• RSS Somali VOA

    • Wicitaanka: Prof. Xuseen A. Warsame March 26, 2017
      Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay sida kor loogu qaadi karo tayada waxbarashada ee dugsiyada iyo jaamacadaha Somalia, waxaana marti ku ah Prof. Xuseen Axmed Warsame.
    • Burco: Xaaladaha Abaaraha March 26, 2017
      Xaalada abaaraha ee mudooyinkanba ka taagnayd deegnada Soomalida ayaa ah mid saamaysay dad iyo xoolaba islamarkaana keentay inay dadkii xoolo dhaqatada ahaa ay ku waayaan badi xoolahoodi, iyadoo geela oo ka mid ah xoolaha kiisa ugu adkaysiga badan uu hada yahay kani ugu liita.
    • Ohio: Toogasho ka Dhacday Goob lagu Caweeyo March 26, 2017
      Masuuliyiin ku sugan magaalada Cincinnati ee gobolka Ohio ee dalkan Maraykanka ayaa sheegay in ugu yaraan 15 qof la toogtay, kuwaas oo qof ka mid ah xaaladdiisu ay halis tahay, ka dib markii xalay rasaas lagu furay xarun lagu caweeyo oo dad badani ku sugnaayeen.
    • Mosul: 100 ku Dhimatay Duqeymaha Cirka ah March 26, 2017
      Isbahaysiga Milateri ee uu hoggaamiyo Maraykanku ayaa weeraro xagga cirka ah ku qaaday Mosul, waxaana dad goobjoog ahi ay sheegeen in weeraradaas ay ku dhinteen in ka badan 100 rayid ah.
    • Dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington March 25, 2017
      Dhageystayaal ku soo dhawaada barnaamijka Caweyska Washington, waxa la diyaar ah Sahra Ciidle Nuur.
    • Dhageyso Martida Makrafoonka March 25, 2017
      Ku soo dhawaada dhageystayaal barnaamijka Martida Makrafoonka, waxa London ka soo diyaariyay Ridwaan Xaaji Cabdiwali.
    • Holland: Dowlad Isbaheysi oo ay Tahay In La Soo Dhiso March 25, 2017
      Muddo 10 casho ah ayaa ka soo wareegtey marki lasoo gaba-gabeeyey doorashadi dalka Holland oo indhaha adduunka oo dhan soo jiidatey.
    • Abaaraha ka Jira Gobolka Sanaag March 25, 2017
      Gobolka Sanaag waxa uu ka mid yahay deegaanada ay abaaruhu sida daran u saameeyeen, iyada oo lix milyan bar Soomaali ah ay abaarahani saameyn xoog badan ku yeesheen.
    • Hambalyada iyo Heesaha: Danduray iyo Cuud March 25, 2017
      Barnaamijka Hambalyada iyo Heesha ee toddobaadkan waxaa inoo haya Ibraahim Xasan Maxamuud (Daanduray) iyo Caasha Ibraahim Aadan (Cuud)
    • Doorashada Madaxweynaha Galmudug oo dhaceysa 10-ka April March 25, 2017
      Baarlamaanka Galmudug ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada Cadaado waxa ay isku raaceen in 10ka April la qabto doorashada Madaxweynaha Galmudug.
    • Shir Nairobi Uga Furmay Madaxda IGAD March 25, 2017
      Waxaa galabta ka furmay magaalada Nairobi shirka madaxda dalalka ku bahoobay urur goboleedka IGAD.
    • Dad Lagu DIlay Muqdisho March 25, 2017
      Rag hubeyan ayaa maanta magaalada Muqdisho ku dilay xoghayihii maamulka degmada Wadajir, Cabdiraxmaan Sheikh Axmed Calasow iyo laba ka mid ah ilaaladiisa,.
    • Mareykanka oo Adkeynaya Bixinta Dal-ku-galka March 25, 2017
      Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa weydiisatay Safaaradaha iyo qunsuliyadaha Mareykanka ee caalamka in ay baaritaano dheeraad ah ku sameyaan dadka qaar marka ay dalbanayaan fiisooyinka.
    • Golaha Ammaanka ee Q.M. oo ka Hadlay Soomaaliya March 24, 2017
      Golaha Amaanka ee Q.M ayaa ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada New York waxay uga hadleen arrimaha abaarta sii baahayso ee Soomaaliya.
    • Turkiga oo Maanta Gargaar Geeyey Muqdisho March 24, 2017
      Hay’adda Bisha Cas ee Turkiga ayaa maanta magaalada Muqdisho ka dejisay diyaarad sidey hal tan oo raashiin nafaqeysan ah oo loogu talagay dadka ay abaaruhu ku saameyeen qaar ka mid ah gobollada dalka, gaar ahaan caruurta nafaqo darrada la ildaran.
    • Sawirro: Qarax Baabuur oo ka Dhacay Muqdisho March 24, 2017
      Qarax loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacay maqaayad ku taalla agagaarka Hotel Naasa-Hablood 2 ee magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa meel aad muhiim ah oo dadka ay ku badan yihiin, oo ku dhow isgoyska Xaawo taako ee magaalada caasimadda ah. Goobta qaraxa uu ka dhacay ayaa ah qeybta baabuurta la dhigto ee maqaayadda. In […]
    • Faaqidaadda: Golaha Wasiirada Cusub March 24, 2017
      Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay golaha wasiirada cusub ee Soomaaliya ee uu dhowaan magacaabay ra’iisul wasaare Xasan Cali Kheyre. Waxaa soo jeedinaya Maxamed Cabdi Sandheere  
    • Dad Kale oo loo Xiray Weerarkii London March 24, 2017
      Booliska magaalada London ayaa maanta sheegay in laba qof oo kale ay u xireen weerarkii ka dhacay meel ku dhow xarunta baarlamanka Britain.
    • Trump oo Jeediyey Hanjabaad la Xiriirta Obamacare March 24, 2017
      Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa xubnaha xisbiga Jamhuuriga ugu hanjabay inuu barnaamijka daryeelka caafimaad ee Obamacare sidiisa ku deyn doono, oo uu arrimo kale diiradda saari doono, haddii aysan maanta u codeyn barnaamij kaas beddel u noqon doona.
    • Uhuru iyo Farmaajo oo Heshiisyo ku Saxiixday Nairobi March 23, 2017
      Madaxweynayaasha Somalia iyo Kenya, Maxamed Cabdullhi Farmaajo iyo Uhurro Kenyatta ayaa maanta kullan ku yeeshay magaalada Nairobi, iyagoo kulankooda ka dib kala saxiixday heshiis dhowr qodob ka kooban.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Maamul Goboleed Cusub (HIIRAAN AND MIDLAND) oo Shalay Magaalada Lonon Looga Dhowaaqay iyo Madaxweyne Loo Doortay Howsha Maamulkaas


madaxweyne-jiraabey Shirweyne mudo Sadax maalmood ugu socday Aqoonyahano, Odayaal, Culumaauddiin, Ganacsato iyo xubno ka socday, Qurbajoogta

Reer Hiiraan ee magaalada London ee Wadanka Igiriiska maanata lasoo gabagabeyey.Shirweynahan ayaa waxaa lagu falanqeyey

Arrimo badan oo muhiim u ah dadka deegaanka reer Hiraan, waxaana aqoonyahanadii iyo wax garadkii, kasoo qeyb galay shirkaasi ay

is lameel dhigeen in wax badan laga qabto qaab dhismeedka degaanadaasi, waxaana shirkaasi gun dhig loo ga dhigay Sadax qodob oo kala ahaa.

 

1. Maamul u sameenta degaanada hoosyimaada gobolka Hiiraan, iyo dib u heshiisiinta

 

2. Dib u dhisida iyo mideynta Shacabka gobolka Hiiraan

3. Nabadeynta iyo kor u qaadida mashaaricda horumarinta.

Dood dheer iyo falanqeyn kadib waxaa laga soo saaray kulankaasi in la sameyo Dowlad Goboleed loogu magac daray HIIRAAN AND MIDLAND, kaasi oo dadkii k lanka ka soo qeybgalay ay u arkeen in uu muhiim u yahay xiligaani dadweynaha reer Hiiraan.

Gabagabadii kulankaasi seddexda maalmood socday ayaa waxaa lagu doortay in uu madaxweyne u noqdo Dowlad goboleedkan loogu magac daray HIIRAAN AND MIDLAND,

Mudane Abdulqadir Aden Abdi JIRAABEY, kaasi oo dadkii kulanka ka qeyb galayey ay u arkeen in uu yahay ninka ugu haboon xiligan oo wadi kara ama badbaadin kara Dowlad Goboleedkan,

waxaana dhamaan dadkii kulanka ka soo qeyb galay uu ka codsaday Dr. Abdulqadir Aden Abdi JIRAABEY in ay wax laqabtaan, isla markaasina labadbaadiyo deegaanada

Maamulkan loo sameeyay oo Maxkax iyo Aqli Saliim ah la is kugu geeyo. Dowlad Goboleedkan cusub ayaa noqonaya kii afaraad ee looga dhawaaqo dalka Soomaaliya, iyadoo ay horay u jireen,

Soomaaliland, Puntland, Galmudug iyo HIIRAAN AND MIDLAND oo iminka kusoo biirtay maamuladaasi hore ee dalka Soomaaliya.

Xigasho:-SomaliSwiss London

buqaqable.com

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: