• RSS Somali VOA

    • Farmaajo oo Uganda u Socdaalay October 22, 2017
      Madaxweyne Farmaajo ayaa safarkiisan ee dalkaasi Uganda uu imanayaa maalin kadib markii uu cidamada u sheegay inay dawladdu dagaal qaadayso.
    • Qarax Miino oo Dilay ugu Yaraan 6 Qof October 22, 2017
      Shilkan ayaa ka dhacay meel u dhow tuulada Daniga oo u dhaxysa Magaalooyinka Balcad iyo Afgooye, iyada oo dadkii qaraxa ku dhintay ay saarnaayeen baabuur BL ah.
    • Taliyaha Booliska Puntland oo Dhaawacay Kuxigeenkiisa October 22, 2017
      Taliye ku xigeenka Booliska Puntland ayaa ku dhaawacmay rasaas uu riday taliyaha booliska Puntland C/qadir Shire Faarax Ereg, oo isagu rasaastaasi u waday sida la sheegay guddoomiyaha gobolka Nugal.
    • Dhageyso Barnaamijka Martida Makrafoonka October 21, 2017
      Dhageyso Barnaamijka Martida Makrafoonka, waxa toddobaadkan soo diyaariyay Ridwaan Xaaji Cabdiwali.
    • Dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington October 21, 2017
      Dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington oo toddobaadkan xiiso gaar ah leh. Sahra Ciidle Nuur, ayaa soo jeedineysa.
    • Manchester United oo Dhulka la Dhigey; Man City iyo Chelsea oo Badiyay October 21, 2017
      Kooxda Manchester United ayaa guul darro naxdin badan kala kulantay kooxda Huddersfield Town kulan ka tirsan horyaalka Ingriiska.
    • Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka October 21, 2017
      Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka, oo aan markan diiradda ku saari doonno mashaqadii ka dhacdey Muqdisho 14-kii October, iyo sidoo kale doorashada Kenya. Jamaal Axmed Cismaan, ayaa soo jeedinaya.
    • Barn. Hambalyada iyo Heesaha October 21, 2017
      Barnaamijka Hamblayada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa inoo haya Ibraahim Xasan Maxamuud (Daanduray) iyo Caasho Ibraahim Aadam (Cuud)
    • Qubanaha VOA, Oct 19, 2017 October 20, 2017
    • Juventus oo 1-aad Noqotay Naadigii ugu Qarshka Badnaa CL Sanadkii Tagay October 20, 2017
      Kooxdii Finalka looga adkaaday Champions League, ayaa noqotay naadigii ugu faa'idada qarashka badneyd horyaalkaasi, iyagoo heley lacago gaaraya 110.4 million oo euro ($130.3 million), sida ay EUFA sheegtay Jimcahii maanta.
    • Conte: Wax Dhib ah Kama Taagna Tababarka Chelsea October 20, 2017
      Tababaraha Chelsea Antonio Conte ayaa meesha ka saaray inay jiraan qalalaase ka taagan hababka uu naadiga u tababaro.
    • Musharaxiinta Somaliland oo dood loo qabtay October 20, 2017
      Somaliland, waxaa xalay ay dood dhinacyo badan taabanaysaa ku dhex martay magaalada Hargeysa saddexda musharax ee u tartamaya doorashada madaxtooyada oo ay innaga xigto muddo saddex toddobaad ah.
    • Jamhuuriga oo ansixiyey miisaaniyadda dowladda October 20, 2017
      Xubnaha Jamhuuriga ee Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa cod 51-49 ku ansixiyey miisaaniyadda dowladda, taasi oo dhabbaha u xaareysa waxa uu madaxweyne Trump ugu yeeray “isbeddel weyn iyo cansuur dhimis”
    • Barnaamijka Faaqidaadda: Qaraxii Zoobe ka dhacay October 20, 2017
      Magaalada Muqdisho waxaa 14-kii bishan October ka dhacay qaraxii ugu weynaa ee magaalada ka dhaca, kaasi oo ay ku dhinteen dad ka badan 300 oo qof, islamarkaana boqolaal kale ay ku dhaawacmeen. Barnaamijka faaqidaadda waxaan ku eegeynaa dhibaatooyinkii ka dhashay qaraxaas. Waxaana soo jeedinaya Haaruun Macruuf.  
    • Kheyre: Sabtiga dalka wuxuu galayaa xaalad dagaal October 20, 2017
      Ra’iisul wasaaraha xukuumada federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku dhawaaqay in wixi ka danbeeya sabtida birrito ah uu dalka geli doono xaalad dagaal.
    • Dhaawacyadii la geeyay Sudan oo cabanaya October 20, 2017
      Dadka ku dhaawacmay qaraxii magaalada Muqdishu ee daaweynta loo geeyey dalka Suudaan ayaa sheegaya inaysan saacado badan helin daryeelkii caafimaad ee loo baahnaa kadib markii lagu daadiyey goob cisbitaal ah oo aan ku habboonayn baahidooda.
    • Dalka Sacuudiga iyo Ciraaq oo kulmaya October 20, 2017
      Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Rex Tillerson ayaa maanta lagu wadaa inuu tago bariga dhexe, si uu uga qeybgalo kulan magaalada Riyad ku dhexmari doona Sacuudiga iyo Ciraaq.
    • Sidee Loo Kala Badiyay Tartanka Europa League October 20, 2017
      Waxaa xalay dhacay kulamo xiisa leh oo ka tirsan koobka Europa Leage oo ah tartanka labaad ee ugu xiisaha badan Qaarada Yurub.
    • Dib u dhis lagu billaabay isgoyska Zoobe October 19, 2017
      Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka billowday dib u dhis lagu sameynayo laamiga isgoyska Zoobe oo qaraxii dhowaan ka dhacay uu burburiyey.
    • Hooyo iyo ilmaheeda oo lagu dilay Qandala October 19, 2017
      Kooxo hubeysan ayaa xalay Tuulada Canjeel ee ka tirsan degmada Qandala waxay ku dileen Haweeney iyo Ilmo ay dhashay.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Lix Ka Mid Ah Madaxda Wadamada Ku Bahoobay Ururka IGAD Ayaa Maanta Qalinka Ku Duugay In Somalia Loo Diro 20,000 oo Ciidan Ah Balse Marka Hore La Dhameystiro Tirada Ciidanka AMISOM


igad-logo Shirkii ay Maanta Wadamada IGAD Ay Maanta ka yeesheen Arrimaha Soomaaliya ayaa waxaa ka soo baxay War-Murtiyeed Qarmada Midoobay iyo

 

Midowga Africa looga Codsanayay in ay IGAD kala shaqeeyaan sidii Ciidan tiradiisu gaareyso 20,000 Labaatan kun oo askari loogu baahin lahaa dhamaan

 

Daafaha Somalia Si Nabadda iyo kala dambeynta Loo soo Celiyo  Isla qodobkan ayay Madaxda IGAD isla garteen in Ciidanka Somaliyeed lagu taageero

 

Sidii ay horumar dhinacyo badan leh u gaari lahaayeen sida in la qalabeeyo la tababaro laguna fidiyo dalka.oo dhan isla Bayaankan ayaa lagu sheegay

 

Surta galnimada ah in ay Wadamada Geeska Afrika Ciidankooda loo yaqaan East Brigade geyn karaan hadii loo baahdo taasoo u muuqata in Ciidankii Wadamada

 

Geeska Afrika Mudada loo tababarayay lagu bilaabi doono wadanka Soomaaliya Bayaankan oo ay Ku Saxiixan yihiin Madaxweynayaasha dalalka IGAD oo kala ah Madaxweyne Sheikh Shariifka Madaxweynha Somalia, Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle Madaxweynha Djibouti Madaxweyne Yoweri Musevni Madaxweynaha Uganda Madaxweyne Mwai Kibaki Madaxweynaha Kenya

Madaxweyne Cumar Xasan Al-Bashiir- Madaxweynaha  Sudan iyo Ra’iisul-wasaaraha  Ethiopia Melez Zenawi waxaa Midowga Afrika Si dag dag ah looga Codsaday in ay dhameystiraan Tirada Ciidanka AMISOM ayna

 

sida ugu dhaqsiyaha badan Magaalada Muqdisho ka furtaan Xafiiska Shaqaalaha Rayidka ah ee Midowga Afrika War-murtiyeedka ayaa sidoo kale lagu sheegay in dagaalka Somalia ka socda uusan aheyn mid sokeeye oo Somaalida u dhaxeeya, balse uu yahay dagaal u dhaxeeya Soomaalida iyo kooxo argagixiso caalami ah oo kusoo duulay Somalia

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: