• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Kooxda Al-Shabaab Ayaa Maanta Markii Ugu Horeysay Gubay Tikniko AMISOM Leedahay Kadib Dagaalo Xoogan oo Kooxda Looga Riixay Goobo ka Tirsan Degmooyinka Waqooyiga Muqdisho


K15 Magaalada Muqdisho oo aan ka daalin dhiig iyo anaa ka qabsaday aagaas iyo dib baa loo riixay ayaa waxay saaka ku Waabariisatay

 

Waji aan mudo lagu arkin kaasoo ahaa in ay ciidanka dowlada oo dhowr bilood iyaga un weearar lagu hayay saaka weearar Qorsheysan

 

Soo qaadaan iyagoon adegmooyinka Cabdi/casiis iyo Kaaraan ka soo galay dhinaca bada iyo Xeebta Liido halaaksoo ay Ciidamada

 

Dowlada kuwoodii dhowaan ka yimid Kampala la wareegeen Xeradii Ciidanka Marinada Soomaaliya Xeebata Liido iyo goobo Badan oo ay

 

Hore u joogeen kooxda al-Shabaab oo iyaga sanad ku dhowaad haystay Degmada Kaaraan iyo meelo ka mid ah

 

Degmooyinka ku xeeran in kastoo ay ay maanta shabaab waayeen goobo ay hore u joogeen ayay hadana u aheyd markii ugu horeysay ee ay ku dul heesaan gaari Ciidan oo ay ku bufsan tahay Calaamada African Union taasoo aan hore u dhicin walow Ciidanka AMISOM ay Muqdisho Joogaan

Wax Ku dhow sadax sanadood ayna jirtay in dhowr jeer la laayay lalana helay Miinooyin iyo Madaafiic hadana hore uma dhicin Gaari Ciidanka AMISOM ah oo ay Ciidankii saarnaa ka cararaan kuwii Dagaalka ku jirayna u soo gurman waayaan taasoo dhiira gelin weyn u ah kooxda Shabaabka oo iyaga mar kasta ku andacoon jiray in ay

 

dsc05733   

Ciidan afrikan ah laayeen ama ay Taangiyo gubeen iyagoo aan hayn xataa hal bir oo cadeynaysa waxa ay sheegteen dhinaca kale dagaalo xoogan oo maalmihii la soo dhaafay Shabaab iyo Ahlu-Sunnada Galgudud 

 

dsc05722

ku dhex marayay meelo ku dhow dhusa mareeb ayaa saaka gaaray meeshiisii ugu kululeyd kadib markii ay Shabaabka ku soo dhowaadeen magaalda dhusa mareeb oo ay wararka qaar sheegayaan in ay yimaadeen

 

Daafaha Magaalada kadibna ay kala kulmeen iska caabin xoogan oo aan loo kala harin oo ay ka qeyb qaateen dadweynihii magaalada Afhayeenka Kooxda Ahlu-Sunna Al-Qaadi ayaa sheegtay in maanta in

 

dsc04823

Meydka Shabaabkii ay shalay iyo maanta dileen u kor u dhaafay 90 Sagaashan  qofood taasoo hadii ay rumoowdo noqonaysa jabkii ugu kululaa ee dhowaanahan gaara Maleeshiyaadka Shabaab oo iyaga

 

Ay dadka ku kaftamaan in Dhuusamareeb iyo Guriceel balaayo madow loogu duugay ayna kala kulmayeen jab tan iyo 2008 di markaasoo Saraakiil waaweyn looga laayay Ciidankana uu tiro beelay laakiin

 

Waxay dad badan aamin san yihiin in uusan dagaalka Galguduud iyo tuulooyinka marna la mid noqon karin kan guryaha waaweyn ee Muqdisho oo cida wax ku noqotaahi ay Rayid un yihiin guul kalana aan laga gaarin

buqaqable@yahoo.com

buqaqable@windowslive.com

 

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: