• RSS Somali VOA

    • 5 Qof oo ku Dhintay Qarax ka Dhacay Boosaaso May 23, 2017
      Wararka ka imaanaya magaalada Bosaaso ee Gobolka Bari ee Puntland ayaa sheegaya in qof ismiidaamiyay uu isku qarxiyay bar kontorool oo ciidamada Puntland ay gaadiidka ku baadhayeen.
    • Ninkii Fuliyey Weerarka Manchester oo la Aqoonsaday May 23, 2017
      Ninkii isku miidaamiyey xarunta Manchester Arena ee magaalada Manchester ee dalka England ayaa la aqoonsaday inuu yahay Salman Abedi, sida ay booliska sheegeen.
    • 22 Qof oo ku Dhintay Qarax ka Dhacay Magaalada Manchester May 23, 2017
      Ugu yaraan 22 ruux ayaa ku geeriyootay, ku dhawaad 59 kalena waa ay ku dhaawacmeen kadib markii uu qarax weyn xalay ka dhacay goob uu ka socday bandhig faneed, oo ku taalla magaalada Manchester, ee dalka Ingiriiska.
    • Al-Shabaab oo 25 qof ka Qafaashay Number 50 May 23, 2017
      Wararka ka imanaya deegaanka Number 50 ayaa sheegaya in maleehsiyada Al-Shabaab ay dileen hal qof islamarkaana ay qafaasheen ilaa 25 qof kadib weerar ay xalay kusoo qaadeen deegaanka oo u dhexeeya Afgooye iyo Marka.
    • Fallanqeyn: Saameynta Weerarkii Manchester May 23, 2017
      Weerarka ayaa walaac badan ka dhaliyay dalka Britain, iyada oo lagu tilmaamay mid ka mid ah weerardii ugu weynaa ee dhawaanahan ka dhaca dalkaasi.
    • Trump oo Wacad ku Maray inuu Nabad Ka Dhaliyo Bariga Dhexe May 23, 2017
      Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta wacad ku maray inuu sameyn doono wax kasta oo uu awoodo, si uu nabad uga dhaliyo Bariga Dhexe.
    • Madaxweyne Farmaajo oo Booqasho ku Tagey Jabuuti May 23, 2017
      Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta booqasho ku tagay dalka Jabuuti, waxaana madaxweynuhu uu la kulmay madaxweynaha waddankaasi Ismaaciil Cumar Geelle. Sida booqashadan u dhacayso ayaa Ibraahim Xasan Daandurey uu ka waraystay weriyahayaga Ramadaan Muuse.  
    • Ciyaartooy Lagu Weeraray Duleedka Xamar May 23, 2017
      Rag hubeysan ayaa xalay fiidkii rasaas ooda uga qaaday baabuur ay la socdeen ciyaartooy iyo tababareyaal inta u dhaxeeya degmada Afgooye iyo deegaanka Ceelasha Biyaha.
    • Wareysi: Taliye ku Xigeen ka Tirsanaa NISA oo Is-Casilay May 22, 2017
      Taliye ku xigeenkii hay’adda sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka Soomaaliya ee dhanka howlgallada Cabdisalaan Yuusuf Guuleed ayaa waraysi gaar ah oo uu VOA-da siiyay ku sheegay in uu iska casilay xilkaasi.
    • Senegal: Kulanka Qalinleyda Africa, Asia iyo Latin America May 22, 2017
      Dalka Senegal waxaa ka furmay kulan ay ka qaybgelayaan ururada ay ku midaysan yihiin Qorayaasha oo ka kala socda illaa saddex qaaradood, waxaana kulankan looga hadlayaa sidii Qorayaashu ay door uga qaadan lahaayeen nabad-dhisidda iyo ka hortagga falalka ku dhisan gacan ka hadalka.
    • Wareysi: Cali Khaliif oo ku Sugan Hargeysa May 22, 2017
      Hoggaamiyaha maamulka Khaatumo Prof. Cali Khaliif Galleydh, ayaa kulan la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan Somaliland oo uu ka mid yahay madaxweyne Siilaanyo.
    • Howlgal Amni oo ka Billowday Muqdisho May 22, 2017
      Howlgal gaar ah oo loogu talagalay in lagu sugo ammaanka gobolka Banaadir ayaa xalay si rasmi ah uga billowday magaalada Muqdisho.
    • Hooyo Caruurteeda ku Weysay Abaarta iyo Tahriibka May 22, 2017
      Magaalada Boosaaso waxa ku sugan dad badan oo ay soo bara-kicisay abaartii mudada dheer ka jirtay gobollo badan oo ka tirsan dalka Soomaaliya. Dadkaasi waxaa ka mid ah Hooyo Caasho Cumar oo VOA-da la wadaagtay dhibaato xanuun badan oo ka soo gaartay tahriibka iyo abaarta, oo ay ku weysay laba ka mid ah sadexdii wiil ee ay dhashay, mid kalena uu xabsi ugu jir […]
    • Madaxweyne Trump oo Tagey Tel Aviv May 22, 2017
      Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa maanta tagey Israel, halkaasi oo uu ku bixinayo booqashadiisa ugu horeysay isaga oo madaxweyne ah, wuxuuna doonayaa inuu dib usoo nooleeyo dadaallada heshiiska nabadeed ee muddo loo raadinayo Israel iyo Falastiin.
    • Erdogan oo Kordhiyey Xaaladda Deg Degga ee Turkiga May 22, 2017
      Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa sii kordhiyey waqtiga xaaladda deg degga ah ee dalkaas lagu soo rogay kadib afgambigii dhicisoobay ee bishii July ee 2016 ka dhacay dalkaas.
    • Trump oo Ka Hadlay Kulanka Riyadh May 21, 2017
      Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa Axaddan ugu baaqay dalalka Muslimka ah inay u midoobaan dagaalka laga soo horjeedo kooxaha argagixisada. Hadalkan ayuu ka sheegay kulanka magaalada Riyad ee dalka Sacuudiga.
    • Trump oo la Hadlaya Madaxda Dalalka Islaamka May 21, 2017
      Waxaa goor dhow bilaabanaysa khudbad uu shirka Carabta iyo Islamaka iyo Maraykanka u jeedinayo Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo booqashadiisii ugu horraysay ku jooga dalka Sucuudiga.
    • Wicitaanka: Xasan Aadan Hoosow May 21, 2017
      Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha ee toddobaadkan waxaa marti ku ah Xasan Aadan Hoosow oo ah dhaqaale-yahan, waxaana uu ka hadlayaa musuqmaasuqa
    • Madaxweyne Farmaajo oo Riyad Gaaray May 21, 2017
      Madaxweynaha Somalia ayaa qeyb ka ah tiro madaxda Islaamka ah oo uu magaalada Riyad kula hadli doono madaxweynaha Maraykanka Doland Trump, kaas oo booqasho labo maalmood ah magaalada Riyad ku jooga.
    • Shactar Qalab iyo Baabuur u Wadey Hobyo oo Dagey May 21, 2017
      Shactar qalab iyo gadiid u wadey Hobyo ayaa ku dagey meel 10 KM u jirta xeebta degmadaasi.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

    More Photos
  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Qaraxii Ay Xalay Ka Badbaadeen Sadaxda Wasiir Ayay Ka Soo Baxayaan Warar Kala Duwan iyo Kooxda Shabaabka oo inkiray in Ay Ka Dambeeyeen


qarax-miino1 Qarax miinada nooca la haga ah ayaa xalay lala beegsaday sadax wasiir oo kala ahaa Dr, Maxamuud Ibraahim Cabdi Wasiirka arrimaha

 

Bini,aadminimada iyo dib u dejinta Cabdiraxman C/Shakuur Warsame Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah Yusuf Siyaad

 

Indha-Cade ) Wasiiru dowlaha Gaashaandhiga wasiiradan ayaa qaraxa lagula beegsaday xili ay marayeen wadada Makka Al-Mukarama

 

Gaar ahaan Meel ku dhow Hotel Wehliye in kastoo ay dhamaan ka badbaadeen wasiirada ayaa hadana waxaa jiray dad rayid ah oo ku wax

 

Yeeloobay Wasiirada ayaa qaraxa lala beegsaday ayaa xiligaas la sheegay in ay ka yimaadeen kulan ka dhacayay Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya in kastoo aanay jirin wali cid sheegatay ayay hadana dadka intiisa badan iska dareemayaan ku lug lahaanshaha kooxaha dowlada

ka soo horjeeda balse waxaa shaki badan laga qabaa in ay ka dambeeyaan dad ka tirsan dowlada ama xiriir dhow la leh kuwaasoo loo aanaynayo khilaafaadka ka dhex jira dowlada dhexdeeda wasiirada ayaa ilaa hada

 

Eeda dusha ka saaraya Ciidankii Amaanka u joogay goobta aysana macquul aheyn in meeshii ay Ciidanka joogeen Miina la geliyo waqti habeen ah oo uu socodkana yar yahay Muqdisho  dhinaca kale waxaa inkiray kooxda shabaabka oo iyaga inta badan ka dambeeya qaraxyada baabuurta lala eegto

 

buqaqable@yahoo.com

buqaqable@windowslive.com

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: