• RSS Somali VOA

    • Faah-faahinta Maxaabiista Xalay Ka Dagtay Muqdisho July 22, 2017
      Dowladda Soomaaliya faah-faahisay maxaabiis laga soo daayey dalka Itoobiya oo xalay fiidkii ka dagay garoonka diyaaradaha caalamiga ah Adan Cadde ee magaalada Muqdisho.
    • Dowlada Soomaaliya oo Ganacsatada Ku Eedeysay in Ay Dhaqaalo Ku Taageeraan Al Shabaab July 22, 2017
      Laamaha amniga ee Dowlada Federalka Somalia ayaa xaley soo saarey amaro ay dul-dhigeen ganacsada iyo shirkadaha dhinaca ganacsiga ee Somalia, iyaga oo dhinaca kalana ku eedeeyey qaar ka mid ah ganacsasatada in ay dhaqaalo siiyaan kooxda Alshabab.
    • Madaxweyne Trump oo Eedeeyey New York Times July 22, 2017
      Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qoraal uu Sabtidii soo dhigay bartiisa Tuwiiterka ku eedeeyey wargeyska New York Times inuu burburiyey qorshe uu Mareykanka ku rabay inuu ku khaarejiyo hogaamiyaha kooxda Daacish Abu Bakr al-Baghdadi.  Madaxweyne Trump mu uusan bixin faah-faahin dheeraad ah oo ku saabsan sida uu wargeyska ku arbushay qorshaha lagu di […]
    • Maxaabiis lasoo daayay Ethiopia oo Muqdisho gaaray July 22, 2017
      In kabadan 100 maxbuus oo eedeymo kala duwan ugu xirnaa dalka Itoobiya, ayaa caawa lasoo gaarsiiyay garoonka diyuuradaha magaalada Muqdisho.
    • Sool: Qarax Keenay Dhimasho iyo Dhaawac July 22, 2017
      Hal cunug ayaa ku dhintay, 17 qof oo kale oo shan ka mid ah ay caruur yihiinna wey ku dhaawacmeen ka dib markii uu ku qarxay bam iyagoo ku sugan xero ay ku nool yihiin dad barakacayaal ah oo ay Abaartii Soomaaliya ku dhuftay ka dhameysay xoolihii.
    • Hargeysa: Bandhigga 10aad ee Buugaagta. July 22, 2017
      Danjireyaal iyo dibloomaasiyiin ka socda dawladaha Yurub oo ay ka mid yihiin safiirka Midowga Yurub iyo safiirka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya ayaa maanta gaadhay Hargeysa, si ay uga qaybgalaan sannadguurada 10aad.
    • Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka July 22, 2017
      Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka ee toddobaadkan waxa inoo haya Jamaal Axmed Cusmaan, qoddobada barnaamijkana waxaa ka mid ah xiriirka Dawladda Federaalka iyo maamul goboleedyada.
    • Hambalyada iyo Heesaha: Daanduray iyo Cuud July 22, 2017
      Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa inoo haya Ibraahim Xasan Maxamuud (Daanduray) iyo Caasha Ibraahim Aaden (Cuud)
    • Taliyihii Booliska Minneapolis oo Is-Casishay July 22, 2017
      Taliyaha ciidanka booliska magaalada Minneapolis Janee Harteau ayaa cadaadis la saaray dartiis is-casishay oo xilka ka dagtay, kadib markii nin Soomaali ah oo booliska ka tirsan la sheegay inuu dil u geystay haweenay caddaan ah oo Ausralia u dhalatay.
    • Al-Shabaab oo Gabdho ka Afduubtay Hiiraan July 21, 2017
      Kooxda Al-Shabaab ayaa saddex gabdhood oo la shaqeeya hay’ad dhinaca miino baarista ka shaqeysa saaka waabarigii ka qafaashay deegaanka Far-libaax ee gobalka Hiiraan.
    • Rag Daacish loo Maleynayo oo Dil ka Gaystay Bari July 21, 2017
      Niman hubeysan oo lagu tuhmayo inay ka tirsanihiiin kooxda Daacish ayaa xalay qof ku dilay degmada Balli-Daggan ee gobolka Bari.
    • Madaxweyne Farmaajo: Ha la Joojiyo Dagaalka Xeraale July 21, 2017
      Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka ka socda deegaanka Xeeraale ee Gobolka Gal-guduud, oo dad badan ay ku dhinteen.
    • Faaqidaadda: Dhibaatada Amisom ku Hayaan Beeraleyda July 21, 2017
      Qaar ka mid ah beeraleyda Soomaaliya ayaa isku diyaarinaya inay dib u billaabaan beerashada dalagyada kala duwan, hase yeeshee waxa ay dhibaato kala kulmayaan ciidamada Amisom oo saldhigyo ka sameystay beerahooda. Illaa 12o beerood oo badankood ku yaalla agagaarka deegaanka Qansaxdheere ee gobolka Baay, ayaa la sheegay inay ciidamada Amisom deegaan ka dhigte […]
    • Natiijada Imtixaanka Dugsiyada Somalia oo la Shaaciyey July 21, 2017
      Wasaaradda Waxbarashada dowlada federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shalay ku dhawaaqday natiijada imtixaanka guud ee sannad dugsiyeedki 2016-2017 ee dugsiyada sare ee dalka. Waxaa sidoo kale wasaarada ay soo bandhigtey shaxda ardeyda ku gudubtey imtixaanaadka iyo kuwa ku harey. Faah-faahinta warkaan waxaa Muqdisho kasoo dirtay Saynab Abuukar.      
    • Ragga ka Yar 50 Sano oo Laga Mamnuucay Al-Aqsa July 21, 2017
      Booliiska Israel ayaa ragga muslimiinta ah ee da’doodu ka yar tahay 50 sano jirka ka mamnuucay inay maanta salaadda jimcaha ku tukadaan masjidka barakeysan ee Al-Aqsa.
    • Dad ku Dhintay Dagaal ka Dhacay Galgaduud July 20, 2017
      10 qof ayaa ku dhintay dagaallo culus oo maanta ka dhacay deeggaanka Xeraale ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo ay ku dagaallameen ciidamo ka tirsan ururka Ahlu-Sunna iyo dadka deegaanka.
    • Roobow oo Diiday Codsi uga Yimid Al-Shabaab July 20, 2017
      Guddoomiyaha degmada Xudur Maxamed Macalin Axmed ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ay ka codsatay Mukhtar Roobow Abu-Mansuur inuu dib ugu soo noqdo kooxda, hase ahaatee uu ku gacan seyray.
    • Cirro oo Sheegay in la Xiray Taageerayaasha Waddani July 20, 2017
      Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani, ahna guddomiyaha golaha Wakiillada Somaliland Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi ayaa sheegay in xubno ka mid ah taageerayaashooda la xidhay.
    • Qubanaha VOA July 20 2017 July 20, 2017
    • Netanyahu oo Go'aan ka Gaaraya Muranka Masjidka Al-Aqsa July 20, 2017
      Ra’iisul wasaaraha Israel Benjamin Netanyahu ayaa la sheegay inuu ka tahshanayo inuu masjadka Al-Aqsa ka saaro qalabka sheega birta ee dadku laga baaro, oo ka carreysiiyey dadka Falastiiniyiinta ah.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Kooxaha Xisbul-islaam iyo Al-Shabaab Ayaa Maanta Mar Kale Ku Dagaalamay Magaalada Muqdisho iyagoona iska Dilay Ku Dhowaad Toban uu Ka Mid Ahaa Taliye Sare oo Xisbiga Ka Tirsan


xisbul-islaam-iyo-al-shabaab iska hor imaad hubeysan oo galabta dhexmaray kooxaha Al-shabaab iyo Xisbul-islaam ayaa sababay dhimashada ku Dhowaad toban ka tirsan

 

Maleeshiyaadka labada garab ah kuwaasoo sida ay sheegayaan wararka soo baxayana waxaa ka mid ahaa Sarkaal sare oo Xisbiga ka

 

Tirsan kaasoo Magaciisa lagu soo koobay C/samad  dagaaladan oo intooda badan ka dhacay Xaafada Labo dhagax oo ka Tirsan degmada

 

Wardhiigley ayaa yimid kadib markii ay kooxda Shabaabka weerar gaadmo ah ku qaadeen Saraakiil Xisbul-islaam ah oo ka Timid Shir ay ku

 

Lahaayeen guri meesha ka dhow halkaasoo rasaastii ugu horeysay lagu dilay Sarkaalka aan magaciisa kor ku soo sheegnay intaas kadibna waxaa goobta Soo gaaray Maleeshiyaad badan oo ka socday Xisbiga sidaasna ay ku sii balaaratay Xabadi taasoo sida ay dadka deegaanka

Sheegayaan sababtay dhimashada wax ka badan toban maleeshiyo oo ka kala tirsanaa labada garab isla wararkan ayaa intaas ku daraya in ay caawa isku hor fadhiyaan Meelo ku dhow goobihiii lagu

 

Dagaalay sida qeybo ka tirsan wadada Sodonka 30 taasoo dadka Suqa bakaara walwal ku haysa hadii u khilaafkan sii socdo uu suuqa Saameyn ku yeelan karo Ganacsiga Suuqa oo ay labada kooxba

 

isla joogaan ma ahan markii ugu horeysay ee ay kooxda Al-shabaab dilala qorsheysan ku laayaan Saraakiisha  Xisbul-islaam marka laga soo tago dagaalada tooska ah ee ku dhex maray goobo badan oo ay ka mid tahay Jubooyinka iyo muqdisho

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: