• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Ethiopia oo Qunsuliyad Ka Furatay Magaalada Garowe oo Ah Caasimada M/Goboleedka Puntland Qunsuliyadan Ayaa Noqonaysa Tii Labaad Ee Ay Ethiopia Somalia Ka Furato Kadib Hargeysa :


itoobiya_4

Dowlada Ethiopia oo mudo dheer si weyn ugu lug laheyd siyaasada soomaaliya gaar ahaan maamulada Puntland iyo Somaliland ayaa

 

Markii ugu horeysay taariikhda si rasmi ah ( Qunsuliyada ) uga furatay Magaalada Garowe oo ah Magaala Madaxda Maamul goboleedka la baxay

 

Puntland Madaxwayne ku xigeenka Maamul Goboleedka Puntland Gen.C/samad Cali shire ayaa xariga ka jaray Guriga ahaan doono Qunsulayada

 

Ay Ethiopia ku leedahay Puntland Gen. C/samad ayaa si weyn u soo dhaweeyey Xiriirka maamulkiisa kala dhexeeya dowlada Ethiopia isagoona

 

Si gaar ah Hambalyo ugu diray Xisbbiga Melez Zenawi oo Mar kale Shan Sano in uu sii hayo Kursiga Xafladii lagu furiyay Qunsuliyada Ethiopia ayaa waxaa ka soo qayb galay wasiiro ka tirsan Maamulka Puntlland oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Qorshaynta iyo Madaxweyne ku xigeenka

 itoobiya_4

Xaflada oo ka dhacday Madaxtooyada Puntlland ee magaalada Garoowe ayaa waxaa goobta xaflada joogay odayaal dadweyne fara badan oo ka kala socday qaybaha kala duwan ee Bulshada

 

daauud

Garowe iyo Saraakiil ka tirsan Qunsuliyada cusub Qunsulka cusub Asmalasha oo goobta ka hadlay ayaa waxaa uu sheegay in uu so dhaweynayo qunsiliyada ay ka furteen Puntlland ma ahan

cabdisamad

Markii ugu horeysay ee ay  meel somaliya ka mid ah ka furtaan Xafiis Qunsuliyeed oo waxay hore ugu lahaayeen Hargeysa oo Somaliland la baxday in kastoo mar hore la weeraray

buqaqable@yahoo.com

buqaqable@windowslive.com

   .

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: