• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Yusuf Siyaad Indha-Cade Wasiiru Dowlihii Xukuumada Cumar Cabdirashiid Cali Shar Ma,arke oo Ku Dhawaaqay in uu Xilka Wasiiru Dowlaha iska Casilay


indhos Kadib khilaaf iyo is jiid jiidasho mudo dheer u dhexeeysay Raisul-wasaare Cumar Cabdirashiid iyo indha cade ayaa maanta ku Soo dhamaaday

 

in uu indha-cade iclaamiyay in uu ka tagay Shaqada Wasaarada Gaashaan dhiga dowlada KMG ka ah khilaafka Cumar Cabdirashiid iyo

 

Indha cade ayaa soo socday tan iyo khilaafkii Madaxweynaha iyo iyo Raisul-wasaaraha Xiligaasoo uu indha cade Saxaafada u Marsiiyay Shar,ma.arke

 

Hadalo kulul oo uu ku eedeeyay khiyaanano iyo in uu Raisul-wasaaraha yahay ninka ay Ciidanka dowlada ka shaqeyn la,a Yihiin hadalkaasoo uusan

 

Cumar cabdirashiid ilaa hada ka jawaabin dhinaca kale waxaa wali meeshiisii ka sii socda khilaafka Madaxweynaha iyo raisul-Wasaaraha kaasoo sida ay wararka qaar sheegayaan maraya meeshii ugu xumeyd lagana dheehan karay munaasabadaha iyo kulamada ka dhaca Villa Somaliya

oo ay Madaxweynaha iyo Raisul-wasaaraha is garab fadhin jireen oo aan mudo dhicin oo shalay oo ugu dambeysay oo uu madaxweyne shariif Dalacsiinaya Saraakiil Ciidan oo boqol gaaraya uusan

 

Cumar Cabdirashiid soo xaadirin isagoo wali haya Xilka Madaxa ugu sareeya Xukuumada lama oga Mustaqbalka indha –Cade waxay wararka qaar sheegayaan in uu u dhoofi doono wadanka

 

UGANDHA oo ay ilmihiisa dagan yihiin maadaama ay isaga iyo Mucaaradka meel xun kala gaareen Ninka ugu dhow ee uu u tagi karo oo ah Xasan Daahirna uusan ka badbaadin karin Shabaabka oo hada ah SUPER POWER

 

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: