• RSS Somali VOA

    • 5 Qof oo ku Dhintay Qarax ka Dhacay Boosaaso May 23, 2017
      Wararka ka imaanaya magaalada Bosaaso ee Gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in qof ismiidaamiyay uu isku qarxiyay bar kontorool oo ciidamada Puntland ay gaadiidka ku baadhayeen.
    • Ninkii Fuliyey Weerarka Manchester oo la Aqoonsaday May 23, 2017
      Ninkii isku miidaamiyey xarunta Manchester Arena ee magaalada Manchester ee dalka England ayaa la aqoonsaday inuu yahay Salman Abedi, sida ay booliska sheegeen.
    • 22 Qof oo ku Dhintay Qarax ka Dhacay Magaalada Manchester May 23, 2017
      Ugu yaraan 22 ruux ayaa ku geeriyootay, ku dhawaad 59 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii uu qarax weyn xalay ka dhacay goob uu ka socday bandhig faneed, oo ku taalla magaalada Manchester, ee dalka Ingiriiska.
    • Al-Shabaab oo 25 qof ka Qafaashay Number 50 May 23, 2017
      Wararka ka imanaya deegaanka Number 50 ayaa sheegaya in maleehsiyada Al-Shabaab ay dileen hal qof islamarkaana ay qafaasheen ilaa 25 qof kadib weerar ay xalay kusoo qaadeen deegaanka oo u dhexeeya Afgooye iyo Marka.
    • Fallanqeyn: Saameynta Weerarkii Manchester May 23, 2017
      Weerarka ayaa walaac badan ka dhaliyay dalka Britain, iyada oo lagu tilmaamay mid ka mid ah weerardii ugu weynaa ee dhawaanahan ka dhaca dalkaasi.
    • Trump oo Wacad ku Maray inuu Nabad Ka Dhaliyo Bariga Dhexe May 23, 2017
      Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta wacad ku maray inuu sameyn doono wax kasta oo uu awoodo, si uu nabad uga dhaliyo Bariga Dhexe.
    • Madaxweyne Farmaajo oo Booqasho ku Tagey Jabuuti May 23, 2017
      Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta booqasho ku tagay dalka Jabuuti, waxaana madaxweynuhu uu la kulmay madaxweynaha waddankaasi Ismaaciil Cumar Geelle. Sida booqashadan u dhacayso ayaa Ibraahim Xasan Daandurey uu ka waraystay weriyahayaga Ramadaan Muuse.  
    • Ciyaartooy Lagu Weeraray Duleedka Xamar May 23, 2017
      Rag hubeysan ayaa xalay fiidkii rasaas ooda uga qaaday baabuur ay la socdeen ciyaartooy iyo tababareyaal inta u dhaxeeya degmada Afgooye iyo deegaanka Ceelasha Biyaha.
    • Wareysi: Taliye ku Xigeen ka Tirsanaa NISA oo Is-Casilay May 22, 2017
      Taliye ku xigeenkii hay’adda sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Soomaaliya ee dhanka howlgallada Cabdisalaan Yuusuf Guuleed ayaa waraysi gaar ah oo uu VOA-da siiyay ku sheegay in uu iska casilay xilkaasi.
    • Senegal: Kulanka Qalinleyda Africa, Asia iyo Latin America May 22, 2017
      Dalka Senegal waxaa ka furmay kulan ay ka qaybgelayaan ururada ay ku midaysan yihiin Qorayaasha oo ka kala socda illaa saddex qaaradood, waxaana kulankan looga hadlayaa sidii Qorayaashu ay door uga qaadan lahaayeen nabad-dhisidda iyo ka hortagga falalka ku dhisan gacan ka hadalka.
    • Wareysi: Cali Khaliif oo ku Sugan Hargeysa May 22, 2017
      Hoggaamiyaha maamulka Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galleydh, ayaa kulan la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan Somaliland oo uu ka mid yahay madaxweyne Siilaanyo.
    • Howlgal Amni oo ka Billowday Muqdisho May 22, 2017
      Howlgal gaar ah oo loogu talagalay in lagu sugo ammaanka gobolka Banaadir ayaa xalay si rasmi ah uga billowday magaalada Muqdisho.
    • Hooyo Caruurteeda ku Weysay Abaarta iyo Tahriibka May 22, 2017
      Magaalada Boosaaso waxa ku sugan dad badan oo ay soo bara-kicisay abaartii mudada dheer ka jirtay gobollo badan oo ka tirsan dalka Soomaaliya. Dadkaasi waxaa ka mid ah Hooyo Caasho Cumar oo VOA-da la wadaagtay dhibaato xanuun badan oo ka soo gaartay tahriibka iyo abaarta, oo ay ku weysay laba ka mid ah sadexdii wiil ee ay dhashay, mid kalena uu xabsi ugu jir […]
    • Madaxweyne Trump oo Tagey Tel Aviv May 22, 2017
      Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta tagey Israel, halkaasi oo uu ku bixinayo booqashadiisa ugu horeysay isaga oo madaxweyne ah, wuxuuna doonayaa inuu dib usoo nooleeyo dadaallada heshiiska nabadeed ee muddo loo raadinayo Israel iyo Falastiin.
    • Erdogan oo Kordhiyey Xaaladda Deg Degga ee Turkiga May 22, 2017
      Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sii kordhiyey waqtiga xaaladda deg degga ah ee dalkaas lagu soo rogay kadib afgambigii dhicisoobay ee bishii July ee 2016 ka dhacay dalkaas.
    • Trump oo Ka Hadlay Kulanka Riyadh May 21, 2017
      Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Axaddan ugu baaqay dalalka Muslimka ah inay u midoobaan dagaalka laga soo horjeedo kooxaha argagixisada. Hadalkan ayuu ka sheegay kulanka magaalada Riyad ee dalka Sacuudiga.
    • Trump oo la Hadlaya Madaxda Dalalka Islaamka May 21, 2017
      Waxaa goor dhow bilaabanaysa khudbad uu shirka Carabta iyo Islamaka iyo Maraykanka u jeedinayo Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo booqashadiisii ugu horraysay ku jooga dalka Sucuudiga.
    • Wicitaanka: Xasan Aadan Hoosow May 21, 2017
      Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Xasan Aadan Hoosow oo ah dhaqaale-yahan, waxaana uu ka hadlayaa musuqmaasuqa
    • Madaxweyne Farmaajo oo Riyad Gaaray May 21, 2017
      Madaxweynaha Somalia ayaa qeyb ka ah tiro madaxda Islaamka ah oo uu magaalada Riyad kula hadli doono madaxweynaha Maraykanka Doland Trump, kaas oo booqasho labo maalmood ah magaalada Riyad ku jooga.
    • Shactar Qalab iyo Baabuur u Wadey Hobyo oo Dagey May 21, 2017
      Shactar qalab iyo gadiid u wadey Hobyo ayaa ku dagey meel 10 KM u jirta xeebta degmadaasi.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Cumar Cabdirashiid Ra,isul-wasaaraha Dowlada KMG ka ah Ayaa Ugu Dambeyn Maanta Soo Saaray Liiska Gollihiisa Cusub Ee Wasiirada oo Ka Kooban 39 Wasaaradood (Liiska)


Sharrma'arke Raisul-wasaare Cumar Cabdirashiid oo mudo dheer laga sugayay Golle wasiiro oo sida la sheegay khilaaf badan dhaliyay ayaa maanta ugu dambeyn

Soo bandhigay liis ka kooban Afartameeyo wasaaradood oo la mid ah in aan waxba laga badalin tirada tii hore tayadana marka laga Reebo laba ama sadax

Siyaasi oo rug cadaa ah oo lagu soo daray gollaha wasiirada ayaa waxaa sidoodi u jooga boqolkiiba Sagaashan 90% wajiyadii hore oo inta badan

Boosaskoodi Fadhiya dhinaca kale iyadoo aan wali la ogeyn in ay si dhib yar ku mari doonaan Madaxweynaha oo Asxaabtiisi laga soo reebay

C/qaadir Cali Cumar iyo Baarlamaanka oo buuq caadeystay  ayaa dhinaca kale waxaa maanta magaalada muqdisho shir jaraa,id ku qabtay

Afhayeenka Ahlu-sunnada gobolada dhexe kaasoo si weyn uga soo horjeestay in  Axmad Cabdisalan iyo dhuxulow lagu matalo ururkooda xilalna loogu dhiibo dowlada waxaana xasuusin leh in labadaas xubnoodba ay soo galeen Gollaha wasiirada ayna ku joogaan Magaca Ahlu-sunna

 wasiirada ilaa hda xilalka waayay waxaa kamid ah

Prof Maxamad Cabdi Gaandi

Daahir Maxamud Geele

Sh: Cabdiraxman Janaqow

Prof: Maxmad Cali ibraahim

wasiiradii is casilay cidna lagama soo celin kuwo cusubna waa lagu soo daray

  1. R/wasaare ku xigeen ahna Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Sh Aadan Maxamed Nuur (Madooobe).
  2. R/wasaare ku xigeen ahna wasiirka kalluumeysiga iyo kheraadka badda. C/raxmaan Xaaji Aadan Ibraahin (Ibbi).
  3. R/wasaare ku xigeenka wasaaradda gaadiidka cirka iyo dhulka. C/waaxid Cilmi Goonjeex.
  4. Wasaaradda Garsoorka iyo caddaaladda. C/kariim Axmed Cali.
  5. Wasaaradda arrimaha dibadda Yuusuf Xsan Ibraahin dheeg.
  6. Wasaaradda Arrimaha Gudaha Sh. C/qaadir cali Cumar.
  7. Wasaaradda Gaashaandhigga Abuukar Cabdi Cismaan Mardaadi.
  8. Wasaaradda Amniga Qaranka Axmed C/salaam xaaji Aadan.
  9. Wasaaradda qorsheynta iyo iskaashiga Caalamiga ah, Mustaf Sh Cali dhuxuloow.
  10. Wasaaradda Maaliyadda Xuseen Cabdi Xalane.
  11. Wasaaradda Haweenka iyo aerr. Qoyska Fowsiyo Maxamed Sheekh.
  12. Wasaaradda xanaanada Xoolaha C/casiis Lafta Gareen.
  13. Wasaaradda dastuurka iyo arr. Federaalka Madoobe Nuunoow.
  14. Wasaaradda beeraha beeraha. Maxamed Ibrqaahin xaabsade.
  15. Wasaaradda hantida qaranka iyo qalabeynta maxamed Mursal.
  16. Wasaaradda hidaha iyo tacliinta sare Cali Axmed (Jingili).
  17. Wasaaradda dhaqancelinta iyo arrimaha bulshada. Prof. maxamed cumar Dalxa.
  18. Wasaaradda gargaarka aadamiga. Maxamud Cabdi Ibraahin (Garweyne).
  19. Wasaaradda warfaafinta. C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisoow).
  20. Wasaaradda Cilmi barista iyo technology-yada Maxamed cali Xagaa.
  21. Wasaaradda macdanta iyo biyaha  Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid.
  22. Wasaaradda dib-u-dhiska  Xuseen Ceelaabe faahiye.
  23. Wasaaradda dalxiiska iyo duur joogta C/laahi Yuusuf Cigaal.
  24. Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha maxamed cabdi Xayir Maareeye.
  25. Wasaaradda Caafimaadka. Maxamuud Jirde Xuseen.
  26. Wasaaradda tamarta iyo shidaalka C/raxmaan Jaamac.
  27. Wasaaradda Boostda iyo isgaarsiinta C/risaaq jurille.
  28. Wasaaradda jaaliydaha C/laahi Axmed c/lle Azhari.
  29. Wasaaradda ganacsiga C/rashiid Maxamed Cirro.
  30. Wasaaradda howlaha guud iyo griyeynta Yuusuf Geelle Ugaas.
  31. Wasaaradda warshadaha C/lla Boos Axmed.
  32. Wasaaradda Bay’ada iyo dhirta Burci maxamed xamza.
  33. Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ispoortiga Qadiijo maxamed diiriye.
  34. Wasaaradda Hormarinta reer Miyiga. Maxamed Cabdi Yuusuf.
  35. Wasaaradda waxbarashda iyo barbaarinta  C/nuur Macalin Maxamuud.
  36. Wasaaradda Owqaafta iyo arrimaha diinta Sh Nuur Cali Aadan.
  37. Wasaaradda dib-u-heshiisiinta Xuseen Warsame samatar.
  38. Wasaaradda Lacagta C/laahi Maxamed cali (sanbaloolshe).
  39. Wasaaradda hub ka dhigista iyo jiheynta maleeshiyaadka Cumar cali Rooble.

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: