• RSS Somali VOA

    • Dad loo xiray weerar ka dhacay kulankii Liverpool iyo Rome April 25, 2018
      Booliska magaalada Liverpool ayaa xiray laba qof oo la tuhunsan yahay inay isku day dil sameeyeen kadib markii nin 53 jir ah looga tagey xaalad halis ah, ka hor kulankii koobka horyaallada Yurub ee kooxaha Rome iyo Liverpool. Cayaartaas oo ka dhacday garoonka Anfield ayaa waxaa 5-2 ku adkaaday kooxda Liverpool. Ninka la dhaawacay ayaa waxaa si halis ah loogu […]
    • Beledweyne: Daadad Barakac Dhaliyey April 25, 2018
      Daadad ka dhashay roobab mahiigaan ah oo maalmihii u dambeeyey ka da'yey gobolka Hiiraan iyo qeybo ka tirsan dalka Ethiopia ayaa barakiciyay ilaa 9 kun qoys oo ku noolaa xaafadaha magalada Baledweyne
    • Muqdisho: Dowladda oo Soo Bandhigtay Xubin Daacish Ka Tirsan April 24, 2018
      Ciidamada booliiska Soomaaliya ayaa soo bandhigay jin ay sheegeen inuu ka tirsan yahay oo lagu soo qabtay hawlgal ka dhacay degaanka Carbiska ee duleedka Muqdisho
    • Liibiya: Tahriibayaal Soomaali ah oo La Soo Bad-baadiyay April 24, 2018
      Safiirka Soomaaliya ee dalka Liibiya Muxuddiin Maxamed Kaalmooy, ayaa sheegay inay jiraan Soomaali habeen hore laga soo bad-baadiyey badda, kadib markii ciidamada Liibiya ay ku arkeen xeebaha dalkasi, xilli ay la socdeen doonyo liita.
    • Xaaladda Bush oo Ka Soo Reyneysa April 24, 2018
      Madaxweynihii hore ee Mareykanka George H. W. Bush ayaa la sheegey in ay xaaladdiisa ka soo reynayso, kadib markii isbitaal loo dhigay infegshenka dhiigga ku dhaca oo noloshiisa halis  geliyay, sida ay qoyskiisa ku sheegeen war ay soo saareen.
    • Galka Baarista: Heshiiska W.Gaashandhigga iyo Shirkad Shisheeye April 24, 2018
      Ku soo dhawaada barnaamijkii Galka Baarista oo ku saabsan heshiis ay wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya la gashay shirkad gaar ah oo fadhigeedu yahay dalka Imaaraadka Carabta.
    • Hargeysa: Imtixaanaadka Dugsiyada iyo Dadka Aan Lixaadkoda Dhammeyn April 24, 2018
      Somaliland waxa ka socda diyaarinta imtixaannaadka dugsiyada waxbarashada. Dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee laxaadkoodu uu dhiman yahay, waxay ka mid yihiin ardayda u fadhiisanaya imtixaanaadkan, waana sannadkii ugu horraysay ee ay si rasmi ah u helaan imtixaan u gaar ah iyaga.
    • Roob ka Da'ay Kenya oo Sababay Geerida Dad Badan April 24, 2018
      Roob  ma hiigaan ah oo ka da’ayay toddobaadyaddii la soo dhaafay dalka Kenya, ayaa lagu soo waramayaa inay meelo kala duwan ay ugu dhinteen illaa dad ku dhow boqol qof. Roobka oo daadad soo rogay ayaa kumannaan qof oo kale ay ku barakaceen.
    • Toronto: NIn Gaari Jiirsiiyay Dad oo Maxkamad La Hor-keenayo April 24, 2018
      Nin watey gaari oo shalay ku dilay Magaalada Toronto ugu yaraan 10, ayaa lagu wadaa in maanta oo Talaada ah maxkamad uu ka soo hor muuqdo.
    • Mareykanka oo Hubinaya Ballanqaadkii Korea-da Waqooyi April 24, 2018
      Aqalka Cad ayaa Isniintii shaaca ka qaaday in yoolka ugu danbeeya ee wadahadallada madaxweyne Trump la yeelan doono hogaamiyaha Kuuriyada Waqooyi Kim Jong Un uu yahay buburinta hubka niyukleerka.
    • Ciidamo Isku-rasaaseeyay Muqdisho April 23, 2018
      Wararka ka imanaya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in rasaas la isku weydaarsaday gudaha xeradii tababarka ee Imaaraadka Carabta ee magaalada Muqdisho.
    • Biriq Dad ku Dishay Caabud-waaq April 23, 2018
      Warar naga soo gaaraya bartahama Soomaaliya ayaa sheegaya in roobabka Gu’aga ee ka daya qaybo kamid ah gobollada dalka ayaa sababeen dhimashada laba ruuux kadib markii ay ku dhacday biriq xilli ay kusugnaayeen hoygooda, sida ay VOA usheegeen qaar kamid ah dadka deegaanka.
    • Yemen: Duqeyn Lala Beegsaday Xaflad Aroos April 23, 2018
      Saraakiisha caafimaadka Yemen ayaa sheegay ayaa in weerar dhinaca cirka ah oo ay fuliyeen isbaheysiga uu Sacuudigu horkacay lala beegsaday xaflad aroos oo ka socotay waqooyiga dalka Yemen, halkaasina ay ku dhinteen 20 qof.
    • Muhaajiriin ku Dhintay Xeebaha Libya April 23, 2018
      Ugu yaraan 11 muhaajir ayaa dhintay 263 kalena wa la soo bad baadiyay Axaddii, kadib laba howl gal ay ciidamada badda dalka Libya ay ka sameeyeen xeebaha dalkaas Libya, sida ay shaaciyeen ciidamada badda ee Libya.
    • Pogba "Wax dhibaato ah kuma qabo Mourinho" April 23, 2018
      Xiddiga qadka dhexe ee kooxda Manchester United Paul Pogba ayaa sheegay inaanu wax dhibaato ah ku qabin macallinka kooxdaas Jose Mourinho, islamarkaana aanu maskaxda ku hayn inuu kooxda ka tago. 25 jirkan u dhashay dalka Faransiiska ayaa kursiga keydka looga tagey labadii lug ee cayaartii wareega 16 ee koobka horyaalada Yurub oo kooxda United ay reebtay koox […]
    • Muqdisho: Amniga Suxifiyiinta oo Laga Dooday April 23, 2018
      Kulamo ku saabsan amniga suxufiyiinta ayaa maalmahan ka socday magaalada Muqdishu
    • Wareysi: Saameynta Roobki ka Da'ay Hargeysa April 23, 2018
      Iyadoo lagu jiro xilli roobaadkii isla markaana ay roobabkii gu’gu ay ka da’ayaan deegaanno ka mid ah Somaliland, ayaa qaar ka mid ah magaalooyinka ay dhibaato ku hayaan xadhkaha korontada iyo waliba qashin jidadka ay biyaha roobku u soo saaraan
    • Wareysi: Nin Shabaab ka Soo Goostay oo La Abaal-mariyay April 23, 2018
      Maamul goboleedka Koonfur Galbeed ayaa dhowaan sheegay inay abaalmarin lacageed siiyeen xubin horey uga tirsanaa ururka al-Shabab oo lagu magacaabo Maxamed Xasan Aaden Sandheere.
    • Muqdisho: Turkiga oo Gar-gaar Siiyay Dadka Aan Lixaadkooda Dhammeyn April 23, 2018
      80 qof oo ka mida dadka qaba baahiyaha gaarka ah ayaa maanta helay kuraasta dadka naafada ah oo ay ugu deeqday hay’adda Bisha Cas ee Turkiga.
    • Brussels: Maxkamad Dambi ku Heshay Rag Ku Eedeysan Argagixisnimo April 23, 2018
      Maxkamad ku taalla Biljamka ayaa dambi ku  heshay laba nin oo isku dayay inay weerar argagixisnimo ku dilaan ciidamo boolis ah gudaha magaalada Brussels March 2016.
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

UN ka iyo Dowlada Mareykanaka Ayaa soo Dhoweeyay Kala Diridii Casilaadii iyo Is Casilaadii Ku Dhacday Hogaanka Baarlamaanka iyo Gollaha Xukuumada Dowlada KMG ka ah


un_flag Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan soomaaliya Axmad Walad Cabdalla ayaa ku tilmaamay Talaabo Geesimo leh oo uu

 

Hore u qaaday Mad Sh Shariif kadib markii u ku qanciyay Aadan madoobana in uu iska casilo Hogaanka Baarlmaanka isagoo Dhinaca kalana kala

 

Diray Xukuumadii Cumar Cabdirashiis si loo dhameeyo khilaaf Sigay in si dhab ah u soo muuqdaan Cida is haysata markaasna uu xalka ka sii adakaado

 

Waxaa iyagana dhinacooda arintan soo dhaweeyay Dowlada Mareykanka oo la aaminsan yahay  in ay ahayd Awooda dhaqaale iyo Siyaasadeed ee ka dambeysay

 

Shirkii Djibuti oo lagu soo dhisay dowlada maanta jirta Dowlada Mareykanka ayaa sheegtay in ay taageero hiil iyo hooba leh la garab istaagi doonto dowlada ayna la dhacsan tahay talaabooyinka lagu badbaadinayo jiritaanka Heshiiskii Djibuti dhinaca kale waxaan la ogeyn qaabka ay noqon doonaan Jagooyinka Soo banaanaaday oo ah kuwa ugu culus oo la dhihi karo Dowladii oo dhan ayaa dib loo soo dhisiyaa

marka laga reebo Madaxweynaha taasna ay qaadan karto waqti iyo is jiid jiid badan in kastoo ay jiraan warar sheegaya in la sameyn doono oo kaliya isku shaandheyn cusub oo dhinaca wasaaradaha ah

 

Cumar Cabdirashiidna uu sii joogi doono booskiisa wasiiro badana ay ku soo noqon doonaan xafiisyadooda in kastoo ay taas wax garad badan ka digayaan iyagoo leh hadii ay shalay Djibuti wax ku soo qaldameen waa fursada kaliya ee ay dowlada maanta jirta isku sixi karto wajiyo iyo siyaasad cusubna ku keeni karto

buqaqable@yahoo.com

buqaqable@windowslive.com

 

buqaqable.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out /  Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out /  Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out /  Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out /  Change )

w

Connecting to %s

%d bloggers like this: