• RSS Somali VOA

    • Dawladda Somalia: Lacag Yaan la Bixinin July 23, 2017
      Dawladda Soomaaliya ayaa ku amartay ganacsatada Soomaalida inay joojiyaan dhammaan lacagaha baadda ah iyo kuwa kale ee la siiyo ururka Al-Shabab.
    • Uhuru Kenyatta oo Gaarisa Booqday July 23, 2017
      Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta booqday gobolka Waqooyo Bari gaar ahaan magaalada Gaarisa xillli ay labo toddobaad oo keliya ka harsan tahay doorashada madaxtinnimada ee waddankaasi.
    • Dawladda iyo Lacagaha uu Alshabab Qaado July 23, 2017
      Dawladda Somalia ayaa sheegtay in ganacsatada lagu helo inay taageero dhaqaale u fidiyana ururka Al-Shabab sharciga lala tiigsan doono, sida ay shir jaraa'id ku sheegeen madax dawladda ka tirsan.
    • Somaliland: Xoolo loo Dhoofinayo Sacuudiga July 23, 2017
      In ku dhaw hal milyan oo neef ayaa la filayaa inay ka dhoofaan dekedda magaalada Berbera ka dib markii dawladda Sucuudigu xayiraaddii ka qaadday dhoofka xoolaha
    • Wicitaanka: Eng. Muuse Kooshin July 23, 2017
      Barnaamijka Wicitaanka ee toddobaadkani waxa uu ku saabsan yahay Kheyraadka Biyaha ee Somalia, waana Q-2aad, waxaa marti ku ah Eng. Muuse Kooshin oo culuumta deegaanka ku takhasusay
    • Faah-faahinta Maxaabiista Xalay Ka Dagtay Muqdisho July 22, 2017
      Dowladda Soomaaliya faah-faahisay maxaabiis laga soo daayey dalka Itoobiya oo xalay fiidkii ka dagay garoonka diyaaradaha caalamiga ah Adan Cadde ee magaalada Muqdisho.
    • Dowlada Soomaaliya oo Ganacsatada Ku Eedeysay in Ay Dhaqaalo Ku Taageeraan Al Shabaab July 22, 2017
      Laamaha amniga ee Dowlada Federalka Somalia ayaa xaley soo saarey amaro ay dul-dhigeen ganacsada iyo shirkadaha dhinaca ganacsiga ee Somalia, iyaga oo dhinaca kalana ku eedeeyey qaar ka mid ah ganacsasatada in ay dhaqaalo siiyaan kooxda Alshabab.
    • Madaxweyne Trump oo Eedeeyey New York Times July 22, 2017
      Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa qoraal uu Sabtidii soo dhigay bartiisa Tuwiiterka ku eedeeyey wargeyska New York Times inuu burburiyey qorshe uu Mareykanka ku rabay inuu ku khaarejiyo hogaamiyaha kooxda Daacish Abu Bakr al-Baghdadi.  Madaxweyne Trump mu uusan bixin faah-faahin dheeraad ah oo ku saabsan sida uu wargeyska ku arbushay qorshaha lagu di […]
    • Maxaabiis lasoo daayay Ethiopia oo Muqdisho gaaray July 22, 2017
      In kabadan 100 maxbuus oo eedeymo kala duwan ugu xirnaa dalka Itoobiya, ayaa caawa lasoo gaarsiiyay garoonka diyuuradaha magaalada Muqdisho.
    • Sool: Qarax Keenay Dhimasho iyo Dhaawac July 22, 2017
      Hal cunug ayaa ku dhintay, 17 qof oo kale oo shan ka mid ah ay caruur yihiinna wey ku dhaawacmeen ka dib markii uu ku qarxay bam iyagoo ku sugan xero ay ku nool yihiin dad barakacayaal ah oo ay Abaartii Soomaaliya ku dhuftay ka dhameysay xoolihii.
    • Hargeysa: Bandhigga 10aad ee Buugaagta. July 22, 2017
      Danjireyaal iyo dibloomaasiyiin ka socda dawladaha Yurub oo ay ka mid yihiin safiirka Midowga Yurub iyo safiirka Ingiriiska u qaabilsan Soomaaliya ayaa maanta gaadhay Hargeysa, si ay uga qaybgalaan sannadguurada 10aad.
    • Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka July 22, 2017
      Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka ee toddobaadkan waxa inoo haya Jamaal Axmed Cusmaan, qoddobada barnaamijkana waxaa ka mid ah xiriirka Dawladda Federaalka iyo maamul goboleedyada.
    • Hambalyada iyo Heesaha: Daanduray iyo Cuud July 22, 2017
      Barnaamijka Hambalyada iyo Heesaha ee toddobaadkan waxaa inoo haya Ibraahim Xasan Maxamuud (Daanduray) iyo Caasha Ibraahim Aaden (Cuud)
    • Taliyihii Booliska Minneapolis oo Is-Casishay July 22, 2017
      Taliyaha ciidanka booliska magaalada Minneapolis Janee Harteau ayaa cadaadis la saaray dartiis is-casishay oo xilka ka dagtay, kadib markii nin Soomaali ah oo booliska ka tirsan la sheegay inuu dil u geystay haweenay caddaan ah oo Ausralia u dhalatay.
    • Al-Shabaab oo Gabdho ka Afduubtay Hiiraan July 21, 2017
      Kooxda Al-Shabaab ayaa saddex gabdhood oo la shaqeeya hay’ad dhinaca miino baarista ka shaqeysa saaka waabarigii ka qafaashay deegaanka Far-libaax ee gobalka Hiiraan.
    • Rag Daacish loo Maleynayo oo Dil ka Gaystay Bari July 21, 2017
      Niman hubeysan oo lagu tuhmayo inay ka tirsanihiiin kooxda Daacish ayaa xalay qof ku dilay degmada Balli-Daggan ee gobolka Bari.
    • Madaxweyne Farmaajo: Ha la Joojiyo Dagaalka Xeraale July 21, 2017
      Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku baaqay in si deg deg ah loo joojiyo dagaalka ka socda deegaanka Xeeraale ee Gobolka Gal-guduud, oo dad badan ay ku dhinteen.
    • Faaqidaadda: Dhibaatada Amisom ku Hayaan Beeraleyda July 21, 2017
      Qaar ka mid ah beeraleyda Soomaaliya ayaa isku diyaarinaya inay dib u billaabaan beerashada dalagyada kala duwan, hase yeeshee waxa ay dhibaato kala kulmayaan ciidamada Amisom oo saldhigyo ka sameystay beerahooda. Illaa 12o beerood oo badankood ku yaalla agagaarka deegaanka Qansaxdheere ee gobolka Baay, ayaa la sheegay inay ciidamada Amisom deegaan ka dhigte […]
    • Natiijada Imtixaanka Dugsiyada Somalia oo la Shaaciyey July 21, 2017
      Wasaaradda Waxbarashada dowlada federaalka ah ee Soomaaliya ayaa shalay ku dhawaaqday natiijada imtixaanka guud ee sannad dugsiyeedki 2016-2017 ee dugsiyada sare ee dalka. Waxaa sidoo kale wasaarada ay soo bandhigtey shaxda ardeyda ku gudubtey imtixaanaadka iyo kuwa ku harey. Faah-faahinta warkaan waxaa Muqdisho kasoo dirtay Saynab Abuukar.      
    • Ragga ka Yar 50 Sano oo Laga Mamnuucay Al-Aqsa July 21, 2017
      Booliiska Israel ayaa ragga muslimiinta ah ee da’doodu ka yar tahay 50 sano jirka ka mamnuucay inay maanta salaadda jimcaha ku tukadaan masjidka barakeysan ee Al-Aqsa.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Kadib Doorasho Adag oo Maanta Ka Dhacday Xarunta Golaha Shacabka Ayuu Shariif Xasan Sheikh Aadan Ku Guuleystay Xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka


dsc07221 Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka oo maanta ka dhacday Xarunta Golaha Shacabka ayuu Shariif xasan sh Aadan ku

 

 

Guuleystay wareegii labaad oo ay iskugu soo hareen isaga iyo Xildhibaan Cabdi Xaashi Shariifka ayaa helay codadaka 217 oo

 

Ka mid Ahaa wax ka badan 360 xildhibaan oo codeynayay isagoona sidaas uga qaaday kursiga Xildhibaan Cabdi Xaashi oo isaga

 

Helay 143 cod  Gudoomiyaha gudiga Doorashooyinka ahaana gudoomiyhii kmg ka ahaa Xaaji Shukri   ayaa ku dhawaaqay in

 

Shariif Xasan Sheekh Aadan uu ku guuleystay xilka Gudoomiyaha  Barlamaanka Dowlada Soomaaliya taasoo ka dhigan in

 

Shariif xasan uu ku guuleystay mar kale halgankii dheeraa ee uu u soo galay Kursigan kadib markii uu Aadan Madoobe ka tuuray khadka iyadoona ka dhigan in uu dib u helay xilkii uu ka tagay dhamaadkii 2006 da waqtigaasoo uu Midowgii Maxkamadaha ka soo raacay dowladii uu

ka tirsanaa oo iyada ku sugneyd Magaalada Baydhabo kadibna sidaas xilka looga casilay  

 

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: