• RSS Somali VOA

    • Madaxweynaha Shiinaha oo ka Digay Dagaal Ganacsi January 18, 2017
      Madaxweynaha Shiinaha Xi Jinping ayaa dowladaha dunida uga digay halista ka iman karta dagaal ganacsi, xilli uu ka hadlay Madasha Dhaqaalaha Adduunka ee magaalada Davos ee dalka Switzerland.
    • Earnest: Trump Ha Kala Doorto Sirdoonka iyo Russia January 18, 2017
      Afhayeenka Aqalka Cad ee Mareykanka ayaa sheegay in maamulka madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Donald Trump ay tahay inuu kala doorto ciddii uu la jirsan lahaa sirdoonka Mareykanka, Russia ama WikiLeaks.
    • Hooyada Gabar la Kufsadey oo VOA la Hadashey January 18, 2017
      Shugri Cabdullaahi Sheekh Cabdirixman waa hooyada dhashey mid ka mid ah labada gabdhood ee kufsi iyojirdilba loogu gaystey banaanka magaalada Goldogob ee gobolka Mudug
    • QM oo $864 Milyan u Dalabtay Gargaarka Somalia January 17, 2017
      Hay’adaha bani’aadminimada ee Soomaaliya ayaa raadinaya $864 million oo dollar oo ay gaadhsiiyaan 3.9 million oo qof oo u baahan badbaadin iyo gargaar bani’aadminimo, gudaha dalka Soomaaliya.
    • Warbixin ku Saabsan Kufsi ka Dhacay Goldogob January 17, 2017
      Maamulka, culumada iyo ehellada laba gabdhood oo fal kufsi ah lagula kacay degmada Goldogob ee maamulka Puntland ayaa la tacaalaya inay xal ka gaaraan arrinkaan.
    • Dhakhtar Soomaali ah oo ka Shaqeeya Afghanistan January 17, 2017
      Dr. Ciise Cabdi Jaamac, waa dhakhtar Soomaali ah oo ku sugan gobolka Helmand ee dalka Afghanistan, wuxuuna lixdii sano ee ugu dambeeyey ka soo shaqaynayey goobo badan oo colaado ka socdeen sida dalka Yemen oo kale.
    • Xisbiyada Somaliland oo Isku Raacay in Doorashada Dib Loo Dhigo January 17, 2017
      Xisbiyada siyaasadda Somaliland ayaa maanta go'aan ku gaadhay in doorashada madaxtooyada dib loo dhigo muddo lix bilood ah, waxaanay go'aankan u gudbiyeen guddida doorashada.
    • Amisom oo ka Hadashay Shil ay ku Lug Yeesheen Ciidankooda January 17, 2017
      Ciidamada Amisom ayaa sheegay inay ka qoomameynayaan shil uu ku lug yeeshay mid ka mid ah baabuurtooda oo ay ku dhinteen dad shacab ah, waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.
    • Ninka Lagu Tuhmayo Weerarkii Istanbul oo la Qabtay January 17, 2017
      Ra’iisul wasaaraha Turkiga Binali Yildirim ayaa xaqiijiyey in ay ciidamada amniga xireen ninkii la sheegayinuu ka danbeeyey weerarki habeenki curashada sanadkan 2017-ka lagu qaaday goob lagu caweeyo oo ku taalla magaalada Istanbul, halkaas oo ay ku dhinteen 39 qof.
    • Dadaal Lagu Joojinayo Colaad ka Taagan Hiiraan January 17, 2017
      Odayaash labada dhinac ee uu dagaalku dhexmarey iyo maamulka gobolka Hiiraan ayaa ku baxay qaboojinta xiisad ka dhalatay dilal salka ku hayay aano qabiil oo gaaray degaanka Teedaan ee gobalka Hiiraan.
    • Ciidamada Burundi oo ka Baxaya Somalia January 16, 2017
      Dowladda Burundi ayaa maanta billowday hanaan ay ciidamadeeda qeybta ka ah Amisom uga saareyso Soomaaliya, sababo la xiriira muran dhinaca mushaarka la xiriira oo u dhaxeeya ayada iyo Midowga Yurub.
    • Laba Askari oo Maanta Lagu Dilay Boosaaso January 16, 2017
      Wararka ka imanaya magaalada Boosaaso ayaa sheegaya in abaarihii 5-tii galabnimo ee maanta ay dabley hubeysani toogasho ku dileen Laba Askeri oo ka tirsan ciidamada Booliska Puntland, sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u sheegeen idaacadda VOA.
    • Baabuur ay Amisom Leedahay oo Dilay Dad Rayid Ah January 16, 2017
      Ugu yaraan sagaal qof ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen 15 kalena ay ku dhaawacmeen kadib markii gaari ay lahaayeen Ciidamada Amisom ay isku dhaceen gaari caasi ah oo ay saarnaayeen dad rakaab ah.
    • Doorashada Aqalka Sare oo ka Dhacday Muqdisho January 16, 2017
      Seddex xildhibaan oo ka mid noqonaya xubnaha Aqalka Sare ee Soomaaliya ayaa maanta lagu doortay magaalada Mqudisho ee caasimadda Soomaaliya.
    • 7 Qof oo ku Dhintay Dagaal ka Dhacay Bari January 16, 2017
      Wararka ka imaanaya Puntland ayaa sheegaya in xalay dagaal xooggan uu ka dhacay deegaanka Af-urur oo ka tirsan gobolka Bari.
    • Oman oo Lagu Wareejiyey Maxaabiis Guantanamo ku Jiray January 16, 2017
      Dowladda Oman ayaa maanta sheegtay inay milatariga Mareykanka ka aqbashay 10 maxaabiis ah oo ku jiray xabsiga Guantanamo Bay ee Cuba. Magacyada iyo dhalashada maxaabiistan ayaan weli la shaacin.
    • 37 Qofood oo ku Dhintay Diyaard ku Burburtay Kyrgyzstan January 16, 2017
      32 qof oo ay caruur ku jireen ayaa geeriyootay kadib marki diyaarad kuwa xamuulka qaada ah oo laga leeyahay dalka Turkiga ay aroornimadi hore ee maanta ku bur burtay meel u dhaw garoonka diyaaraha caalamiga ah ee ugu weyn dalka Kyrgyzstan.
    • Axmed Madoobe oo ka Hadley Caqabadaha Haysta Jubaland January 16, 2017
      Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaan oo la hadley xildhibaanada Jubbaland ayaa ka waramey arrimo ku saabsan caqabadaha maamulkiisa ka heysta kala xirnaashaha deegaanada Jubbaland
    • Dooni ku Degtey Xeebaha Libya January 15, 2017
      Dooni ay saarnaayeen Socoto nolol raadis ah oo gaadhaysa illaa 100 qof ayaa ku degtey badda Libya shalay Sabtidii, waxaana warar hordhac ah oo ay wakaaladaha wararku daabacayaan ay sheegayaan in illaa haatan la badbaadiyey afar qof oo keliya oo ka mid ahaa dadkii doontaas saarnaa.
    • Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha January 15, 2017
      Barnaamijkeena maanta waxaa marti ku ah Cawaale Xuseen Cabdi oo ku takhasusay maamulka xiriirka shaqaalaha iyo loo-shaqeeyaha, waxana uu ku sugan yahay magaalada Edmonton ee dalka Canada
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 45 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Maleeshiyaadkii iyo Maamulkii Xisbul-islaam Ka Joogay Jalalaqsi oo Si Buuxda Ugu Biiray Kooxda Al-Shabaab oo Ay Hore Ugu Biireen Xubno Badan oo Ka Mid Ah Xisbiga


aminarts-al-shabab-iyo-xisbul-islam Maleeshiyaadkii iyo Maaamulkii ururka Xisbul-islaam u joogay degmada jalalaqsi oo ka tirsan Gobolka Hiiraan iyo tuulooyin hoos yimaada

 

Degmadaasi ayaa maalintii shalay aheyd si buuxda ugu biiray kooxda kale ee Al-shabaab oo iyada u muuqata in ay gogosha ka hoos jiidaysa

 

Xisbul-islaam oo u muuqda mid ku Soo haray Sh Xasan Daahir iyo Macalin Xaashi kadib markii ay ka kala tageen ragii ugu cad Cadaa sanad ka hor .

 

Gudoomiyihii ugu magacawnaa ururka Xisbul-islaam degmada Jalalaqsi Sheekh Cali iyo gudoomiyaha Ururka Al-shabaab ee Gobolka Hiiraan

 

Sheekh Yuusuf Cali Ugaas ayaa shalay gelinkii dambe dadweynaha kala hadlay fagaare ku yaala degmada jalalaqsi, halkaasoo ay shaaca kaga qaadeen in ay ku midoobeen Magaca  Xarakada Shabaab laga bilaabo shalayna ay dhamaan Maamuladii degamada Jalaqsi iyo tuulooyinka hoos yimaada oo ay ka mid yihiin Jimbiley, Fiidoow iyo

kuwo kale hoos imaan doonaan Xukunka Shabaab ee Goboladaka Hiiraan Arinkan oo sida la sheegay ay si aad ah u soo dhoweeyay shacabka degmada Jalalaqsi iyo meelaha kale tan ayaa

 

Mar kale ka dhigan in ay Xisbul-islaam Hiiraan ku sheegan karaan oo kaliya Bariga magaalada B/weyne oo maalina sii carar maalina soo carar ah  maalin ka hor ayay aheyd markii ay ku biireen

 

Shabaabka Maleeshiyaadkii ugu dambeeyay ee Xisbul islaam ka joogay Gobolka shabelleda dhexe horena Xisbiga wuxuu ka soo quustay Jubooyinka kadib markii uu Xasan Turki Shabaab isu dhiibay

 

buqaqable@yahoo.com

buqaqable@windowslive.com

 

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: