• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Tartanka Kuraastii Gudoonka Baarlamaanka oo Muqdisho Ka Bilaabatay iyo Shariif Xasan oo Lix Sano Kadib u Sharaxan Mar Kale Kursiga Hogaanka Baarlamaanka


Guddigii loo xulay in ay ka soo shaqeeyaan sida ay u dhaceyso Doorashada xubnaha hogaanka baarlamaanka ayaa maanta kordhiyay

 

Waqtigii loo xadaday in ay isku soo diiwaan geliyaan cidii danaynaysa xilalaka gudoomiyaha iyo labadiisa ku xigeen kulan Maanta ka

 

Dhacay xarunta madaxtooyada Villa Somaliya ayay gudigan oo uu shir gudoominayay Gudoomiyaha KMG ka ah Xaaji shukri Waxay go,aamiyeen

 

in ay maalin ku daraan xiligii hore loo cayimay oomaanta ku ekeyd dhinaca kale waxaa maanta banaanka u soo baxay magacyada qaar ka mid ah

 

Murashaxiinta kuraasta sadaxada ah ee isku xiga liiskii maanta soo baxayna waxaa ka mid ahaa Shariif xasan oo ahaan gudoomiyihii ugu horeeyay dowlada lixda sano jirsatay hadana hayay jagooyinka raisul wasaare ku xigeen iyo wasiirka maaliyada  oo uu hada iska casilay iyo afar mudane oo ilaa hada la tartameysa kuwaasoo kala ah:-

 

1. Shariif Xasan Sheikh Aadan

2.Prof  Cabdullahi Sh Ismaaciil

3. Axmed Cabdullaahi Xuseen (Fanax)

4. Cabdi xaashi cabdullaahi

5. Cabdi Kaafi Macallin Xasan

 

u tartamayaasha Xilka Guddoomiye Ku Xigeenka 1-aad ee Baarlamaanka ;-

 

1. Cabdulfataax Ibraahim Rashiid

2. Xasan Xaashi Warsame (Xiis)

3. Caamir Axmed Maxamed (Shakeeti)

4. Khadiijo Maxamed Diiriye

5. C/weli Sheekh Muudey

6. Muqtaar Maxamed Yuusuf

7. Cabdullaahi xaaji  Cusmaan ducaale

8. Sheekh Jaamac Xaaji Xuseen

 

u tartamayaasha Xilka Guddoomiye Ku Xigeenka 2-aad ee Baarlamaanka ;-

 

1. Maryan Sheekh Cusmaan

2. Zuleymaan Maxamed Ibraahim

3. Cusmaan Cilmi Boqorre

4. Cabdullaahi Abyan Nuur

5. Axmed Dhimbil Rooble

6. Cali Maxamuud Faarax (Cali Seeko)

7. Cabdi Axmed Xaaji Faarax

8. Mahad Cabdalla cawad

9. Cumar Buraale Axmed

10. Aamina Cumar jaamac.

 

waxaa xusid mudan in Prof dhalxa uu maanta qeylo bilaabay kadib markii lagu sharciyeeyay in uu la dhacay labadii nin ee is casilay ee kala ahaa Boqore iyo Madoobe

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: