• RSS Somali VOA

    • Jamhuuriga oo ansixiyey miisaaniyadda dowladda October 20, 2017
      Xubnaha Jamhuuriga ee Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa cod 51-49 ku ansixiyey miisaaniyadda dowladda, taasi oo dhabbaha u xaareysa waxa uu madaxweyne Trump ugu yeeray “isbeddel weyn iyo cansuur dhimis”
    • Kheyre: Sabtiga dalka wuxuu galayaa xaalad dagaal October 20, 2017
      Ra’iisul wasaaraha xukuumada federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa ku dhawaaqay in wixi ka danbeeya sabtida birrito ah uu dalka geli doono xaalad dagaal.
    • Dhaawacyadii la geeyay Sudan oo cabanaya October 20, 2017
      Dadka ku dhaawacmay qaraxii magaalada Muqdishu ee daaweynta loo geeyey dalka Suudaan ayaa sheegaya inaysan saacado badan helin daryeelkii caafimaad ee loo baahnaa kadib markii lagu daadiyey goob cisbitaal ah oo aan ku habboonayn baahidooda.
    • Dalka Sacuudiga iyo Ciraaq oo kulmaya October 20, 2017
      Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Rex Tillerson ayaa maanta lagu wadaa inuu tago bariga dhexe, si uu uga qeybgalo kulan magaalada Riyad ku dhexmari doona Sacuudiga iyo Ciraaq.
    • Sidee Loo Kala Badiyay Tartanka Europa League October 20, 2017
      Waxaa xalay dhacay kulamo xiisa leh oo ka tirsan koobka Europa Leage oo ah tartanka labaad ee ugu xiisaha badan Qaarada Yurub.
    • Dib u dhis lagu billaabay isgoyska Zoobe October 19, 2017
      Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka billowday dib u dhis lagu sameynayo laamiga isgoyska Zoobe oo qaraxii dhowaan ka dhacay uu burburiyey.
    • Hooyo iyo ilmaheeda oo lagu dilay Qandala October 19, 2017
      Kooxo hubeysan ayaa xalay Tuulada Canjeel ee ka tirsan degmada Qandala waxay ku dileen Haweeney iyo Ilmo ay dhashay.
    • Daalibaan oo weerar ku dishay 43 askari October 19, 2017
      Wasaaradda gaashnaadhigga Afghanistan ayaa sheegtay in ugu yaraan 43 askari la dilay kadib markii Daalibaan ay maanta weerar ku qaadeen saldhiga milatari oo ku yaalla koonfurta dalkaas.
    • Banaanbax baroordiiq ah oo ka dhacay Gaarisa October 19, 2017
      Boqolaal qof ayaa isugu soo baxay Magaalada Gaarisa ee xarunta gobolka Waqooyiga Bari Kenya, si ay ugu baroor diiqaan dhacdadii 14-kii October ee Isgoyska Zoobe.
    • Hab cusub oo lagu soo kordhinayo xawaaladaha October 19, 2017
      Lacagta xawaaladaha ee laga diro dibadaha ayaa qeyb muhim ah kaga jira dhaqaalaha dalal badan oo soo koraya, gaar ahaan Soomaaliya, oo deeqaha shisheey, iyo lacagaha maalgashiga labadaba lagu diro xawaalad.  Laakiin dadka fallanqeeya arrimaha dhaqaalaha ayaa ka digaya ahmiyadda adeegga xawaaladda aaney si wanaagsan u fahamsaneyn hey’adaha shisheeye ee dejiya […]
    • Qaahira: Baroordiiq loo sameeyay dhibbanayaashii Muqdisho October 19, 2017
      Kulan baroorqiid ah oo ay Soomaalida ku nool Masar ku muujiyeen sida ay uga xunyihiin weerarki 14-ki October ka dhacay Muqdisho ee lagu lagu laayay ku dhawaad 300 oo ruux oo Soomaali ah, ayaa xalay ka dhacay safaarada Soomaaliya ee magaalada Qahira.
    • Tillerson: Waan la xisaabtami doonnaa milatariga Myanmar October 19, 2017
      Xoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Rex Tillerson ayaa Arbacadii sheegay in gaboodfallada dalka Myanmar loogu geystay muslimiinta laga tirada badanyahay ee Rohingya ay mas,uuliyaddeeda qaadi doonaan hogaanka millatari ee dalkaasi.
    • Barca, Bayern, PSG Iyo Juve oo Wada Badiyay October 19, 2017
      Waxaa xalay dhacay kulamo kale oo ka tirsanaa wareega koowaad ee koobka kooxaha horyaalada Yurub Uefa Champions League.
    • Ronald Koeman: Kalsooni ayay Kooxda Igu Qabtaa October 18, 2017
      Tababaraha kooxda Everton Ronald Koeman, ayaa sheegey in uu kalsooni buuxda uu ku qabo maamulka kooxda, inkastoo ay si aan wanaasagneyn ku billowdeen xilli ciyaareedkan.
    • Wareysi: Cumar Cabdirashiid October 18, 2017
      Cumar Cabdirashiid ayaa ka hadlaya qaraxii Muqdisho iyo baaq kasoo yeeray madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.
    • Soomaaliya: Banaanbaxyo Ka Dhan ah Shahaab oo Meelo Badan Ka Dhacay October 18, 2017
      Magaalada Muqdishu iyo magaalooyin kale oo waddanka ahba waxaa maanta ka dhacay bannaanbaxyo lagaga soo horjeedo kooxda al-Shabaab iyo qaraxii weynaa ee maalintii Sabtidii ka dhacay magaalada Muqdisho.
    • Qaraxii Zoobe oo loola dan lahaa saldhigga Turkiga October 18, 2017
      Sarkaal sare oo ka tirsan sirdoonka Soomaaliya ayaa VOA-da u sheegay in qaraxi ay dadka badani ku dhamaadeen ee Sabtidi ka dhacay Muqdisho uu bartilmaameedkiisu ahaa saldhigga ciidan ee ay Dowlada Turkiga dhawaan ka furtay magaalada Muqdisho.
    • Ciidamada Israel oo weeraray xarumo warbaahineed October 18, 2017
      Ciidamada Israel ayaa xalay weerar ku qaaday xarumaha shirkadaha warbaahinta Falastiiniyiinta ee Daanta Galbeed, taasi oo ay ku sheegeen howlgal looga jawaabayo hurinta rabashado ka dhan ah Israa’iiliyiinta.
    • Puntland oo gurmad gaarsiisay Muqdisho October 18, 2017
      Maamulka Puntland ayaa Muqdisho u soo diray gurmad isugu jira daawooyin iyo dhaqaatiir gacan ka gaysanaya dadaalka loogu jiro daryeelka dadkii ku waxyeeloobay qaraxi Sabtidi ka dhacay Isgoyska Zoobe. Daawadan oo dhan 4 tan ayaan ahayn taageerada kaliya ee ka imaaneysa Puntland. Wariyaha VOA-da ee Garowe, Nuux Muuse Birjeeb ayaa warbixintan inoo haya.  
    • Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha, Qeybta 393 October 18, 2017
      Barnaamijka Dhaqanka iyo Hiddaha ee toddobaadkani waxaa si aad uga barateenba soo jeedinaya Axmed Faarax Cali Idaajaa, waana qeybtii 393-aad. Barnaamijka oo dhan hoos ka dhageyso.      
  • Soo Raac

  • Sawiro Xusuus Leh

  • Enter your email address to subscribe to this blog and receive notifications of new posts by email.

    Join 46 other followers

  • your IP adress

    IP address
  • Archives

Waxaa La Ogaysiinayaa Dadweynaha Soomaaliyeed Ee Ku Dhaqan Wadanka Switzerland Gaar Ahaan Mag Zürich In La Furay Dukaankii Ugu Weynaa Ee Ay Abid Soomali Ku Yeelato Magaaladaas (Sawirada Hoos Ka Fiiri )


S Star Waxaa La ogeysiinayaa Guud ahaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee ku dhaqan Wadanka Switzerland gaar ahaan kuwooda

 

Dagan Magaalada Zürich in lafuray Dukaan weyn oo La Magac Baxay Somali Star Metzgerei und Lebensmitte ayna ku dhan yihiin

 

Waxyaabaha ay dadka Soomaaliyeed u baahan yihiin oo dhan Sida Hilibkii Xalaasha ahaa , Digaagi oo isna xalaal ah, Bariiskii oo

 

Noocyo kala duwan ah , Baastadii Cabitaano Ceynba Ceyn ah,  Raashiin dhaqameed ay ugu horeeyaan Bunka iyo Cambuulada

 

Waxaa kaloo aan ka Maqnayn Somali Star, Xawilaada lacagta oo si dagdag ah aduunka meeshaad doonto laguugu Geynayo waxaa kaloo ay Maamulka Dukaanka Kuu hayaan Adeega Import & Export kaasoo ay u haystaan license ay wax ku dhoofin karaan kuna soo dajin karaan Sidaas darteedna

Waxay kaa Kaalmeyn karaan hadii aad Daneynayso in aad wax dhoofiso ama soo dajiso hadaba ha u daymo la,aanin Dukaanka Somali Star oo ku yaala Meel dhowr iyo toban daqiiqo u jira Centerka Tareenada Zürich Faahfaahinta Gaadiidkana hoos ka eeg

 

                                                                                     Mahadsanidiin

                                                                     Maamulka ;- Cismaan dheere iyo Gurey

buqaqable.com

 

somali star 

 

Waxaad Qaadan Kartaa Tramka 14 Markuu u Socdo

Tram – 14 – Richtung: Triemli

Betreiber: VBZ

Goobta uu ka baxo  :

Löwenplatz

Adigoo Ugana Dagi kara 

Schmiede Wiedikon

Ama Qaado Basaska kala ah No 33, No 67,No 76,

Markaad ka degto ayaad waxyar gadaal ugu soo noqeysaa wadada Zurlindenstrasse oo hor marta  (Zürich Kantonal Bank) hore ugu soco ilaa aad ka gaarto Adress ka Dukaanka oo ah  Zurlidenstrasse 134, 8003Zürich

 

13 2 3 4 4 5 6 12 7 10 11 9 8

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: