• RSS Somali VOA

  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Kulamo Aan Loo Kala Kicin oo 48 kii Saacadood Ee La Soo Dhaafay Ka Socday Xarunta Villa Somaliya Ayay Ka Soo Baxayaan Warar is Khilaafsan La Xiriira Khilaafda Dowlada


G Sh Kadib kullamo aan loo kala kicin oo habeen hore shalay ilaa xalay  ka socday Xarunta Madaxtooyada Villa Somaliya ayay ka soo Baxayaan

 

Warar kala duwan oo ku saabsan khilaafkii u dhexeeyay Cumar Cabdi rashiid iyo Sh Shariif iyadoona ay wararka intooda badan Sheegayaan in ay

 

Ku soo dhamaatay in uu aqbalay Shar ma,arke Casilaadii Madaxweynaha uuna Saacadaha soo socdo gudbin doono istiqaalad Saxaafadana la

 

Hadli doono ayay hadana dhinaca kale garab socdaan kale oo sheegaya in uu wali taagan yahay khilaafkaas Cumar Cabdirashiidna uu diiday in uu aqbalo in uu ka dago kursigiisa

 

kulankii ugu dambeeyay ee xalay Villa Somaliya ka dhacay ayay ka soo qeyb galeen Wasiiro ay ka mid yihiin Ra,isul wasaaraha iyo labadiisa ku xigeen Ibi Sakiin iyo wasiirka Arrimaha gudaha iyadoona ay Dhinaca kale soo gaaree Magaalada Muqdisho wufuud ka kala socoto Beesha Caalamka

kuwaasoo waday dhexdhexaadinta sidii loo dhameyn lahaa khilaafka dowlada dhinaca kale waxaa soo gabagaboobay inta badan is qabqabsigii baarlamaanka oo lagu wado in maanta ay markii labaad ku kulmi doonaan Guriga Ummada dhamaan Xildhibaanada Muqdisho jooga kuwaasoo ka doodi doona sidii loo dooran lahaa Hogaanka Baarlamaanka  

waxaa ka

 

 

buqaqable@yahoo.com

buqaqable@windowslive.com

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: