• RSS Somali VOA

    • Wafti ka socda Eritrea oo tageya Ethiopia June 25, 2018
      Ethiopia ayaa sheegtay in wafti ka socda dalka ay deriska yihiin ee Eritrea ay toddobaadkan magaalada Addis-Ababa u iman doonaan wada-hadallo soo afjari kara mid ka mid ah dagaalladii ugu dheeraa ee qaaradda Afrika.
    • Tahriibayaal Ethiopian ah oo ku qulqulaya Puntland June 25, 2018
      Waxaa deegaannada Puntland ku soo qulqulaya tahriibayaal badan oo ka imanaya dhinaca Itoobiya, safarkooduna ku beegsanaya magaalo xeebeedka Boosaaso oo ay si dhuumaaleysi ah uga tahriibaan.
    • Qalliin nooc cusub oo laga sameeyey Hargeysa June 25, 2018
      Qalliin noociisu ku cusub yahay dalka oo xagga indhaha ah, ayaa xalay lagu sameeyay magaalada Hargeysa.
    • Falastiiniyiinta oo u jawaabay Jared Kushner June 25, 2018
      Falastiiniyiinta ayaa ka jawaabay hadal kasoo yeeray Jared Kushner, oo la-taliye sare u ah, islamarkaana soddog uu u yahay madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.
    • Erdogan oo loo doortay madaxweynaha Turkey June 25, 2018
      Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku guuleystay xilka madaxtinnimo ee dalkiisa doorasho cusub oo waqtigeeda laga soo hormariyay, taas oo madaxtooyada siineysa awood dheeraad ah.
    • Ardayda Beledweyne oo u fariisaty imtixaanka June 25, 2018
      Ardayda dhigata dugsiyada sare ee magaalada Baledweyne oo la sheegay in aanay ka qayb  galin Imtixaankii Shahaadiga ahaa, ee bishii hore ka qabsoomay Koonfurta iyo badhatama Somalia sababo xidhiidha  fatahaadii ku dhufatay magaalada ayaa shalay  u fariistay Imtixaanka. Wasiir ku xigeenka wasaarada waxbarashada dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee maamulka Hirshabe […]
    • Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha June 24, 2018
      Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadan waxaa marti ku ah Cabdullaahi Xaaji Xasan, Agaasimaha Hay'adda Cilmibaarista iyo Wadatashiga ee CRD oo ka jawaabaya su'aalo la xiriira sameynta golayaasha deegaanka ee magaalooyinka Somalia
    • Somalia oo maamulka hawada la soo wareegtay June 24, 2018
      Dowladda Soomaaliya ayaa maanta Muqdisho ka sheegtay in si buuxda ay hadda u maamulayso Hawada dalka, iyada oo Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xassan Cali Khayre uu sheegay in maamulka hawadu uu hadda gacanta Somalia ku wada jiro
    • Xhaka iyo Shaqiri oo Ganaax Wajahaya June 24, 2018
      Xirirka kubadda cakta FIFA ee maamulaya ciyaaraha Koobka Aduunka ayaa bilaabay baaritaan dhinaca anshaxa ah oo ka dhan ah laba laacib oo u ciyaara xulka Switzerland kuwaas oo kala ah Granit Xhaka iyo Xherdan Shaqiri.
    • Jarmalka oo Guul Layaab Leh Ka Gaaray Weden June 24, 2018
      Xulka difaacanaya horyaalnimada Koobka Aduunka ee Jarmalka ayaa soo nooleeyay rajadiisa ah inuu noqdo dalki ugu horreeyay ee koobka ku guuleysta laba jeer tan iyo sannadki 1962-ki markaas oo ay Brazil koobka ku guuleysatay laba jeer oo is-xigtay, kadib marki ay xalay 2-1 uga badiyeen Sweden.
    • Saraakiil loo xir xirey qarixii Itoobiya June 23, 2018
      Dowlada Ethiopia ayaa xirxirtey ilaa iyo 12 qof oo 9 ka mid ah ay yihiin saraakiil iyo saddex qof oo Shacab ah. Saraakiisha booliiska ayaa loo haystaa inay ka hortagi waayeen weerarkan qarax ka hor intuusan dhicin.
    • Warkii ugu Dambeeyay ee Qarixii Zimbabwe June 23, 2018
      Qarax kale aya isna ka dhacay dalka Zimbabwe, meel uu ka qudbeynayay madaxweynaha dalkaasi Emmerson Mnangagwa, oo dad isku soo baxay u lahadlayay.
    • Wiil Soomaali ah oo ka mid noqdey koox ku guulesatay tartanka sameynta Robot-yada June 23, 2018
      Yuusuf Maxamed Amiin Sheekh Caddow, waa wiil dhalinyaro ah Soomaali ah oo dhigta fasalka siddeedaad ee iskuul ku yaalla dalka Sweden oo uu deggan yahay.
    • Barnaamijka Caweyska Washington June 23, 2018
      Barnaamijka Caweyska Washington waxaa soo diyaarisay soona jeedinaya, Sahra Ciidle Nur.
    • Martida Makrafoonka: C/raxman D. Beyle June 23, 2018
      Barnaamijka Martida Makrafoonka waxaa marti inoogu ah todobaadkan, Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Cabdiraxman Ducaale Beyle.
    • Belgium oo 5-2 uga Badiyay Tunisia June 23, 2018
      Xulka Belgium ayaa qarka u saaran inuu u gudbo wareega 16-ka ee Koobka Aduunka 2018, kadib marki ay maanta 5-2 uga badiyeen xulka Tunisia.
    • Puntland: Shirkii Golaha Wakiilada oo Qabsoomay June 23, 2018
      Magaalada Growe waxaa maanta ka furmay kalfadhigii 41-aad ee Golaha wakiillada Puntland, iyada oo Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo kalfadhigan furay uu ku dheeraadaady colaadda Sool ee Puntland iyo Somaliland
    • Barn. Dhacdooyinka Toddobaadka June 23, 2018
      Barnaamijka Dhacdooyinka ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qoddobo ay ku jiraan muranka badda ee u dhexeeya Somalia iyo Kenya iyo qubanayaal kale.
    • Barn. Hambalyada iyo Heesaha June 23, 2018
      Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa inoo haya Ibraahim Xasan Maxamuud (Daanduray) iyo Nuur Xasan Nuur (Bukhaari)
    • Pentagon oo ka Hadashay Xakameynta Muhaajiriinta June 23, 2018
      Ciidanka Navy-ga Maraykanka ayaa sheegay in uu diyaar u yahay in xarumaha ciidanka Maraykanka uu ka dhiso goobo waaweyn oo dadka muhaajiriinta sharci-darrada ah lagu hayo, muhaajiriintaas oo ah kuwa ka soo gudbaya xuduudda koonfureed ee Maraykanka.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Secretary-General Names New UN Envoy For Somalia The new Special Representative of the Secretary-General and head of the UN Political Office for Somalia (UNPOS


og New York, Jun 9 2010 Secretary-General Ban Ki-moon has appointed Augustine Mahiga, Tanzania’s Ambassador to the United Nations,

 

To serve as his top envoy for Somalia, which is in the midst of one of the worst humanitarian and political crises in the world the new Special

 

Representative of the Secretary-General and head of the UN Political Office for Somalia (UNPOS) brings many years of both government

 

And UN experience, including in conflict management, mediation, and humanitarian and recovery/development activities. “Mr. Mahiga has lengthy

 

And pertinent experience in the Horn of Africa and other parts of the continent, which will be invaluable in his new position according to a news release announcing his appointment. Prior to representing the Tanzanian Government at the UN, Mr. Mahiga worked in various capacities at the UN High Commissioner for Refugees (UNHCR)

His roles included serving as Chief of Mission to Liberia, Coordinator and Deputy Director of the humanitarian and refugee crisis in the Great Lakes Region, and UNHCR Representative in India, Italy, Malta,

 

The Holy See and the Republic of San Marino. Mr. Mahiga succeeds Ahmedou Ould-Abdallah of Mauritania, who has served as the UN’s envoy for Somalia since September 2007 and helped facilitate

 

The Djibouti Peace Agreement, on which current peace and reconciliation efforts in the country are based. the Secretary-General acknowledged Mr. Ould-Abdallah for his work on the recently adopted

 

Istanbul Declaration that serves “as a political pact between the international community and the Somali people on political, security, development and reconstruction issues.” the Declaration was the culmination of a three-day international conference in May that was co-hosted by the UN and Turkey, a year after a similar summit

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

w

Connecting to %s

%d bloggers like this: