• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Axmad Maxamad Maxamuud Siilaanyo oo Ku Guuleystay Shan Sano oo Madaxnimo Somaliland Ah iyo Rajo Laga Muujiyo Dib u Midow Soomaaliyeed


SIILAANYO Guddiga Doorashooyinka Somaliland ayaa galabta magaalada Hargeysa kaga dhawaaqay Natiijada Doorashooyinkii 26 ka Jun ka dhacay Gobolada

 

Waqooyi iyagoona ku dhawaaqay in uu Axmed Maxamed Siilaanyo oo ah musharaxa Madaxweynanimo ee xisbiga Kulmiye ku Guuleystay doorashadii

 

Madaxtinimo ee Somaliland.49.50% boqolkiiba Codadkii la tiriyay halka u Daahir Rayaale oo ahaa musharaxa xisbiga UDUB  na helay 33.23%, boqolkiiba

 

Faysal Cali Waraabe oo ka socday UCID ayaa isna helay 17.18% boqolkiiba Siilaanyo oo 75 Shan iyo todobaatan jir ah ayay Dad badan aamin san yihiin in uu yahay nin

 

waqti iyo xaalado kala duwan uga soo joogay soomaaliya go,aamo adadagna leh ayna macquul tahay in uu ku niyad wanaagsan yahay in uu mar kale ka qeyb qaato dib u mideynta Soomaaliya

ugana faaideysto in uu hada Koonfur soomaaliya la galo Awodd qeybsi muuqda oo ka duwan kii lixdankii oo ay inta badan dadka reer waqooyi ku tilmaamaan in ay ku sirmeen is raac aan talo wadaag laheyn

 

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: