• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Kenya oo Shaacisay in Xuduudaha Soomaaliya Ku Qulqulayaan Dagaalyahano Ajaanib Ah oo Ka Soo Jeeda Wadamada Ciraaq Pakistan Afghanistan iyo Wadamo Kaloo Badan


wetengula Wasiirka arrimaha dibadda dalka Kenya Mr.Moses Wetangula ayaa shaaciyey in dagaalyahano ajnabi ah ay ku qulqulayaan Dalka Soomaaliya ¨

 

Wetangula oo  maanta wareysi siinayey Wakaalada wararka AP ayaa sheegay in dagaalyahano ka kala yimid dalalka Ciraaq, Afghanistan

 

Pakistan iyo wadamo kaloo bariga dhexe ka tirsan ay ka buuxaan kana dagaalamaan gudaha Somaliya sida ay wararka Sirdoonka Sheegayaan

 

Tiro laga Walwalayo ayay gaarayaan ayuu yiri wetangula isagoona intaasi  sii raaciyey in wadamada ku yaalla Bariga Afrika ay la Kulmi karaan weeraro

 

Argagaxiiso oo laga soo abaabulo  Soomaaliya Wakaaladaha wararka ayaa hore uga soo xigtay Saraakiil Ciidan oo ku sugan Xarunta dhexe Ee Ciidamada Mareykanka kuwooda loo Sameeyay

Qaarada Afrika laguna Magacaabo AFRICOM in ay Wadanka Soomaaliya soo aadeen Maleeshiyaadkii Al-Qaacida uga dagaalami jiray wadamada Pakistan Ciraaq iyo Yemen balse wali lama xaqiijin karo tirada rasmiga ah ee ka barbar dagaalanta

 

Kooxda Al-Shabaab waxaase la wada ogyahay in ay joogaan Soomaaliya taliyayaal sarsare oo kooxdan ka saacida dhinacyada Maamulka Dagaal gelinta iyo waliba Maaliyada kuwaasoo aysan la,aantood u suura gasheen

 

Soomaalida kaligeed in ay Xataa isku xernaadaan Mudadaas dheer maadaama ay Soomaaliya hore u soo mareen ururo dagaalama balse fashilkoodu u waqti gaaban ahaan jiray magacay doonaanva ha wataanee daliilka ugu dhowna u yahay Xisbul-islaam iyo Ahlusunnada Cusub oo iyaga khilaaf iyo kala jab ka bixi waayay

 

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: