxay sii kordhin doontaa faragelinta Ciidan  ee Soomaaliya Madaxweyne Yoweri Museveni oo maanta Shir jaraa,id

 

Ku qabtay Kampala ayaa Wacad ku maray in ka bixitaan ay Soomaaliya ka baxaan iska daaye ay Midowga Afrika Ciidanka Hada Ka jooga Muqdisho Afar jibaari doonaan tirada ugu badana ay wadankiisa ka imaan doonaan inta laga Dabar goynaya Kooxda Shabaabka taasoo ka dhigan

Fashal ku yimid Fekerkii ahaa dad badan Kampala ku laay Si Shacabka Ugandha ugu qasbaan Dowlad Afrikan Diktator ah xukumo in ay Maslaxadeeda uga tanaasusho Cadaadis ka yimaada Shacabkeeda

 

Dhinaca kale Kooxda Shabaab oo maamlin maalinta ka dambeysa ku sii dhowaanaysay Jilida iyo ka amar qaadashada Ururka Al-Qaacida ayuu Maanta hadal ka soo saaray Hogaamiyaheeda Axmad Godane

 

Qaraxyadii Kampala isagoona ku faanay in Qaraxyadii Kampala u fuliyeen Unug loo yaqaan Guutada Saalax Nabhaan, Nabhaan ayaa ka mid ahaa Sadaxdii Nin ee Dhiig badan oo Soomaaliyeed lagu

 

Xalaashaday 2006 di Xiligii Maxkamadaha iyo Xabashida Xiligaasoo Midowgii Maxkamadaha lagu eedeeyay in ay hayaan Sadax nin oo ka tirsan ururka Qaacida : Nabhan Ayaa ahaa Safiirkii Koowaad

 

Ee Al-Qaacida u Matalayay Bariga Afrika ka hor intaan sanad ka hor lagu dilin Gobolka Shabellada Hoose ee Soomaaliya halkaasoo ay Diyaaradaha Mareykan ah ku dileen Meydkiisana ku qaateen hadaba

 

Kooxda Al-Shabaab ayaa ku Andacooneysa in ay u aarayaan dadka ku dhinta Madaafiicda ay AMISOM ku duqeeyaan Xafaadaha Magaalada Muqdisho hadalkaasoo marka Aan wax tarjumaad ah la saarin noqon kara

 

Hadal macquul ah wax lagu farxana noqon kara balse hadii si fiican loo dhuuxo noqon kara Caksi ama qalad inta Muqdisho ku dhimatay  eedooda dusha loo saari karo Soomaalida dagaalamaysa oo kaliya

 

Maadaama ay iyaga heshiin waayeen wax ka badan labaatan sano laga soo bilaabo markii ay Ciidankii Xabashida Xamar ka baxeen dadka dhintay iyo kuwa hada kadib Dagaalada ku dhiman doonaba

 

Ma lahan eedooda ajnabi maadaama aanan hal xero laga saarin AMISOM tan iyo markii ay Ethiopia ciidankeeda la baxday Ciidan soo kordha mooyee Ciidan naaqusayna uusan jirin maxaa loo wada hadli waayay hadana sida muuqata Aar gudasho uma baahna Shacabka Muqdishee waxay u baahan yihiin in Xabada laga joojiyo

 

 

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: