• RSS Somali VOA

    • Dadaal Lagu Joojinayo Colaad ka Taagan Hiiraan January 17, 2017
      Odayaash labada dhinac ee uu dagaalku dhexmarey iyo maamulka gobolka Hiiraan ayaa ku baxay qaboojinta xiisad ka dhalatay dilal salka ku hayay aano qabiil oo gaaray degaanka Teedaan ee gobalka Hiiraan.
    • Ciidamada Burundi oo ka Baxaya Somalia January 16, 2017
      Dowladda Burundi ayaa maanta billowday hanaan ay ciidamadeeda qeybta ka ah Amisom uga saareyso Soomaaliya, sababo la xiriira muran dhinaca mushaarka la xiriira oo u dhaxeeya ayada iyo Midowga Yurub.
    • Laba Askari oo Maanta Lagu Dilay Boosaaso January 16, 2017
      Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in abaarihii 5-tii galabnimo ee maanta ay dabley hubeysani toogasho ku dileen Laba Askeri oo ka tirsan ciidamada Booliska Puntland, sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u sheegeen idaacadda VOA.
    • Baabuur ay Amisom Leedahay oo Dilay Dad Rayid Ah January 16, 2017
      Ugu yaraan sagaal qof ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen 15 kalena ay ku dhaawacmeen kadib markii gaari ay lahaayeen Ciidamada Amisom ay isku dhaceen gaari caasi ah oo ay saarnaayeen dad rakaab ah.
    • Doorashada Aqalka Sare oo ka Dhacday Muqdisho January 16, 2017
      Seddex xildhibaan oo ka mid noqonaya xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa maanta lagu doortay magaalada Mqudisho ee caasimadda Soomaaliya.
    • 7 Qof oo ku Dhintay Dagaal ka Dhacay Bari January 16, 2017
      Wararka ka imaanaya Puntland ayaa sheegaya in xalay dagaal xooggan uu ka dhacay deegaanka Af-urur oo ka tirsan gobolka Bari.
    • Oman oo Lagu Wareejiyey Maxaabiis Guantanamo ku Jiray January 16, 2017
      Dowladda Oman ayaa maanta sheegtay inay milatariga Mareykanka ka aqbashay 10 maxaabiis ah oo ku jiray xabsiga Guantanamo Bay ee Cuba. Magacyada iyo dhalashada maxaabiistan ayaan weli la shaacin.
    • 37 Qofood oo ku Dhintay Diyaard ku Burburtay Kyrgyzstan January 16, 2017
      32 qof oo ay caruur ku jireen ayaa geeriyootay kadib marki diyaarad kuwa xamuulka qaada ah oo laga leeyahay dalka Turkiga ay aroornimadi hore ee maanta ku bur burtay meel u dhaw garoonka diyaaraha caalamiga ah ee ugu weyn dalka Kyrgyzstan.
    • Axmed Madoobe oo ka Hadley Caqabadaha Haysta Jubaland January 16, 2017
      Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan oo la hadley xildhibaanada Jubbaland ayaa ka waramey arrimo ku saabsan caqabadaha maamulkiisa ka heysta kala xirnaashaha deegaanada Jubbaland
    • Dooni ku Degtey Xeebaha Libya January 15, 2017
      Dooni ay saarnaayeen Socoto nolol raadis ah oo gaadhaysa illaa 100 qof ayaa ku degtey badda Libya shalay Sabtidii, waxaana warar hordhac ah oo ay wakaaladaha wararku daabacayaan ay sheegayaan in illaa haatan la badbaadiyey afar qof oo keliya oo ka mid ahaa dadkii doontaas saarnaa.
    • Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha January 15, 2017
      Barnaamijkeena maanta waxaa marti ku ah Cawaale Xuseen Cabdi oo ku takhasusay maamulka xiriirka shaqaalaha iyo loo-shaqeeyaha, waxana uu ku sugan yahay magaalada Edmonton ee dalka Canada
    • Dhageyso Barnaamijka Caweyska Washington January 14, 2017
      Kusoo dhawaada barnaamijka Caweyska Washington ee todobaadkaan. Waxaa soo diyaarisay isla markaana soo jeedin doonta, Sahra Ciidle Nuur.
    • Dr. Xuseen Tanzaniya oo Geeriyooday January 14, 2017
      Alla ha u naxariistee waxaa dalkan Mareykanka ku geeriyooday Dr Xuseen Maxamed Aadan oo loo yaqaanay Xuseen Tanzaaniya oo ahaa aasaasaha Ururka Caalamiga ah ee Deraasaadka Soomaalida.
    • Barnaamijka Hambalyada Iyo Heesaha January 14, 2017
      Kusoo dhawaada barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha. Waxaa soo jeedinaya Ibraahim Xassan Garabeey (Daanbureey) iyo Caasha Ibraahim Aden (Caasha Cuud).
    • Barnaamijka Martida Mikrofoonka January 14, 2017
      Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxa marti ku ah Dr. Caasha Cumar Kablow oo ku takhasustay cudurada haweenka, isla markaana la talisa Qaramada Midoobay, xafiiska Muqdisho.
    • Trump oo Shuruud Ku Xiray Cunaqabateynta Ruushka January 14, 2017
      Madaxweynaha la doortay ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuusan waxba ka badali doonin cunaqabeynta uu maamulka madaxweyne Obama kusoo rogay Ruushka, balse cunaqabateynta aysan noqon doonin mid waqti dheer socoto.
    • Maxay ka Dhigan Tahay Doorashadii Guddoonka BF? January 13, 2017
      Maxaa laga akhrisan karaa doorashadii guddoonka baarlamanka Soomaaliya? Maxayse uga dhigan tahay tan soo socota ee Madaxweynaha? Weriyaheena Haaruun Macruuf ayaa qodobadan hordhigay Prof. Afyare Cabdi Cilmi oo bare ka ah Jaamacadda Qadar.
    • Faaqidaadda: Siyaasiyiinta iyo Haysashada Laba Dhalasho January 13, 2017
      Dalal badan oo ka mid ah kuwa dunida, lagama ogola in qofka xil dowladeed qabanaya, gaar ahaan xilalka sare uu haysto dhalashada dal kale. Hase yeeshee inta badan siyaasiyiinta Soomaaliya ee xilalka haya ama doonaya inay qabtaan ayaa haysta dhalashada waddamo u badan kuwa reer galbeedka. Haddaba, muxuu arrintan ka qabaa dastuurka Soomaaliya. Waa qodobka barn […]
    • 'Israel oo Weerar ku Qaaday Syria' January 13, 2017
      Ciidamada Syria ayaa maanta sheegay in Israel ay weerar gantaallo ku qaaday saldhig milatariga Syria ay ku leeyihiin meel u dhow magaalada Damascus, taasi oo dhalisay qaraxyo dhowr oo aad u weyn.
    • Obama oo Biden Siiyey Abaalmarinta Xorriyada January 13, 2017
      Madaxweynaha dalka Mareykanka Barack Obama ayaa xalay gudoonsiiyey ku xigeenkiisa Joe Biden biladda Xorriyada oo ah bilad tan ugu sareysa ee uu Madaxweyne Mareykan ah qof siiyo.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

قطر تتوسط بين إريتريا وجيبوتي لحل خلافهما الحدودي وبحسب نص "الوثيقة التنفيذية" للاتفاقية التي نشرتها الوكالة، فانه سيتم تشكيل لجنة تنفيذية برئاسة الشيخ حمد بن جاسم آل ثاني وعضوية ممثل عن كل من الطرفين على ان ‘تتولى اللجنة اختيار وتعيين احدى الشركات العالمية بموافقة الطرفين لكي تقوم بترسيم الحدود وفقا للاصول والقواعد المتعارف عليها دوليا.


jaasim الدوحة: اعلنت قطر الاثنين، انها تقوم بوساطة بين اريتريا وجيبوتي لحل نزاع حدودي ولتبادل الاسرى بينهما وقال رئيس الوزراء وزير الخارجية القطري الشيخ حمد بن جاسم ال ثاني

 

في تصريح نقلته وكالة الانباء القطرية "قنا" :" إن الرئيس الاريتري اسياس افورقي ورئيس جيبوتي اسماعيل عمر جيلله وقعا اتفاقية عهدا بموجبها الى دولة قطر ببذل جهود الوساطة

 

لايجاد حل للخلاف الحدودي بين بلديهما وبحسب الشيخ حمد، فقد فوض الرئيسان الشيخ حمد بن خليفة آل ثاني امير دولة قطر الذي وقع الاتفاقية… وسيطا وشاهدا بالصلاحيات الكاملة

 

لاصدار وثيقة عمل تنفيذية للاتفاقية وسوف يتم تبادل الاتفاقية بين وزيري خارجية البلدين في الدوحة قريبا وبحسب رئيس الوزراء القطري، فان الجانب القطري لحظ قيام اريتريا بالانسحاب من المناطق الحدودية المختلف عليها على ان لا يشكل ذلك اعترافا باية حقوق لحين التسوية النهائية للخلاف بموجب هذه الاتفاقية، وقامت قوات مراقبة قطر بالتحقق من الانسحاب وبحسب نص "الوثيقة التنفيذية" للاتفاقية التي نشرتها الوكالة


فانه سيتم تشكيل لجنة تنفيذية برئاسة الشيخ حمد بن جاسم آل ثاني وعضوية ممثل عن كل من الطرفين على ان ‘تتولى اللجنة اختيار وتعيين احدى الشركات العالمية بموافقة الطرفين لكي تقوم بترسيم الحدود وفقا للاصول والقواعد المتعارف عليها دوليا

وستسعى هذه اللجنة "الى انهاء الخلاف الحدودي بين الطرفين والعمل على ترسيم الحدود بين بلديهما بما يخدم علاقات حسن الجوار.

كما سيقوم الطرفان "بتزويد قطر بكشف يوضح عدد واسماء الاسرى الموجودين لديه، ان وجدوا، وكذلك بكشف يوضح عدد واسماء المفقودين الى ان يتم تبادل الاسرى بين البلدين فيما يقوم كل من الطرفين بتقصي مصير المفقودين وكل ذلك باشراف دولة قطر.

 

 

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: